SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months, 2 weeks ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 4 months, 3 weeks ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 weeks, 3 days ago
Ogeysiis , team al Raxma waxaala ogeysiinayaa in ay bilaaban doonto shareta i.a
qofkii ma mid ah team al Raxma ee channel kiisa aan active aheyn ama link channel kiisa ka maqan tahay
calaamada @ , haila sooxariiro i.a si active looga dhigo channel kiisa
Waa channelka cusub ee teamka
*Tools Qalabka
Subax wanaagsan arday waa kheybtii 56 lixaad erayada
1 Saw = {soo} = [miinshar]
2 Scissors = {siisas} = [maqas]
3 Rake = {rek} = [fargeeto]
4 Axe = {akis} = [faas]
5 Hammer = {hama} = [burris]
6 Hoe = {hoo} = [yaanbo]
7 Nail = {nel} = [musbaar]
8 Ladder = {lada} = [jaranjaro]
9 File = {feyl} = [gal]
10 Wire = {waya} = [silig]*
🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶
Suashan waxaa ku xusan lacag waxey rabto hano qotee qofka sheego waan siinayaa ogow lacag bixinta waxa ay ku egtahay 30 saqiiqo oo kaliya 30 daqiiqo ka dib wax lacag ah ma jirto Sheeg masaajidkii ugu horeeyay ee uu dhisay Nabigeena muxamed N,N,k,H scw comment ku soo qor waxaa haysataa 30 daqiiqo
Waxaan rajaynayaa inaad caafimaad qabtan
Alle ha usiyaadiyo inta caafimaad qabta, inta xanuunsana Allah ha caafiyo
Dhammaanteen waxaan halkaan u joognaa inaan wadaagno aqoonteena oo aan kobcino
Halkan wax lacag ah laguma waydiinayo, waa meel cid walba ay leedahay
Mar hore ayaan u sheegay in aanu wada sheekaysanayno. Hadal laakiin ardaydu ma soo xaadiraan marka laga laayo wadahadal iyo imtixan
Marka uu jiro imtixaan ama wada hadal, u yeelo waqtiga marka laguu waco
Waxaan jadwaleynaa imtixaan iyo wareysi
Waxa kale oo aad ku biiri kartaa koox aad ku kulantan oo aad ku hadasho Ingiriisiga oo keliya
Aynu ka wada shaqayno si aynu isu fahanno i.a
W. B. Tawfiiq
Group kaan soo gala waxaa lagu qaadan doonaa conversation,wada hadal ardayda dhaxdeeda ah i.a
Lesson sixteen: verb must,
Casharka lix iyo tobnaad: fal waa waajib
Subax wanagsan arday
*1 Must you bring up your children?
Ma inaad carruurtaada korisaa baa ?
yes, i must bring up my children
Haa, waa inaan koriyaa carruurtayda
2 Must you brush your teeth?
Waa in aad cadaydaa ilkahaaga?
yes, i must brush my teeth
Haa, waa in aan cadaydaa ilkaheyga
3 Must he get married soon?
Ma inuu dhaqso u guursado baa ?
yes, he must get married soon
haa, waa inuu dhaqso u guursadaa
4 Must she wear veil and yashmak?
Ma inay xidhato baa xijaab iyo indha shareer?
yes, she must wear veil and yashmak
Haa, waa inay xidhataa xijaab iyo indha shareer
5 Must they go to abroad?
Ma inay dibadda aadaan baa ?
No, they must not to abroad, They must stay in their motherland
Maya, waa in aysan dibadda u bixin, waa in ay joogaan dalkooda hooyo*
???????????????
