Erayo Jaceyl❤️كلمات الحب

Description
We recommend to visit

قناة احمد علي على تيليجرام ( شروحات تقنية ، تطبيقات ، ‏أفلام ومسلسلات ، خلفيات ، و المزيد )

Last updated 1 year, 5 months ago

يرمز تيليجرام إلى الحريّة والخصوصيّة ويحوي العديد من المزايا سهلة الاستخدام.

Last updated 1 year, 6 months ago

- بوت الإعلانات: ? @FEFBOT -

- هناك طرق يجب ان تسلكها بمفردك لا اصدقاء، لا عائلة، ولا حتى شريك، فقط انت.

My Tragedy Lies With Those Things That Happen in One Second And Remain

- @NNEEN // ?: للأعلانات المدفوعة -

Last updated 1 year, 6 months ago

1 Jahr, 5 Monate her

Haddii dunida wax noqo la i oran lahaa waxa aan noqon lahaa ilin ka dhalata indhahaaga oo ku nool dhabanadaada kuna dhimata dibnahaaga🫶♥️

1 Jahr, 5 Monate her

Waxaan kuu soo qoray warqad dheer kadib waxaan xasuustay inaadan jeclayn fariimaha dhaadheer markaa waan tirtiray badhkood kadib waxaan xasuustay inaadan jeclayn akhrinta markaa waan tirtiray badankood ilaa aan ka dhigay hal eray oon ku soo qoro kadibna waxaan xasuustay inaadan i jeclayn sidaas ayaan ku tirtiray dhamaan😢💔

1 Jahr, 5 Monate her

Dadka qaar waa sida dawada wakhti Yara ayaad la qadanysaaa
Kadib cafimaad ayad ku daremaysaaa♥️😍

1 Jahr, 7 Monate her
Fadlan facebook pagekaas LIKE soo saar …

https://www.facebook.com/share/1F7YUc3dwR/?mibextid=LQQJ4d
Fadlan facebook pagekaas LIKE soo saar walalayal from Dr hassan uqora ??

1 Jahr, 7 Monate her

xppi aniguna gayaanka
adaan ka xushee hawenka
hadmaynu xusnaa jacaylka
xaflada qabana arooska

1 Jahr, 7 Monate her

Guryosamo ku noolaada

1 Jahr, 7 Monate her

qaladku waa hal bog oo kamida nolosha aadanaha balse xiriirku waa buug dhameystiran Hadaba hal bog oo qudha ha u lumin buug dhameystiran,??

1 Jahr, 7 Monate her

meeel aaan dhawayn baaad
iga muuuqanaysaaaa

1 Jahr, 7 Monate her

maxaan donon dib jiray
maxaan darajee is idhi
Inaan is daryeelna iyo
maxaan
Maxaaaan damiir garasho la rabay

maxaan daaloon daydayay
maxaan daadihi is idhi
inaaan is dugaashaniyo
Maxaan wanaag dayasho la rabay

1 Jahr, 8 Monate her

dadku waa addoomoo
lama siin awoodaha
alle lagaga marmee
kali lagu ahadee
ha ilaawin baqashada

We recommend to visit

قناة احمد علي على تيليجرام ( شروحات تقنية ، تطبيقات ، ‏أفلام ومسلسلات ، خلفيات ، و المزيد )

Last updated 1 year, 5 months ago

يرمز تيليجرام إلى الحريّة والخصوصيّة ويحوي العديد من المزايا سهلة الاستخدام.

Last updated 1 year, 6 months ago

- بوت الإعلانات: ? @FEFBOT -

- هناك طرق يجب ان تسلكها بمفردك لا اصدقاء، لا عائلة، ولا حتى شريك، فقط انت.

My Tragedy Lies With Those Things That Happen in One Second And Remain

- @NNEEN // ?: للأعلانات المدفوعة -

Last updated 1 year, 6 months ago