GEERAAR JACEYL CHENNEL 2022

Description
Geeraar jacayl ♥️
Geeraar amaan
Geeraar qalin Jabin
Geeraar aroos
Geeraar dhiirigalin
Erayo jacayl ❤️
Xigmad jacayl ♥️
Oraah jacayl ❤️
Intaba waxaad ka helaysaa @geeraarjacayl .

Ku soo biir: geeraarojaceyl .♥️❤️😍✅✅
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated hace 5 días, 5 horas

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated hace 2 meses

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated hace 2 semanas, 4 días

3 days, 10 hours ago

MAANTA waa JIMCE AAN BADINO SALIGA NABIGA

عليه الصلاة والسلام

4 days, 1 hour ago
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ …

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/npty4u0KCgFiYzg0

4 days, 22 hours ago

Muxuu ahaa qaladkii ugu waynaa eed naftaada ka gasho ?

3 months ago

SHEEKO GAABAN

DABIN-DAABYO JACEYL♥️??❤️‍? ... ( Part 3 )

" Wiilkeygi Xasanoow waxa aan rabaa hada kadib in aad mustaqbal yeelato, oo aan inta aan dhiman ka hor arko ubad aan ayeeyo u ahay, waxaana kuu dooray gabadha uu abtigaa dhalay . Waxaana doonayaa in aad ducadeyda qaadato oo aad aqbasho gabadhaa guurkeeda" .

Xasan oo amakaak dartii afka kala tagay baa wax hadal ah, dhihi waayey hooyadii . Intuu dhinacyada eegay buu madaxa ruxay diidmo ama yeelid wax uu ka wadayna lama fahmi karin. Intaa kadibna istaagay oo deg deg u galay qolkiisa.  Sariirtii buu isku tuuray oo murugo la jiiftay, xasuus jaceyl buu dhex dabaashay, waayihii wacnaa buu dib u milicsaday, jaceyl xanuunkiisa qofkii maray baa garanayee xasan ilmadan wuu ceshan waayey . Markuu cabaar joogay bay ku so dhacday in uu sheego gabadha Maryama ah waxa soo kordhay .

Fariin dheer buu u qoray isaga oo wax walba sida ay u jiraan u sharxay . Nasiib wanaag se Maryama wax walba way ka war heysay oo waxay ku tiri: "Xasanoow wan ogahay wax walba ee iga daa ilmadan beenta ah, waana kugu hambalyeynayaa aroos in aad galeyso oo aad aqbashay . Hadalkaaga ma doonaayo in aan dhageysto, waayo niyada ayaad iga jabisay, dareenkeyga ayaad ku ciyaartay, kalsoonidayda Baad dhaawacday . Fadlan hadaad ixtiraam ii heyso amaan isii oo daqiiqad kale ha isku dayin inaad isoo raadiso "

Waxaa la yiri: " Nin dabeyl heyso dab baa loogu daraa, ha darsadee" xasan waxa uu noqday dherigii labada dhinac ka gubtay . Reerkiina dhan bay ka heystaaan, lamaantiisina garabkiisa way ka baxday . Adduunyadu Marna way ku siisaa Marna way ku diidaa .

Xasan oo talo ay ku cadaatay ayaa bilaabay in uu qanciyo lamaantiisa, waxa uu yiri: Xabiibti arintaan cawa bay dhacday, isla hada ayaana kula wadaagay ee sidee ku ogaatay ? Yaa kuu sheegay ? ii sheeg qofka sedexaad ee dhexdeenna ku jiraa gacaliso ?

Maryama ayaana ku jawaabtay: Maxaad ka dooneysaa ruuxa ii sheegay ? Waan ogaa inaad tahay beenloow aan run aqoon inaad tahay . Qiyaanadaadana way soo baxday hadana looma baahna inaad waqti iska lumiso aniga Kuma garanaayo walaal . 