*About the house part one
Ku saabsan guriga qaybta koowaad
Subax wanagsan arday waa qaybtii 4&2 labaad ee erayada
1 Suitcase = {Shandad} dhawaaqa ereyga [suut,kas]
2 Hand bag = {Boorsada gacanta} dhawaaqa ereyga [han,bag]
3 Back /pack = {Boorsada dhabarka} dhawaaqa ereyga [bak,pak]
4 Money saver = {lacag kaydiye} dhawaaqa ereyga [mani,sayfa]
5 Bells = {Gambaleelka} dhawaaqa ereyga [belis]
6 Hand bell = {gambaleelka gacanta} dhawaqa ereyga [handh,bel]
7 Cow bell = {Gambaleelka lo'da} dhawaaqa ereyga [kow,bel]
8 Electronic bell = {Gambaleelka elektarooniga ah} dhawaqa [bel]
9 village = {tuulada} dhawaaqa ereyga [vilej]
10 Cottage = {cariish} dhawaaqa ereyga [koteej]
11 Shelter = {Hoyga} dhawaaqa ereyga [shalta]
12 Bed room = {Qolka jiifka} dhawaaqa ereyga [bad,room]
13 Guest room = {Qolka martida} dhawaaqa ereyga [gasta,room]
14 Sitting room = {Qolka fadhiga} dhawaaqa ereyga [sitin,room]
15 Dining room = {Qolka cuntada} dhawaaqa ereyga [daynin,room]
16 Kitchen = {Jikada} dhawaaqa ereyga [kijan]
17 Store = {Bakhaar} dhawaaqa ereyga [istor]
18 Bath room = {Qolka musqusha} dhawaaqa ereyga [baaf,room]
19 Toilet = {Musqusha} dhawaaqa ereyga [tu ilat]
20 Garage = {Garaash} dhawaaqa ereyga [garaash]
21 Hall = {Hoolka} dhawaaqa ereyga [hool]
22 Ceramics = {dhoobada} dhawaaqa ereyga [siramakis]*
???????????????
*Lesson fifteen : verb Can
Casharka shan iyo tobnaad : fal karid
Subax wanagsan arday waa cashar keeni shan iyo tobnaad:
1 Can you lend me money?
Lacag ma i amaahin kartaa?
No, i can't lend me money
Maya, lacag kuma daynmin karo
2 Why can't you lend me money?
Sabab Maxaad lacag ii amaahin kari weyday
Because i am rather broke
Sababtoo ah waan ku jabay
3 Can you eat plenty of food?
Ma cuni kartaa cunto badan?
yes, i can eat it because i am hangry
Haa, waan cuni karaa sababtoo ah waan gaajaysanahay
4 Can you drink cold water?
Ma cabbi kartaa biyo qabow?
yes, i can drink it because i am thirsty
Haa, waan cabbi karaa sababtoo ah waan harradsanahy
5 Can he fulfill his it properly?
Si sax ah ma u fulin karaa?
yes, he can fulfill it because he is diligent
Haa, wuu fulin karaa sababtoo ah wuu dadaalayaa
6 Can we attend the friday prayer?
Ma ka qaybgeli karnaa salaadda jimcaha?
yes, we can attend it because we are obligated
Haa, waan ka qaybgeli karnaa sababtoo ah waa nagu waajib*
?????????????????
*UTENSILS PART ONE
ALAaBTA QAYBTA KOOWAAD
Subax wanagsan arday waa qaybtii 4&1waad ee erayada
1 Pan = {digsi} dhawaaqa ereyga [pan]
2 Pot = {Dheri} dhawaaqa ereyga [bot]
3 Lid = {Dabool} dhawaaqa ereyga [lid]
4 Carafe = {garaafo} dhawaaqa ereyga [kiraaf]
5 Flagon = {Calan} dhawaaqa ereyga [falagan]
6 Pitcher = {weel} dhawaaqa ereyga [piija]
7 Flask / thermos = {tarmuus} dhawaaqa ereyga [falask -Taamas]
8 Basin = {barkad} dhawaaqa ereyga [baysan]
9 bowl = {baaquli} dhawaaqa ereyga [bol]
10 strainer = {shaandhayn} dhawaaqa ereyga [istarayna]
11 Dish /plate = {saxan} dhawaaqa ereyga [diish-palayt]
12 Dustbin = {haanta-qashinka} dhawaaqa ereyga [daaspen]
13 Spoon = {Qaaddo} dhawaaqa ereyga [ispoon]
14 Fork = {fargeeto} dhawaaqa ereyga [fook]
15 Knife = {Mindi} dhawaaqa ereyga [nayf]
16 Cooker = {Cunto kariye} dhawaaqa ereyga [kuuka]
17 Range = {fogaansho} dhawaaqa ereyga [ranj]
18 Oven = {Foornada} dhawaaqa ereyga [Aven]
19 Saucepan = {digsiga-Maraqa} dhawaaqa ereyga [suuspan]
20 Blender = {makiinada} dhawaaqa ereyga [blanda]
21 Refrigerator = {tallaajad} dhawaaqa ereyga [rafijireeta]
22 Fridge - freezer = {qaboojiyaha} dhawaaqa ereyga [feej-fiiza]
23 Milk jug = {Weelka caanaha} dhawaaqa ereyga [milki jak]
24 Tongs = {suumanka} dhawaaqa ereyga [tongis]*
????????????????
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months, 2 weeks ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 4 months, 3 weeks ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 weeks, 3 days ago