AWDAL NEWS

Description
Qalin Xor ah, fikir saliim ah iyo xog la hubo ka hel Awdal News.
We recommend to visit

ነጻነት ለህዝባችን - ብልጽግና ለአገራችን!

Bilisummaan uummata keenyaaf - badhaadhinni biyya keenyaaf!

Freedom to our People – Prosperity to our Nation!

Last updated 10 months ago

[ ﴿﴿ إنما المؤمنون الذين إذا ذُكرَ الله وجلت قلوبهم 💔 وإذا تُلِيَت عليهم ءايٰته زادتهم إيماناً وعلى ربهم يتوكلون ﴾﴾]

For any ideas. 👇👇👇👇👇👇👇. Use

@F118994

Last updated 6 months, 1 week ago

🌐 Oduu - BBC Afaan Oromoo

“This channel shares news from publicly available sources for informational purposes only. We are not affiliated with the BBC News Afaan Oromoo. All copyrights belong to their respective owners”. 📩

Last updated 9 months ago

1 year, 6 months ago
Hogaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo **Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali …

Hogaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) ayaa sidoo kale gaaray magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland.

Nagu soo biir si aad u hesho xogo muhiim ah ???

Our Link ?? https://t.me/AwdalNews

1 year, 6 months ago
**Axmed Kaariye Qoorqoo**r iyo **Cabdi Casiis …

Axmed Kaariye Qoorqoor iyo Cabdi Casiis Laftagareen oo wada socda ayaa sidoo kale gaaray magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland.

Nagu soo biir si aad u hesho xogo muhiim ah ???

Our Link ?? https://t.me/AwdalNews

1 year, 6 months ago
Ra'iisul wasaarahi hore ee **Soomaaliya** **Xasan …

Ra'iisul wasaarahi hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo gaaray magaalada Garoowe si uu ugu qayb galo caleema-saarka Siciid Cabdullahi Dani.

Nagu soo biir si aad u hesho xogo muhiim ah ???

Our Link ?? https://t.me/AwdalNews

1 year, 6 months ago
Qarax xoogan ayaa ka dhacay isgoosyka …

Qarax xoogan ayaa ka dhacay isgoosyka Cali Kamiin ee magaalada Mugdisho kaas oo lagu beegsaday bar-kantarool oo ay ku sugnaayeen ciidanka DFS.

Goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa waxaa udhow garoonka cayaaraha Stadium Mogdisho.

Halkan isha ku haay si aad u hesho Update walba mahadsanid ???

Our Link ?? https://t.me/AwdalNews

1 year, 6 months ago
Waxaa ogolaaday habraaca ansixinta wax ka …

Waxaa ogolaaday habraaca ansixinta wax ka bedelka Dastuurka 180 Xildhibaan halka ay diideen 30 kale waana sida uu ku dhawaaqay guddoonka golaha.

Halkan isha ku haay si aad u hesho Update walba mahadsanid ???

Our Link ?? https://t.me/AwdalNews

1 year, 6 months ago
**DEG DEG:** Xildhibaannada Labada Aqal ee …

DEG DEG: Xildhibaannada Labada Aqal ee baarlamaanka DFS ayaa u codeeyey habraaca ansixinta wax ka bedelka Dastuurka.

Halkan isha ku haay si aad u hesho Update walba mahadsanid ???

Our Link ?? https://t.me/AwdalNews

1 year, 6 months ago
baarlamaanka DFS oo goordhawo furmi doona.

baarlamaanka DFS oo goordhawo furmi doona.

Halkan isha ku haay si aad u hesho Update walba mahadsanid ???

Our Link ?? https://t.me/AwdalNews

1 year, 6 months ago

Al-Shabaab ayaa sheegatay iney dishay ilaa 191 askari oo katirsan ciidanka Gorgor ayna la wareegeen dhamaan saanadii tiilay saldhigyada saakay ay weerareen ee ku yaala deegaanka Caad ee Gobolka Mudug.

Dhanka DFS ayaa iyagana sheegay in weerarkii halkaas ka dhacay ay ku jibiyeen Al-Shabaab

Wixii kasoo kodha la soco Insha-Allah ??

Our Link ?? https://t.me/AwdalNews

1 year, 6 months ago
**WAR DEG DEG AH** Al-Shabaab ayaa …

WAR DEG DEG AH Al-Shabaab ayaa gacanta ku dhigtay dhamaan saldhiyadii DFS ee ku yiilay deegaanka Caad ee gobolka Mudug.

Saldhigyadaas waxaa daganaa baa la leeyahay ciidamada Gorgor.

Wixii faahfaahin ah halkan isha ku haya mahadsanid ? ??