Markey maryaan halkaa hadalka marsineyso buu xasan yiri: gacaliso I aamin wax walba sida ay u jiraan waan kula wadaagay. Xiriirkeenna fadlan ha burburin oo adigoo wax hubsan go'aan ha ka qaadan, waan ku baryaa Maryama aniga aad baan kuu jeclahay jaceylka an kuu qabana ma jiro ruux aadana ah oo kuu jeclaan doono . Nolashu waa maalma koobane nabsi ha iga galin .

Intaa kadib Maryama ayaa khadka xirtay oo inta ay xasan warkiisa iyo murugadiisa ku caajistay  Tv-ga shidatay . Waxaana ay daawaneysay mid ka mid ah Tv-yada soomaaliyeed hees baana ku jirtay ay ku luuqeyso Binti Cumar Gacal .

Hadaan bogsadoo ka raysto
Sidaan ugu booday caashaq
Hadaan baxsanoow iraahdo
Balaayaba ha iga raacdo ....

Maryama ayaana si aad ah ula qaadeysay heesta . Waxa aadna moodaa in ay ku nafistay oo heestaba ay u tahay wehel ama ruux la dareen ah uu qoray erayada.

La soco qeybta sedexaad ee sheekadii ( Dabindaabyo Jaceyl )

Hadaad xiiseyso qisooyinka jaceyl, love saar, comment-ga nagula wadaag aragtidaada . Mahadsanid

@geeraarjacayl nagu soo biir ?

3 months ago

SHEEKO GAABAN ...

DABIN-DAABYO JACEYL♥️??❤️‍? ... ( Part 2 )

Qeybtii hore waxa ay noo joogtay ---

Si deg deg ah buu waxa uu ula xiriiray, lamaantiisii Maryama aheyd . Wada hadal dheer kadibna Maryama ayaa tiri: "

Qeybta 2 aad maanta waxay ka bilaabaneysaa !

Gacaliye sidaa wax uma jiraan, ee wiilkaan waa ina adeerkeeyga, waxa aan sameeynay ma aha wax Dhab ah, Wana prank an dooneynay in aan kaga xaraabeysano asxaabta an shaqa wadaaga nahay, mana ku laaban doono qalad kale hadana wan ka saaray bay Maryama warkii ku idleysay" .

Naf wax jecel qiil ma weydee, xasan ayaa aqbalay hadalka Maryama misana qaatay raali galintii . Waxa ayna ka wada hadleyn sidii labadooda nolasha ugu midoobi lahaayeen .

Xasan oo hadalka furay ayaana Maryama ku yiri: "Xiriir walba oo bilow ah waxa uu leeyahay gaba-gabo, gacaliso xad malaha jaceylka aan kuu qabo, xaqiiqdii daqiiqad kasta nafteyda sidii bay kugu xiistaa . Mararka qaar aan xal u waayana xiisahaaga waxa aan ku sabaa nafteyda sawirada xasuusta ee aad isoo dirtay" .

Maryama ayaana ku jawaab celisay: "xbbi wax walba way hagaagayaan . Nolasha baa hada iftiinkeeda an helnay suldaan xasanoow . Marka haddii shaqadan aan mudo sanad ah ka shaqeeyo waxaan jeclahay inaan aniga kuu imaado, ama adiga ku soo wado" .

Xasan ayaana arinkaa aad ugu farxay . Marka ay wada hadalkii dhameysteen ayuu wiil saaxiibkii ahaa la wadaagay in Maryama ay sanad kadib is helayaan oo nolasha ku midoobayaan, maadaama uu ahaa wiilka mar walba uu u sheegto murugo iyo farxad wixii nolashiisa la soo gudboonaada .

