Somali Public Agenda

Description
We are a think and action tank that works to advance understanding & improvement of governance & public services in Somalia.

www.linktr.ee/somalipublicagenda
We recommend to visit

News and announcements of the library. No books here.
??Official Chinese channel: t.me/zlib_china_official
? https://z-library.sk
https://en.wikipedia.org/wiki/Z-Library
? https://twitter.com/Z_Lib_official
? https://mastodon.social/@Z_Lib_official

Last updated 7 months ago

Intel slava is a Russian News aggregator who covers Conflicts/Geopolitics and urgent news from around the world.

For paid promotions and feedback contact us at: @CEOofBelarus

Last updated 3 weeks, 6 days ago

💫Welcome to the best book channel of Telegram.

✨Buy ads: https://telega.io/c/BooksHub25

✨Contact admin ➠ @Bookshub_contact_bot

✨ Copyright Disclaimer➠ https://telegra.ph/LEGAL-COPYRIGHT-DISCLAIMER-09-18

2 weeks, 5 days ago
Somali Public Agenda
2 weeks, 5 days ago
Somali Public Agenda
3 weeks, 4 days ago

Waxa aan magaalada Dhuusamareeb ku qabannay madal ay ka soo qeybgaleen ururrada bulshada rayidka ah, odayaasha dhaqanka, ururrada haweenka, dhallinyarada, culimada, iyo qaybo kale oo ka tirsan bulshada.

Waxa aan madasha ku soo bandhignay natiijadii ka soo baxday daraasad ay Somali Public Agenda & Centre for the Study of Violence and Reconciliation (CSVR) dhawaan ka sameeyeen deegaannada Galmudug oo ku saabsanayd: Hannaanka Dhab-u-heshiisiinta Qaran iyo Caddaaladda Xilliga Kala Guurka.

Sidoo kale, xubnaha ka socday SPA waxay booqdeen xafiiska Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Galmudug, iyaga oo u jeediyay lana wadaagay natiijada daraasadda, xubno sare oo ka tirsan wasaaradda.

#SomaliPublicAgenda #SPA

3 months ago
Qeybtan 25-aad ee Adeeg Wanaag Podcast …

Qeybtan 25-aad ee Adeeg Wanaag Podcast waxa lagu falanqeynayaa arrimaha adeegga madadaalada, gaar ahaan heesaha iyo ruwaayadaha, iyo kaalinta ay ku leeyihiin hogatusaaleynta iyo sare-u-qaadista wacayiga bulshada.

Agaasimaha SPA Policy Lab ahna martigaliyaha Adeeg Wanaag Podcast & Barbaariye Bashiir Cali Xuseen oo ah hoobal qaran, sidoo kalena ah qoraa ka faallooda afka, dhaqanka iyo suugaanta Soomaaliyeed, kana mid ahaa kooxdii Iftin ee Wasaaradda Waxbarashada ayaa mowduucaas muhiimka ah kaga sheekeystay.

Halkaan hoose ka daawo?

https://www.youtube.com/live/QghYLv5kR2c?si=4GaBN_rJCo3Heuxs

#SPAPodcasts
#AdeegWanaagPodcast #SomaliPublicAgenda

3 months ago
Madasha Public Agenda Forum, SPA ee …

Madasha Public Agenda Forum, SPA ee Somali Public Agenda ayaa dhawaan qabatay madal lagu gorfeynayay ‘Doorka Bulshada Rayidka ah Iyo Warbaahinta ee Taageeridda Isla-Xisaabtanka ku Aaddan Howlaha Gargaarka Bini’aadminimo ee Soomaaliya’. Waxaana madasha marti ku ahaa Abukar Albadri oo ah qoraa iyo khabiir arrimaha warbaahinta & Ibraahim Jibriil Cumar oo ahaa cilmi-baaraha hogaaminayay daraasaddan.

Dood xiiso badan halkaan hoose ka daawo?

https://www.youtube.com/live/3LpLGjgqQ-8?si=aOzgbcV7uaHkT_39

#SPAForums
#SomaliPublicAgenda

3 months, 3 weeks ago
Full episode: Adeeg Wanaag Podcast E24.

Full episode: Adeeg Wanaag Podcast E24.

Qeybtan 24-aad ee Adeeg Wanaag Podcast waxaa lagu falanqeynayaa nuxurka daraasad aan dhawaan daabacday oo ku saabsan kaalinta ururrada bulshada rayidka ah & warbaahinta ay ku leeyihiin Isla-xisabtaabtanka arrimaha gargaarka bani’aadamnimo. Waxaa marti ku ah Ibrahim Jibril oo ah cilimibaare ka tirsan SPA sidoo kalena ahaa hormuudka cilmibaarayaashii ka shaqeeyay daraasadda.

Link-ga raac ee lkaan hoose ka daawo?

https://youtu.be/ICoWRrqxWdk?si=KI-7nC6ktY74lR56

#SPAPodcasts
#AdeegWanaagPodcast

We recommend to visit

News and announcements of the library. No books here.
??Official Chinese channel: t.me/zlib_china_official
? https://z-library.sk
https://en.wikipedia.org/wiki/Z-Library
? https://twitter.com/Z_Lib_official
? https://mastodon.social/@Z_Lib_official

Last updated 7 months ago

Intel slava is a Russian News aggregator who covers Conflicts/Geopolitics and urgent news from around the world.

For paid promotions and feedback contact us at: @CEOofBelarus

Last updated 3 weeks, 6 days ago

💫Welcome to the best book channel of Telegram.

✨Buy ads: https://telega.io/c/BooksHub25

✨Contact admin ➠ @Bookshub_contact_bot

✨ Copyright Disclaimer➠ https://telegra.ph/LEGAL-COPYRIGHT-DISCLAIMER-09-18