Dive into the Ultimate Free Library: Your One-Stop Hub for Entertainment!

GEERAAR JACEYL CHENNEL 2022

Description
Geeraar jacayl ♥️
Geeraar amaan
Geeraar qalin Jabin
Geeraar aroos
Geeraar dhiirigalin
Erayo jacayl ❤️
Xigmad jacayl ♥️
Oraah jacayl ❤️
Intaba waxaad ka helaysaa @geeraarjacayl .

Ku soo biir: geeraarojaceyl .♥️❤️😍✅✅
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago

3 weeks ago
XAMDI ***♥️*** XAMDI ***♥️*** XAMDI

XAMDI ♥️ XAMDI ♥️ XAMDI

Ku mention garee oo u hibee gabadh xamda la yidhaa tixdan.

Xubi dhawra
Xumo diida
Xamdadeyda

Xiisa beera
Xanaaneeya
Xamdadeyda

Xaaja dhawra
Xalna keena
Xamdadeyda

Xiska kaaba
Jecel xigaalka
Xamdadeyda

Xilaheyga
Xabadkeyga
Xumad biiya
Xanuunkeyga
Xanibeysa
Xamdadeyda

Xidhiidh adag
Ila xooja
Ila xeersha
Xamdadeyda

Naf xalaaloo
Xanta diida
Xamdadeyda

Xaqiiqdiiyo
Xaqa raadsha
Xamdadeyda

Xurmo doona
Xasadkoo dhan
Iska xoora
Xamdadeyda

Xubnaheeda
Mid xafidey
Oo xijaaban
Xamdadeyda

Xishood miidhan
Ka xanaaqda
Xadka liita
Xamdadeyda

Xaga diinta
Xadiisyaada
Midku xusan
Xamdadeyda

Xidig daaran
Oo ku xardhan
Xayaadeyda
Xamdadeyda

Xubnaheeda
Wada xaadhan
Xaada daadsan
Ee xidhiidhsan
Xanxantoodey
Xamdadeyda

Xul haweena
Dun xariira
Oo xaruura
Xamdadeyda

Xuurelceynta
Sida xareeda
Xaragoota
Xamdadeyda.

@Geeraarjacayl

Magaca xiga isoo qor ♥️

3 weeks, 1 day ago
Soo qora gabdhaha magacyadooda ay ka …

Soo qora gabdhaha magacyadooda ay ka bilowdaan ( S ) waa kuwa dunida ugu quruxda badan .

_ Samiira
_ sacdia
_ Salma
_ sucaado
_ suhuur
_ saabiriin
_ saciido
_ sihaam
_ suheyla
_ sowda
_ Suleykha
_ saafi .

Bal adna ku darso _ @geeraarjacayl

3 weeks, 2 days ago

🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Erayojaceyl23 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

@Gud_Kooxda_Midnimo

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/4wgrSimV9UNmN2Y8

Telegram

Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 85 chats.

4 weeks ago
Marka adigoo is xariifinaayo wax kariskana …

Marka adigoo is xariifinaayo wax kariskana ku cusub, cunto kariso .

@Geeraarjacayl

4 weeks ago

Habeen wanaagsan 🖐️

1 month ago

🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Erayojaceyl23 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

@Gud_Kooxda_Midnimo

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/4wgrSimV9UNmN2Y8

Telegram

Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 85 chats.

1 month ago
Ma ogtahay codkaagiyo

Ma ogtahay codkaagiyo
Cagta aad ku socotiyo
Dhaman camaladaadaba
Ogoow culaysban ku dareemaa.

Cudud weeye garaadkuyoo
Caqligii tolmooniyoo
Cindibaa laysku dhaafee
Maxaa caloolyawgiyo
Cabashada kugu direy?.

........................................?.
@geeraarjacayl

1 month ago
Waa lagu shirqooloo

Waa lagu shirqooloo
Shax kalaad ciyaartee
Nacabkayga soo shira
Guul aan ka sheegtee
Yara noqo qofkii shalay...

@GeeraarJACAYL 🌷

1 month ago

🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Erayojaceyl23 ❤️‍🩹
@Xabsi24 jaceyl ❤️💍
@NAFTEENNA1
⬇️KU BIIR ⬇️

Halkaan ka iibso xirmo data internet iyo ku hadal aan ka dhaceynin mudo bil ah 0618886500 somtel amtel somlinki hormuud walaguugu shubaa

⬇️KU BIIR ⬇️

https://t.me/addlist/4wgrSimV9UNmN2Y8

Telegram

Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 85 chats.

1 month, 1 week ago
Naftaydu xabiibti ruuxda

Naftaydu xabiibti ruuxda
Naftaada markay haleeshay
Xasadki waxaa gaaray naafo
Namiimki jaguu banneeyay

Waqtigi wuu noo samaaday
Mugdigi waxaa rogay naruuro
Naaskii xubbigaan wadagnay
……….

Nikaaxiyo aqalgalkeeni
Markaan nuqulkoodi doonnay
Kun baa ka naxdoo jacaylka
Kun baan niyadoodi qoomnay

Innagu nolol baan samaynay
Waxaan ku nasanay jasiirad
Naf siingala laga mamnuucay
……….

Nacabki waad iga rushaysay
Naxligi jirdahaad u siibtay
Dadkii nala rabay dayawga
Nitaaqiyo gabawarkoodi
Mudday nagu wiirsadeene
Bagaad dhegihii ka naartay!

@GeeraarJACAYL ...

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago