SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 6 days, 5 hours ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 2 months ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 weeks, 5 days ago
Bakaaraha dab baa kakacay!! ? Ilahow qabooji amiin
Sayid Qudb wuxuu dhihi jiray alle hauraxmadee "Wadaadka ku aafaysan xuduudihii sykis picot yaan waxba laga waydiin masiirka umada Islaamkaa"
Xuduudaha sykis picot waa xuduudaha dhexyaala umadaha islaamka ah.
Anaga hada kuwii Ethiopia na dhex dhigtay baan la daalaa dhacaynaa markaasaa arkay mid wadaad sheeganaya oo ku xiiqsan anaa soomaaliland ah iyo anaa putland ah.
Taliska soomaaliland iyo midka Putland waxba isma dhaamaan waa xabashi kalkaalo u adeega Ethiopia.
Dhamaan maamulada kale ee dalka kajira waxay hayaan wadadii ay mareen labadaa talis.
Dhalinta ducaada ah ee lagu aafeeyey taageerida maamuladaan xabashi kalkaalka ah alle hauga towbad keenaan hana u istaageen samata bixinta umadaan islaamka ah ee bariga Africa kunool.
Muhiim iima ahan in rixlah ay ku xidhan tahay 12K ama 2K ee waxaa muhiim ii ah marba inta igu taxan 10 ba alle haka dhigee inaan wax un ufaaideeyo.
?
Kooxdii SYL la odhan jiray ninkii madaxwaynaha u ahaa wuxuu ahaa Gaal soomaali ah.
Ninkii Logada ama shicaarka usameeyey SYL na wuxuu ahaa Gaal soomaali ah waana sababta uu ugu sameeyey calaamada Saliibka ah.
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 6 days, 5 hours ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 2 months ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 weeks, 5 days ago