Dive into the Ultimate Free Library: Your One-Stop Hub for Entertainment!

FURAHA GUUSHA

Description
FURAHA GUUSHA NOLASHA waxaad ka helaysaa, Diini, Xigmad, Oraah, Sheeko, Dhiirigalin,...... igala sooxiiri @wallmohan
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago

1 month, 2 weeks ago
1 month, 2 weeks ago

https://t.me/addlist/R4g6yul2djVmZWZk

Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @iibiye_online
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @mustaqbalkacaafimaad
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @wadnojacayl
↪️ @Lamaane24h
↪️ @Qalpijaceyl42
↪️ @kaahanolosha
╚═══════ - ════════╝

♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab

Telegram

KORDHIS

Wll Muscab invites you to add the folder “KORDHIS”, which includes 94 chats.

1 month, 3 weeks ago

Maanta oo kale 17-dii bishii Ramadaan sanadkii 2-aad ee Hijriga kuna beegneyd maalin Sabti ah 13-dii Maarso 624-tii Miilaadiga waxaa dhacay dagaalkii ugu horeeyay uguna weynaa ee kala saaray Xaqqa iyo Baadilka, waxaa dhacay duulaankii Beder kaasoo lagu dilay Fircoonkii umadaan ee Abuu Jahal iyo sidoo kale 70 kamid ah Mujrimiintii ugu waaweyneyd kuffaartii Qureysheed.

Dilka Abuu Jahal ka sokow Qureysh waxaa sidoo kale laga dilay mujrimiinta kala ah; Cutbah Bin Rabiica, walaalkiis Sheyba Bin Rabiica, wiilkiisa Waliid Bin Cutbah, Mudcim bin Caddi, Abuu Al-Bakhtari bin Hishaam, Cuqbah bin Abii Mucyad (Waa ninkii mandheerta geela madaxa ka saaray Nabiga scw oo sujuudsan xiligii Makka uu joogay), Umayya bin Khalaf iyo An-Nadar binu Al-Xaarith.

Dhammaantooda waxay kamid ahaayeen Madaxdii Qureysheed ee talada ka go'i jirtay, waxaana meydkooda lagu guray ceel kamid ah ceelashii ku yaalay Badar.

Dhanka kale Nabiga scw iyo asxaabtiisa waxay u aheyd maalin guul weyn ay soo hooyeen guushaasoo dhidibada u aastay Dowladii islaamiga aheyd ee Magaalada Madiina ka hana qaaday, waana maalintii uu Allaah Xaqqa iyo Baadilka kala saaray.

W/Q Cabdiraxman xasan Anteeno

1 month, 3 weeks ago
1 month, 3 weeks ago

https://t.me/addlist/o698Ws3BP2s1ODI0

https://t.me/addlist/oxwm2R7XOUI4YjFk

Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @iibiye_online
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @mustaqbalkacaafimaad
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @wadnojacayl
↪️ @Lamaane24h
↪️ @Qalpijaceyl42
↪️ @kaahanolosha
╚═══════ - ════════╝

♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab

Telegram

KORDHIS

You’ve been invited to add the folder “KORDHIS”, which includes 86 chats.

1 month, 4 weeks ago
2 months ago

https://t.me/addlist/oxwm2R7XOUI4YjFk

Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @mustaqbalkacaafimaad
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @wadnojacayl
↪️ @Lamaane24h
↪️ @Qalpijaceyl42
↪️ @kaahanolosha
╚═══════ - ════════╝

♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab

Telegram

KORDHIS

You’ve been invited to add the folder “KORDHIS”, which includes 95 chats.

2 months ago
وقل رب زدني علما

وقل رب زدني علما

Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇

2 months ago

Waligey hadda kahor Facebook iyo Intenet-ba dhaqso maan xirin, balse sanad kadib caawa oo kale ayay ahayd markii aan qadka iska xiray 7:00 fiidnimo. Haddaba maxaa dhacay?

Gabadh aan jeclaa oo muddo wada soconay ayaa marwalbaa waxay i oran jirtay "Wlhi cidaan adiga ahayn lugaheyga u kala qaadi maayo, mana guursan doono". Hadalkaas laabteydu ayuu ii qaboojin jiray marwalbaa, balse muddo kadib ayay gabadhii waxay iga raacday oo ay guursatay nin kale.

Niyad jab iyo kalsooni daro ayaa igu dhacay, in muddo ahna islama aynaan hadal. Sanad kadib oo guurkeedii jiray ayan usoo dulqaatay sawirada iyada iyo ninkeedii, balse xili maqrib ah sanad kahor ayan arkay gabadhii oo loo wada hambalyeenayo, kadib cunugeedii ugu horeeyay.

Waxyar intaan fariimaha loo diraayo aan aqrinaayay, ayay isoo dirtay sawiro iyo qoraal "Walaal isoo hambalyeey, wiil baan dhalay". Anigoo qoraalkeedii furin ayaa waxaa qalbiga igaga soo dhacday sidey ii qayaantay iyo hadalkii ahaa "Cid aan adiga ahayn lugahayga u kala qaadi maayo". Intaan ciishooday oo aan qoraalkeedi kor ka aqriyay ayan qadka iska xiray. 😢 😭

Maalmo kadib anigoo qadka ka maarmi waayay ayan isla hadalnay, si geesinimo lehna waan ugu soo hambalyeeyay, balse intii aanu wada hadleynay ayaa waxaan si kaftan ah u iri "Cunuga labaad ee aad dhali doonto, ninkaad u dhali doonto ayan ahaan doonaa ee sii ogow".

Intaas kadib gabadhii muddo afar bil laga joogo ayaa lasoo furay, iyadoo halkii cunug haysata, wixii intaas ka danbeeyay waxay marwalbaa iila timaadaa jacaylkii iyo xiriirkii inan soo celino, iyadoo waliba ii aragta inan ahay qofka labaad ee ay awlaad u dhali doonto, waxayna ii aragtaa inuu dhacay hadalkii aan kula kaftamay, taasoo u fahantay inuu inkaar ahaa.

Bal ila taliya hadda aniga iyada dooni maayo, hadalkaasna inuu inkaar iga ahayn inan dareensiiyana waan jeclhy, maxaan sameeyaa? Ma mar labaad ayan nafteyda siiyaa gabadhii shalay anigoo jecel iga tagtay? Ma waxan ka raali ahaadaa in la i dhaho qoyskaa adigaa qumayeystay oo inkaaray?

Ila tali walaal, sideen waxyeelaa?

FG: Sheekadan waxaa ka qoray, mid kamid ah asxaabta, oo si gaar ah iyo si guudba u doonaya in arintan lagala taliyo.

W/Q Cabdinaasir Socdaal.

2 months ago
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago