Why Pay for Entertainment? Access Thousands of Free Downloads Now!

English

Description
Waxaa ka helaysaa books English qof walbo oo rabo inuu luqada bato way anfici doonaan i.a
Advertising
We recommend to visit

ุจุณู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู…
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
ยฉ Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-โคต๏ธ
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5ย months, 3ย weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1ย month, 2ย weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5ย days, 7ย hours ago

1ย month, 3ย weeks ago
1ย month, 3ย weeks ago

*Utensils part two

Maacuunta qaybta labaad

Subax wanagsan arday waa khaybtii 32 labaad ee erayada*

*1 Saucer = {Maraqa} dhawaaqa ereyga [sosa]

2 bottle = {dhalada} dhawaaqa ereyga [botal]

3 Mortar = {Hoobiye} dhawaaqa ereyga [mordar]

4 Filter = {miire} dhawaaqa ereyga {filta}

5 Teapot / kettle = {jalmadda shaaxa} dhawaaqa ereyga [tibot katal]

6 Fan = {Taageere} dhawaaqa ereyga [fan]

7 Wok = {Toosay} dhawaaqa ereyga [wok]

8 Dishpan = {saxan} dhawaaqa ereyga [dishpan]

9 Tub = {tubbada} dhawaaqa ereyga [tab]

10 broom = {xaaqinka} dhawaaqa ereyga [boom]

11 Tray = {saxaarad} dhawaaqa ereyga [tra]

12 Frying lan = {digsiga shiilan} dhawaaqa ereyga [friiNg pan]*

@BaroEnglish1

๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ

1ย month, 3ย weeks ago

*Some politics

Siyaasada qaar

Subax wanagsan arday waa khaybtii 31 waad ee erayada

1 Curfew  = {bandow} dhawaaqa ereyga [kar fyuu]

2  war = {dagaal} dhawaaqa ereyga [wor]

3 Referendum = {Aftida} dhawaaqa ereyga [refarendam}

4 Ballot paper = {warqadda codbixinta} dhawaaqa ereyga [Balat papar]

5 Ballot Box = {sanduuqa codbixinta} dhawaaqa ereyga [balat baks]

6 Polling Day = {maalinta cod bixinta} dhawaaqa ereyga [powlan da]

7 Polling station = {goobta codbixinta} dhawaaqa ereyga [powlan staSHan]

8 Voter = {Codeeyaha} dhawaaqa ereyga [vodar

9 Speacial envoy = {Ergeyga gaarka ah} dhawaaqa ereyga [speshal en voi]

10 Officials = {saraakiisha} dhawaaqa ereyga [ofishalis]

11 Nominate = {Magacaabid} dhawaaqa ereyga [nominayt]

12 Sack = {jawaan} dhawaaqa ereyga [sak]

13 Election = {Doorashada} dhawaaqa ereyga [alakshan]

14 Rig = {Riig} dhawaaqa ereyga [Rig]

15 Candiddate = {Musharax} dhawaaqa ereyga [kandadat]

16 Armored = {Hubaysan} dhawaaqa ereyga [amard]

17 Vehicles = {Gawaarida} dhawaaqa ereyga [viyakals]

18 Muzzle = {xakame} dhawaaqa ereyga [mazal]

19 Inanugurate = {Caleemo saarka} dhawaaqa ereyga [inoga rat*]

@BaroEnglish1

๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ

1ย month, 3ย weeks ago

*Some verbs
falalka qaar

Subax wanagsan arday waa khaybtii 30 naad ee erayada*

*1 Catch = {qabsato} dhawaaqa ereyga [kech]