Dhanka kale xasan reerkiisa gaar ahaan, hooyadii ayaa waris ayaa oday jaamac kala hadashay in wiilkooda xasan loo guuriyo maadaama uu shaqo wanaagsan helay . Oday jaamacna war soo ma celin ee howraarsan buu ku jawaabay . Hooyo waris ayaana u xerxeratay sidii ay Wiilkeeda inta uu shaqada ka iman ka hor ugu heli laheyd, gabadh wanaagsan oo marka ay caawa la wadaagto uu ku farxi karo .

Fikir dheer kadib waxaa ishaarta ay qabatay ina abtidii oo markaa muqdisho ku cusbeyd, misana waalidiinteeda ay jireen miyiga . Hooyo waris iyo gabadha oo ku kulmay guriga Abti Cali ayaa sheeko kadib isku af-gartay in wiilka loo guuriyo, wayna ka aqbashay. Hooyo waris oo faraxsan ayaana guriga dib ugu soo laabatay si ay Wiilkeeda xasan ugu sheegto arinkaan farxada leh . Galabkaana guriga ayaa si aad ah loo diyaarshay iyada oo meel walba guriga laga habeeyey . Uduga iyo uunsiga ka shidan baa meel fog Laga carfinayey .  Waxaana marka uu yimid xasan oo la yaaban guriga isbadalka ka jira, ayaa inta uu afka furin,  hooyo waris waxa  ay ku bilowday hadalkeeda:

La soco qeybta sedexaad ee sheekadii ( Dabindaabyo Jaceyl )...

Hadaad sheekada la socoto oo halkaan soo gaartay love saar, comment-gana ka muuqo .

Waad mahadsantahay....
@geeraarjacayl

5 months, 3 weeks ago

Maxaa kula yaab badnaa inta aad aqliyeeysatay

5 months, 3 weeks ago

✧━━━OGAANSHO ✯ TEAM━━━✧
              ✯ ━━━ ✧ ━━━  ✯

╔═════•   ✯   •══════╗
?  DIINI?

? @DUCA12

◎━━━━━━✯━━━━━━◎
❤️ JACEYL ❤️

? ➠: @Fariimojaceyl1
? ➠: @Geeraarjacayl
? ➠: @murtimaal1  
? ➠: @mucaashaq_hore
? ➠: @Hadaf_MUSALSAL
? ➠: @cilminafsijacayl

◎━━━━━━✯━━━━━━◎
?? DHIIRIGALIN ??

♦️➠: @QISOJACAYL24
♦️➠: @Qoraaladii_Qarniga
♦️➠: @Ogaanshochennel1
♦️➠: @JIILKAMAANTA1
♦️➠: @dhiirigalin100
♦️➠: @somalipicrypto
♦️➠: @Naadigamidowgaakhriska
♦️➠: @aqonma
♦️➠: @Xigmada_maanta

◎━━━━━━✯━━━━━━◎
?️ GRAPHIC DESIGN ?️

? ➠: @SAHAN_GRAPHIC
? ➠: @hubaalGraphic

◎━━━━━━✯━━━━━━◎
? WAXBARASHO ?

? ➠: @Hiilsan_Academy
? ➠: @akhriskaiyofikradaha
? ➠: @xisaab_barasho
? ➠: @Aqoonguud10
? ➠: @sahan_graphic

◎━━━━━━✯━━━━━━◎

   ━━━━ @Ogaansho_Team ━━━
?    Si aad u Horumariso Chennal-kaaga u kaalay Ogaansho Team . Wixii Faah-faahina kala xiriir: Gudoomiye: @shaafi1

Waxaa ✯ Maalgaliyey ?
  ◎━━━━━✯━━━━━━◎
O━━ ❶ @GEERAARJACAYL
O━━ ❷ @Murtimaal1
O━━ ❸ @Erayojaceyl1
O━━ ❹ @HIILSAN_ACADEMY

⎉_-Dhamaad-_⎉

5 months, 3 weeks ago

Telegram Channel iib qofkii rabo
Ha ila so xariiro
@misshenaa

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated hace 5 días, 5 horas

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated hace 2 meses

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated hace 2 semanas, 4 días