Unlock a World of Free Content: Books, Music, Videos & More Await!

AWDAL NEWS

Description
Qalin Xor ah, fikir saliim ah iyo xog la hubo ka hel Awdal News.
Advertising
We recommend to visit

แŠแŒปแŠแ‰ต แˆˆแˆ…แ‹แ‰ฃแ‰ฝแŠ• - แ‰ฅแˆแŒฝแŒแŠ“ แˆˆแŠ แŒˆแˆซแ‰ฝแŠ•!

Bilisummaan uummata keenyaaf - badhaadhinni biyya keenyaaf!

Freedom to our People โ€“ Prosperity to our Nation!

Last updated 1ย week, 5ย days ago

๐šƒ๐™ฐ๐™ต๐™ฐ๐™บ๐™บ๐š„๐š/Istanbul
Ergaa gaggaarii, yaadannoo gaggabaaboo, Da'awaa Islaamaa,jechamoota gaggaarii, Beekkumsa waliigalaa, Seenaawwan barsiisoo, Dinqiiwwan adda addaa argachuu yoo barbaaddan media kana join godhaa.
Yaadaaf๐Ÿ‘‡
https://t.me/Ibrahim_92taf

Last updated 1ย month, 1ย week ago

Qalin Xor ah, fikir saliim ah iyo xog la hubo ka hel Awdal News.

Last updated 3ย months, 1ย week ago

3ย months, 1ย week ago
Hogaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo **Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali โ€ฆ

Hogaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) ayaa sidoo kale gaaray magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland.

Nagu soo biir si aad u hesho xogo muhiim ah ๐Ÿค๐Ÿ‘‡๐Ÿป

Our Link ๐Ÿ‘‰๐Ÿป https://t.me/AwdalNews

3ย months, 1ย week ago
**Axmed Kaariye Qoorqoo**r iyo **Cabdi Casiis โ€ฆ

Axmed Kaariye Qoorqoor iyo Cabdi Casiis Laftagareen oo wada socda ayaa sidoo kale gaaray magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland.

Nagu soo biir si aad u hesho xogo muhiim ah ๐Ÿค๐Ÿ‘‡๐Ÿป

Our Link ๐Ÿ‘‰๐Ÿป https://t.me/AwdalNews

3ย months, 1ย week ago
Ra'iisul wasaarahi hore ee **Soomaaliya** **Xasan โ€ฆ

Ra'iisul wasaarahi hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo gaaray magaalada Garoowe si uu ugu qayb galo caleema-saarka Siciid Cabdullahi Dani.

Nagu soo biir si aad u hesho xogo muhiim ah ๐Ÿค๐Ÿ‘‡๐Ÿป

Our Link ๐Ÿ‘‰๐Ÿป https://t.me/AwdalNews

3ย months, 1ย week ago
Qarax xoogan ayaa ka dhacay isgoosyka โ€ฆ

Qarax xoogan ayaa ka dhacay isgoosyka Cali Kamiin ee magaalada Mugdisho kaas oo lagu beegsaday bar-kantarool oo ay ku sugnaayeen ciidanka DFS.

Goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa waxaa udhow garoonka cayaaraha Stadium Mogdisho.

Halkan isha ku haay si aad u hesho Update walba mahadsanid ๐Ÿค๐Ÿ‘‡๐Ÿป

Our Link ๐Ÿ‘‰๐Ÿป https://t.me/AwdalNews

3ย months, 1ย week ago
Waxaa ogolaaday habraaca ansixinta wax ka โ€ฆ

Waxaa ogolaaday habraaca ansixinta wax ka bedelka Dastuurka 180 Xildhibaan halka ay diideen 30 kale waana sida uu ku dhawaaqay guddoonka golaha.

Halkan isha ku haay si aad u hesho Update walba mahadsanid ๐Ÿค๐Ÿ‘‡๐Ÿป

Our Link ๐Ÿ‘‰๐Ÿป https://t.me/AwdalNews

3ย months, 1ย week ago
**DEG DEG:** Xildhibaannada Labada Aqal ee โ€ฆ

DEG DEG: Xildhibaannada Labada Aqal ee baarlamaanka DFS ayaa u codeeyey habraaca ansixinta wax ka bedelka Dastuurka.

Halkan isha ku haay si aad u hesho Update walba mahadsanid ๐Ÿค๐Ÿ‘‡๐Ÿป

Our Link ๐Ÿ‘‰๐Ÿป https://t.me/AwdalNews

3ย months, 1ย week ago
baarlamaanka DFS oo goordhawo furmi doona.

baarlamaanka DFS oo goordhawo furmi doona.

Halkan isha ku haay si aad u hesho Update walba mahadsanid ๐Ÿค๐Ÿ‘‡๐Ÿป

Our Link ๐Ÿ‘‰๐Ÿป https://t.me/AwdalNews

3ย months, 1ย week ago

Al-Shabaab ayaa sheegatay iney dishay ilaa 191 askari oo katirsan ciidanka Gorgor ayna la wareegeen dhamaan saanadii tiilay saldhigyada saakay ay weerareen ee ku yaala deegaanka Caad ee Gobolka Mudug.

Dhanka DFS ayaa iyagana sheegay in weerarkii halkaas ka dhacay ay ku jibiyeen Al-Shabaab

Wixii kasoo kodha la soco Insha-Allah ๐Ÿ‘‡๐Ÿป

Our Link ๐Ÿ‘‰๐Ÿป https://t.me/AwdalNews

3ย months, 1ย week ago
**WAR DEG DEG AH** Al-Shabaab ayaa โ€ฆ

WAR DEG DEG AH Al-Shabaab ayaa gacanta ku dhigtay dhamaan saldhiyadii DFS ee ku yiilay deegaanka Caad ee gobolka Mudug.

Saldhigyadaas waxaa daganaa baa la leeyahay ciidamada Gorgor.

Wixii faahfaahin ah halkan isha ku haya mahadsanid ๐Ÿ‘€ ๐Ÿ‘‡๐Ÿป