2 Curse = {habaar} dhawaaqa ereyga [kars]

3 Crunch = {Burburid} dhawaaqa ereyga [kren (t) sh]

4 Clap = {sacab} dhawaaqa ereyga [klap]

5 Crawl = {guurguurid} dhawaaqa ereyga [krol]

6 Claim = {Sheegasho} dhawaaqa erayga [klam]

7 Call = {wac} dhawaaqa ereyga [kol]

8 Comb = {Shanlo} dhawaaqa ereyga [kom]

9 Cheat = {khiyaamid} dhawaaqa ereyga [chet]

10 Chase = {eryasho} dhawaaqa ereyga [chas]

11 Charge pay = {lacag bixin} dhawaaqa ereyga [charj pa]

12 Change = {Beddel} dhawaaqa ereyga [chanj]

13 Clarify = {cadee} dhawaaqa ereyga [klera fi]

14 Correct = {sax} dhawaaqa ereyga [ka rek (t)*

@BaroEnglish1

๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ

1ย month, 4ย weeks ago

*Lesson Eleven: there are

Casharka toban & kowad: there are

1 Are there many mosquitoes in your village ?
Xaafadaada ma jiraan kaneeco badan oo ku jirto ?

Yes, there are a lot of mosquitoes in my village
Haa, waxaa jira kaneeco badan oo ku jirto xaafadayda

2 Are there robbers in your village?
Xafadaada ma tuugo ayaa jooga

Yes, there are lots of way robbers  in my village
Haa, waxaa jira tuugo badan oo xaadadayda wax  ka dhaco

3 Are there trees in front of the school ?
Ma jiran Geedo ku yaalaan dugsiga hortiisa ?

Yes, there are a lot of trees in front of the school.
Haa,waxa jiro geedo badan oo ku yaal dugsiga hortiisa

4 Are there many teachers in your school ?
Ma jiran Macallimiin badan oo ku jiro dugsigaaga ?

Yes, there are more teachers in my school
Haa, waxaa jira macalimiin badan oo ku jiro  dugsigayga*

@BaroEnglish1

๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ

1ย month, 4ย weeks ago

*Religion related words
Erayada diinta la xidhiidha

Subax wanagsan arday waa qaybtii 29 ee erayada*

*1 Guidance = {Hanuuninta} dhawaaqa ereyga [gidans]

2 Misguidance = {marin habaabin} dhawaaqa ereyga [misgidans]

3 Guided = {hanuunsan} dhawaaqa ereyga [gidad]

4 Misguided = {La marin habaabiyay} dhawaaqa ereyga [mis gidad]

5 Preacher = {Daaci} dhawaaqa ereyga [pre CHar]

6 Angel = {Malag} dhawaqa ereyga [anjal}

7 Imam = {Imaam} dhawaaqa ereyga [i mam]

8 Muezzins = {mu'adiniinta} dhawaaqa ereyga [moo ez (a) n]

9 Mosque = {masaajid} dhawaaqa ereyga [mask]

10 Amplifier = {Cod-weyneeye} dhawaaqa ereyga [ampla fiar]

11 Speaker = {samaacad} dhawaaqa ereyga [spekar]

12 Doomsday = {malinka qiyaamaha} dhawaaqa ereyga [doomz da]

13 hereafter = {aakhiro} dhawaaqa ereyga [hir aftar]

14 Resurrection = {khiyaamo} dhawaaqa ereyga [reza reksh (a) n]

15 Shroud = {karfan} dhawaaqa ereyga [SHroud]

16 Coffin = {naxashka} dhawaaqa ereyga [ kofan]

17 Microphones = {makarafoono} dhawaaqa ereyga [makrifonis]

18 Revelation = {waxyiga} dhawaaqa ereyga [reva lash (a) n]

19 Paradise = {Jannada} dhawaaqa ereyga [pera dis]

20 Hell = {cadaab} dhawaaqa ereyga [hel]

21 Worship = {Cibaado} dhawaaqa ereyga [warshap]

22 Worshippers = {cibaadaystayal} dhawaaqa ereyga [warshapar]

23 Congragetional = {jameeco} dhawaaqa ereyga [kaNGgra gash (a) nal]

24 Grave = {Qabri} dhawaaqa ereyga [grav]*

@BaroEnglish1

๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ

4ย months ago

๐ŸŒทDooro midkaa rabto๐ŸŒนdhamaantood waa kanaalo add u fiican loona sooxulay qomanaantooda waxaa rajaynaya inaa dooqaga kaheli doonto i.a๐Ÿ’

[๐ŸŒดAl-Raxma waa kor uqadaha kanalkaga๐ŸŒด]
------------- ----------- ------------- ----------- ----------- ------

๐ŸŒ™( Diini )๐ŸŒ™
---------------------
๐ŸŒป @machadudarukheyrchanel
๐ŸŒป @AMirSHaCraWi
๐ŸŒป @Wanaagmedi
๐ŸŒป @muntkhab
-----------------------
๐ŸŒท @quraan103
๐ŸŒท @Cilmig_n4axwah
๐ŸŒท @FIIRAAN
----------------------------------------------

๐ŸŒพSheeko--jacayl๐ŸŒพ
-----------------------------------
๐ŸŒบ @dareenfahan123
๐ŸŒบ @qalbi_dhaye1
๐ŸŒบ @Dareenjacel143
๐ŸŒบ @wadnojacayl
๐ŸŒน @miro51jaceyl
๐ŸŒน @Naxarisjecl
๐ŸŒน @AMirBUlShaWi
----------- ------------ ------- ------- ---

๐ŸŒปXulasho-wcn๐ŸŒป
----------------------------------
๐ŸŒธ @LIVEGOOD34
๐ŸŒธ @teammi1adadaaliye
๐ŸŒธ @hamdimohamed44
๐ŸŒธ @noloshuwaahalgaan
๐ŸŒธ @Bulshokaabmedia1
๐ŸŒธ @Sirtanolasham24
๐ŸŒธ @Wanaagmedi
๐ŸŒธ @Dareenjacel143
๐ŸŒธ @Jaceylkiilumay
๐ŸŒธ @AlRaxmachannel
๐ŸŒธ @Sooyalmedia
๐ŸŒธ @BaroEnglish1
๐ŸŒธ @ONLINE_MARKET_24

๐ŸŒดxulasho๐ŸŒด
--------------
๐ŸŒพ @MOHANFIL4MS4EVER
๐ŸŒพ @zainasharafchannel
๐ŸŒพ @ogaalhaye
๐ŸŒพ @xikmado222
๐ŸŒพ @Guulwade14

---- -------- ------ ----------
โœQural--xigmado๐Ÿ”ฆ
------------ ------- ----------- ----
๐Ÿ’ @Q0RM0
๐Ÿ’ @Cilmu_52afsi_10
๐Ÿ’ @XIKMADAHA_NOLOSHAA
๐Ÿ’ @MURTISIDE
---------------------
โ˜” @xikma5dside2023
โ˜” @murtimaal1
โ˜” @Cajaa_ibta_dunida
โ˜” @Dareenjacel143
โ˜” @abditahad
โ˜” @XARGO_JECEL
-------- ----- ------ ------ ------- ---------

๐Ÿ“™Books๐Ÿ“š
-------------------------------------------
๐ŸŒด @Nuxurka_Buugaagta
๐ŸŒด @sompdfbooks
๐ŸŒด @BaroEnglish1
๐ŸŒด @oldwrite
๐ŸŒด @Bulshokaabmedia1

------ ----- ---- -------
๐ŸŒด @xikmadsid4e2023
๐ŸŒด @LIVEGOOD34
๐ŸŒด @Besty_photos
๐ŸŒป @fududeeye209
๐ŸŒป @quraan103
๐ŸŒป @somalipo4siive
---------------------------------

๐Ÿ€Xulasho๐Ÿ€
---------------------------------
๐ŸŒน @teamkh5ibra
๐ŸŒน @kaahanolosha
๐ŸŒน @hamdimohamed44
๐ŸŒน @sahmiyedigital
๐ŸŒน @ishwaaq2
๐ŸŒน @Dacwah_Channel
---------------------------------

๐Ÿ’–Xasan-Albasri Ayaa La Weydiiyey Waa Maxay Sirta Ka Dambeysa Inaad Adduunyada Ka Zaahido ?Wuxuuna Yidhi Waa Afar Shay:
(1)Waxaan Ogaaday Riziqeyga Inaanu Qof Kale Qaadaneynin''Kadibna Qalbigaa Ii Dagay.
(2)Waxaan Ogaaday Camalkeyga Inaanu Ruux Kale Qabaneynin,,Kadibna Kaligey Baan Ku Mashquulay.
(3)Waxaan Ogaaday In Allaah i Arkayo Waxaana Ka Xishooday,Inuu Macaasi Igu Arko.
(4)Waxaan Ogaaday In Geeridu Isugeyso,Waxaana Sahay U Diyaarsaday Rabbigey La Kulankiisa๐Ÿ’–
๐Ÿ‘‡
๐ŸŒน https://t.me/AlRaxmachannel
------------------------------------------------

---------------------------
๐Ÿ’ชDhiira---Galin๐Ÿ’ช
------------------ --------- -----------
๐ŸŒน @dhiirigaliyaha_nolasha1
๐ŸŒน @kabtanhaaraxikmawi
๐ŸŒน @Qoraaladii_Qarniga
๐ŸŒน @ustadAntonioโœ๏ธ๐Ÿ“š
๐ŸŒท @jiiladvert
--------------------------------
๐ŸŒท @Hamigena
๐ŸŒท @wayahaadunka
๐ŸŒท @fordawsafiican1
๐ŸŒท @daaudibraahim
๐ŸŒท @noqomufakir
--------- --------- ------ ------ ----- ---

--------------------------------------
โคhoyga--jacelkaโค
-------------------------------------------------
๐Ÿ’ @indhojacayl12
๐Ÿ’ @Dabiibe_Jacayl
๐Ÿ’ @podhari
๐Ÿ’ @Jaceylkiilumay
๐Ÿ’ @tareenkanolasha
๐Ÿ’ @WADADAGUUSHA1
๐ŸŒน@aadan123
-------------- -------- --------- ------- -----------
๐Ÿ‘‰Maleedahay kanaal madoonaysaa subscribers badan iyo asxaab kanaal kaaga ku xiran hadaba Kanaal ku darista iyo waxii faah faahin ah hadii aad rabto inaa kooxda kamid naqato Laxariir๐Ÿ‘ˆ
๐ŸŒน @Suhayb52

--------- ------- ----- ----- ----------
๐ŸŒน@bahjasooyaalka
๐ŸŒน@Riyooyinkeena56
๐ŸŒน@xikmado222
๐ŸŒน@dhiiriye
๐ŸŒท @Dadweynha
๐ŸŒปDhamaad-----end๐ŸŒป
-----------------------------------
Kanaalkaan waxaa ka helaysaa wararka bariga dhaxe iyo arimaha Gaza jion dheh

๐ŸŒน @Gazanewsm25

barnaamish ka baro diin taada
Youtube subscribers
Dheh wll
๐Ÿ‘‡ ๐Ÿ‘‡
https://youtube.com/@alraxmachannel1696

Telegram

๐ŸŒทAl raxma_____channel๐ŸŒน

Gacmo furan ku so dhawaw Waxaa kaheli kar taan quraanka kariimka tafsiir quraanka axaadiis nabiga scw iyo suaalo diini ah waxaa kale oo kaheli doontaan qisooyin iyo sheekoyin idin xiiso galin doono i.a***โ˜‘*** ku\_\_\_\_\_\_\_\_soo\_\_\_\_dhawaw\_\_\_Al Raxma \_ channel***๐ŸŒท******๐Ÿ***

***๐ŸŒท***Dooro midkaa rabto***๐ŸŒน***dhamaantood waa kanaalo add u fiican loona sooxulay qomanaantooda waxaa rajaynaya inaa dooqaga kaheli doonto i.a***๐Ÿ’***
4ย months ago
1/2/2024

1/2/2024

118 maalmood oo dagaal xasuuq ah iyo gaajo baahsan oo Gaza ka socda indhaha caalamka uma arkaan sidii ay u arki jireen yugreen aaway cadaaladii beenta aheed ay sheegan jireen aaway xaquuqda bini aadamka ay sheegan jireen away xaquuqdii caruurta ay sheegan jireen awaay sharciyadii caalamiga ahaa iyo nabadii ay sheegan jireen waxaas oo dhan waa been aan waxba ka jirin wadamadii carabta hanjabaad ay u hanjabeen reer galbaad ayaa gacmahii galaabtay indhihiina ka xirtay halka dadka qaar ee muslimiinta ah ayba dhahayaan maxaa naga galay falastiin anaga ayee teena nahaysataa dadka sidaas dhahaayo su al ayaa waydiin lahaa oo ah wll mareekan iyo ingiriis,

maxaa kagalay yahuud daris lama aha xaduudna lama laha maxey ugu dhimanayaan?

Yaman ayaa ku dhawaaqday in ay difaaci doonto balse werar ayaa lagu soo qaaday ,
Ingiriis iyo makeran xuduud miyee laleeyihiin yaman ? Wll fahan dagaalka halka uu usocdo

Maxey adiga kula tahay? ๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡ธ

4ย months ago

Lix iyo Toban faa'iido oo laga helo
cabsida ilaahay subxaanahu watacaalaa.

  1. Dadka ilaahay ka cabsada waxa
    loogu bushaareeyey khayr oo dhan.
    (ุงู„ู‘ูŽุฐููŠู†ูŽ ุขู…ูŽู†ููˆุงู’ ูˆูŽูƒูŽุงู†ููˆุงู’ ูŠูŽุชู‘ูŽู‚ููˆู†ูŽ ู„ูŽู‡ูู…ู ุงู„ู’ุจูุดู’ุฑูŽู‰)

  2. Dadka ilaahay ka baqa wuu
    kaalmaynayaa waana caawinayaa.
    ( ุฅูู†ู‘ูŽ ุงู„ู„ู‘ู‡ูŽ ู…ูŽุนูŽ ุงู„ู‘ูŽุฐููŠู†ูŽ ุงุชู‘ูŽู‚ูŽูˆุงู’ ูˆู‘ูŽุงู„ู‘ูŽุฐููŠู†ูŽ ู‡ูู… ู…ู‘ูุญู’ุณูู†ููˆู†ูŽ)

  3. Dadka ilaahay ka baqa wuxuu ku
    arsaaqayaa inay cilmiga fahmaan oo ku
    toosaan ilaahayna waa toosinayaa swt.
    (ูŠูุง ุฃูŽูŠู‘ูู‡ูŽุง ุงู„ู‘ูŽุฐููŠู†ูŽ ุขู…ูŽู†ููˆุงู’ ุฅูŽู† ุชูŽุชู‘ูŽู‚ููˆุงู’ ุงู„ู„ู‘ู‡ูŽ ูŠูŽุฌู’ุนูŽู„ ู„ู‘ูŽูƒูู…ู’ ููุฑู’ู‚ูŽุงู†ุงู‹ ).

  4. Dadka ilahay ka baqa wuxuu
    ka tirtiraa xumaantii ay sameeyeen.
    (ูˆูŽู…ูŽู† ูŠูŽุชู‘ูŽู‚ู ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ูŽ ูŠููƒูŽูู‘ูุฑู’ ุนูŽู†ู’ู‡ู ุณูŽูŠู‘ูุฆูŽุงุชูู‡ู ูˆูŽูŠูุนู’ุธูู…ู’ ู„ูŽู‡ู ุฃูŽุฌู’ุฑู‹ุง )

  5. Dadka ilaahay ka baqa wuxuu
    u sahlaa arimahooda.
    (ูˆูŽู…ูŽู† ูŠูŽุชู‘ูŽู‚ู ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ูŽ ูŠูŽุฌู’ุนูŽู„ ู„ู‘ูŽู‡ู ู…ูู†ู’ ุฃูŽู…ู’ุฑูู‡ู ูŠูุณู’ุฑู‹ุง)

  6. Cidii ilaahay ka baqdaa way
    liibaanaysaa aakhiro iyo aduunba.
    (ูˆูŽุงุชู‘ูŽู‚ููˆุงู’ ุงู„ู„ู‘ู‡ูŽ ู„ูŽุนูŽู„ู‘ูŽูƒูู…ู’ ุชููู’ู„ูุญููˆู†ูŽ )

