SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 1 Monat, 3 Wochen her
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 1 Monat, 3 Wochen her
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 3 Wochen, 4 Tage her
Iska jir dadka aan lahayn hiil aan illahay swt ahayn, hubkooduna uu yahay ducada...
Waxaa jiro qalpiyo aan aqoon naceyp si walpoo aad u dulmiso, sido kle waxaa jiro qalpiyo aan aqoon jaceelka wax walipo aad u sameeyo daraadood...?
Agtaada anoo u xiizay
intaan dumarnimo xishooday
maxaan Xogtaada wareestay..??
عن أبي كريمة المقداد بن معد يكرب رضي الله عنه عن النبي صلى الله عليه وسلم قال: «إِذَا أَحَبَّ الرَّجُلُ أَخَاهُ، فَلْيُخْبِرْهُ أَنَّهُ يُحِبُّهُ».
[صحيح] - [رواه أبو داود والترمذي والنسائي في السنن الكبرى وأحمد]?
Miqdaam Binu Macdi Karib Allaha ka raali ahaade wuxuu Nabiga ( ﷺ) ka wariyey inuu yiri:
(Hadii qofku Ilaahey darti u jeclaado walaalkiisa muslimka ah ha u sheego inuu jecel yahay).
W/W:Abu dawud Tirmidi iyo Nisaa'i?
Nabigu (ﷺ) wuxuu cadeeyey mid ka mida sababaha xoojinaya xiriirka mu'uminiinta iyo is jacaylkooda, taa soo ah hadii qof jeclaado walaalki ha u sheego inuu jecel yahay.
Indhoolka Marka indhaha loo fiiqo, Usha uu cuskan jiray wuu iska tuura, Dadka qaarna waa sidaas oo kale wey ka foganayaan Xita hadii aad noloshaada oo dhan u hurtay iyaga dartood...
صلاة الضحى
ــــــــــــــــــــــــــــــــــــ
تجارة الصباح التي لا تبور، صدقة عن ٣٦٠ مفصل، سبحانك ربي ما أعظمك، عمل يسير وأجر عظيم.
?صلاة الضحى?
Soonkii muusan dhamaan
Quraanka muusan tagin
Masaajidii lama xirin
Ajiibidii ducada meysan istaagin
Ajarkiina muusan go'in
Caabud Rabigaa ilaa ay geerida kaaga timaado..
Noqo mid Rabigii caabuda ee ha noqon mid Ramadaanka caabuda...")
الصوم لن ينتهي
والقرآن لن يرحل
والمساجد لن تُغلق
والاستجابة لن تتوقف
والأجر لن ينقطع
اعبد ربك حتى يأتيك اليقين
كن ربانيًا ولا تكن رمضانيًا..")
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 1 Monat, 3 Wochen her
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 1 Monat, 3 Wochen her
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 3 Wochen, 4 Tage her