Infinite Entertainment, Zero Cost: Get Your Free Books, Music, and Videos Today!

U-FIIRSO 🫵

Description
Saacadii wareegtaba qofna weey dhibaysaa qofna waay dhayaysaa.💔😔

YouTube || www.youtube.com/@OGAALBULSHO
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5 days, 7 hours ago

1 month ago
War dalku waligiisna caddaalad kama dhacaysee …

War dalku waligiisna caddaalad kama dhacaysee bal dulmiga si siman oo caddaalad leh noogu qaybiya!
-------- @oraahyo
Marka dulmigu xadka dhaafo  caddaalad in helo marka laga daalo ee ay mustaxiil noqotona la yidhaahdo "dulmiga si siman noogu qaybiya"

1 month, 1 week ago
"Dadka Qalbiga-Ka Bukooda Dawo Malaha, Qisooyin …

"Dadka Qalbiga-Ka Bukooda Dawo Malaha, Qisooyin qalbiga Tabanaya 👇

Sheikh Xuseen Cali 👇
https://youtu.be/ZgoW5CPf5fA?si=miKTkpSv_bZvarD8

1 month, 1 week ago

qofkii jid mara isagoo cilmi doonaya llaahay baa u fududeeya jidka Jannada loo maro.

(Xadith)

3 months, 1 week ago
Ruuxii U Dila Mu'min Si Kas …

Ruuxii U Dila Mu'min Si Kas ah, Abaalkiisu waa Jahannamo oos ku Waari dhexdeeda, wuuna u Cadhoon Eebe wuuna Lacnadi wuxuu u diyaarin Cadaab wayn.

Surah An-nisa 92

3 months, 2 weeks ago
Aqiro Aadbad Bey U Naxdin Badan …

Aqiro Aadbad Bey U Naxdin Badan Tahay inaad Timaado, Adigoo Kheery Rajeynaayay Lkn Lagu Yirahdo Waxagii Waxba Kama Jiraan,

Sheikh Mustafa 🧏

3 months, 2 weeks ago
"Hadday jannadu tahay meesha qofka loogu …

"Hadday jannadu tahay meesha qofka loogu nimceenayo, caddabtuna ay tahay meesha qofka lagu ciqaabayo, Addunyaduna waxay tahay meesha qudha ee laysku imtixaamayo ".

Sh. Mustafa

5 months, 3 weeks ago
Kiishkan duuga ah waxa gudihiisa ku …

Kiishkan duuga ah waxa gudihiisa ku jira midho tufaax oo macaan, waa sidaas oo kale dadka qaar iyagoo maryahoodu duugyihiin, wajiyadoodana gabowgu duuduubay waxa laabtooda ku qarsoon qalbiyo nadiif ah oo dabacsan.

6 months, 1 week ago
Aduunyada hantida ugu wayn ee qof …

Aduunyada hantida ugu wayn ee qof leeyahay waa maskaxdiisa.
Yadaa hodon ka dhigi karta, horumarkuna iyada ayuu ka bilowdaa.

Fiirogaar ah: maskaxdaadu waa sida bangiga oo kale wixii aad dhigato uun baad kala bixin, ku quudi fikrado togan iyo aragtiyo wanagsan.

7 months ago
Dadka Imaan & Camal Saalixa Ayaa …

Dadka Imaan & Camal Saalixa Ayaa Kala Koreeysiiya Illhey u Kala Dhaweeyah Dhalasho Qurux Xoolo Mansab Maha Waxa Illhey Loogu Kala Dhawyahay Reer Hebel Baanka Dhashay Illhey Loguma Dhawaado Waan Qurux Badnahayna Illhey Agtiisa Waxba Kama Aha Maalbaan Hestaana Waxba Kama Ahha Manaasib Adiinbaan Hestaana Waxba Kama Aha Waxaa Alle Agtiisa Wax Ka Ah Imaan Iyo Camaal Wanaagsan.
Sheikh Mustafa Xaaji.

7 months ago
"Noloshu waxay kuu noqonaysaa mid macno …

"Noloshu waxay kuu noqonaysaa mid macno badan Leh marka aad ogaato xaqiiqada fudud ee ah inaadan waligaa heli doonin waqti isku mid ah laba jeer.

Ogaal Bulsho

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5 days, 7 hours ago