  7. Cidii ilaahay ka baqda wuxuu ka
    faydayaa dhibaatada iyo kurbada.
    (ูˆูŽู…ูŽู† ูŠูŽุชู‘ูŽู‚ู ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ูŽ ูŠูŽุฌู’ุนูŽู„ ู„ู‘ูŽู‡ู ู…ูŽุฎู’ุฑูŽุฌู‹ุง )

  8. Cidii ilaahay ka baqda wuxuu ka
    arsaaqayaa meel aanu ka filayn.
    (ูˆูŽูŠูŽุฑู’ุฒูู‚ู’ู‡ู ู…ูู†ู’ ุญูŽูŠู’ุซู ู„ุง ูŠูŽุญู’ุชูŽุณูุจู )

  9. Cidii ilaahay ka baqda wuxuu ka
    badbaadinayaa cadaabka iyo ciqaabka.
    (ุซูู…ู‘ูŽ ู†ูู†ูŽุฌู‘ููŠ ุงู„ู‘ูŽุฐููŠู†ูŽ ุงุชู‘ูŽู‚ูŽูˆุง )

  10. Cidii ilaahay ka cabsata wuxuu
    helayaa sharaf iyo fadli.
    (ุฅูู†ู‘ูŽ ุฃูŽูƒู’ุฑูŽู…ูŽูƒูู…ู’ ุนูู†ุฏูŽ ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู ุฃูŽุชู’ู‚ูŽุงูƒูู…ู’ ).

  11. Cidii ilaahay ka cabsata wuxuu ku
    kaalmaynayaa sarayn dadka kale ay ka sareeyaan.
    (ูˆูŽุงู„ู‘ูŽุฐููŠู†ูŽ ุงุชู‘ูŽู‚ูŽูˆุงู’ ููŽูˆู’ู‚ูŽู‡ูู…ู’ ูŠูŽูˆู’ู…ูŽ ุงู„ู’ู‚ููŠูŽุงู…ูŽุฉู)

  12. Cidii ilaahay ka cabsata ilaahay
    ayaa jeclaanaya waana ta ugu wayn.
    (ุฅูู†ู‘ูŽ ุงู„ู„ู‘ู‡ูŽ ูŠูุญูุจู‘ู ุงู„ู’ู…ูุชู‘ูŽู‚ููŠู†ูŽ)

13.Cidii ilaahay ka cabsata wuxuu u
saafiyeynayaa quluubtiisa wuxuuna ka
koryeelayaa qalbi qalalka iyo xumaanta.
(ููŽุฅูู†ู‘ูŽู‡ูŽุง ู…ูู† ุชูŽู‚ู’ูˆูŽู‰ ุงู„ู’ู‚ูู„ููˆุจู)

  1. Cid aan ilaahay ka cabsan waxba kama aqbalo.
    (ุฅูู†ู‘ูŽู…ูŽุง ูŠูŽุชูŽู‚ูŽุจู‘ูŽู„ู ุงู„ู„ู‘ู‡ู ู…ูู†ูŽ ุงู„ู’ู…ูุชู‘ูŽู‚ููŠู†ูŽ )

  2. Cidii ilaahay ka cabsataa maalinta
    qiyaame dhibkeeda aamin ayay ka yahiin.
    (ุฅูู†ู‘ูŽ ุงู„ู’ู…ูุชู‘ูŽู‚ููŠู†ูŽ ูููŠ ู…ูŽู‚ูŽุงู…ู ุฃูŽู…ููŠู†ู)

  3. Cida ilaahay ka cabsataa waxay
    helayaan liibaanta iyo nicmada rabi.
    (ุฅูู†ู‘ูŽ ุงู„ู’ู…ูุชู‘ูŽู‚ููŠู†ูŽ ูููŠ ุฌูŽู†ู‘ูŽุงุชู ูˆูŽุนููŠููˆู†ู)

Yaa Allah nagu arzuq cabsidaadaโ€ฆ

Al Raxma channel

4ย months ago

Al yaasiin qoriga ka qayli siiyaay yahuud

We recommend to visit

ุจุณู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู…
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
ยฉ Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-โคต๏ธ
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5ย months, 3ย weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1ย month, 2ย weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5ย days, 7ย hours ago