SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 1 month, 4 weeks ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 1 month ago
Sheekadaan Cinwaankeedu waa:
“THE TRUTH COMING OUT OF HER WELL”
Weligaa ma maqashey Beentii oo dhar xiran?!
Farshaxamiste u dhashey Dalka France sanadkii 1896-dii mar uu si qaab fanneed ah ugu muujinayey sida Beenta ay Dunida ugu faaftey Qarnigii 19-aad.
Wuxuu leeyahay” Maalin maalmaha ka mid ah baa waxaa kulmey Been iyo Xaqiiqo(Run)”.
Beentii baa xaqiiqadii waxay ku dhahdey ”Maanta Jawiga waa mid aad u qurux badan oo degan”.
Xaqiiqadii, iyadoo shakisan bay cirkii eegtey oo aragtey in Beenta hadalkeedu uu dhab yahay.
Waxay ku heshiiyeen inay maalintaa jawi wada qaataan. Iyagoo wada Socda baa waxay arkeen
Ceel-biyood, Beentii ayaa Xaqiiqdii u sheegtey in biyaha Ceelku ay aad u wanaagsan yihiin waxayna ka codsatey inay Sida wadajir ah ugu dabaashaan.
Xaqiiqdii iyadoo shakisan bay haddana ceelkii eegtey misena aragtey in hadalka Beenta uu dhab yahay.
Si wadajir ah bay Ceelkii u galeen si ay u wada dabaasheen balse Beentii ayaa markiiba Ceelkii ka soo baxdey ka dibna waxay qaadatey Dharkii Xaqiiqda meeshiina way iskaga baxsatey.
Xaqiiqdii ayaa Ceelkii ka soo baxdey Iyadoo xanaaqsan waxayna ka daba carartey Beentii si dharkeedii ugala soo harto. Dadkii markii ay arkeen Xaqiiqdii oo qaawan wey xanaaqeen weyna ka wada jeesteen.
(Waa sababta aan Dadka Xaqiiqada u jacleyn. )
Xaqiiqdii masaakiinta aheyd waxay dib ugu laabatey Ceelkii sidaas bayna ku qarsoontey oo dibna loo arag.
(Waa sababta ay Xaqiiqadu markasta u qarsoontahay?)
Hadda waxa magaalka wareegaya waa Beentii oo Dharkii xaqiiqada xiran haku kadsoomin.
Waa Sheeko fanneedkii iigu xiisaha badanaa ee aan akhriyey.
DARAASAD
Daraasadan cusub waxay tilmatay in dadka bukaanka ah aan laga joojin taaha, loona daayo si ay isaga maaweeliyaan xannuunka haya.
Taaha iyo oohinta uu sameeyo marka qofku dhaawac soo gaadho ama uu bukoodo, ayaa la ogaaday inay hoos uga dhigaan xanuunka, maskaxdana ka hor istaagaan in ay gaadhaan farriimaha sheegaaya in qofkaa damqanaayo sida ay iftiimisay cilmi-baadhis cusub oo ay samaysay Jaamacadda Singapore.
Dr Kaafiya ?⚕️
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 1 month, 4 weeks ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 1 month ago