••⏱Daqiiqad Qur'aan ah⏱ ••

Description
Kanaalkan waxa aan ku soo gudbinaynaa muuqaalo Quraan ah oo ka yar hal daqiiqo, kuna habboon dhammaan in lagu faafiyo baraha bulshada, ✍ka qayb qaado ajarkaas oo nala faafi quraanka.

╭══💜════════ღ❦ღ══╮
@Quraanka2023
╰══ღ❦ღ════════💜══╯
Advertising
We recommend to visit

القناة الرسمية والموثقة لـ أخبار وزارة التربية العراقية.
أخبار حصرية كل مايخص وزارة التربية العراقية.
تابع جديدنا لمشاهدة احدث الاخبار.
سيتم نقل احدث الاخبار العاجلة.
رابط مشاركة القناة :
https://t.me/DX_75

Last updated 1 year ago

القناة الرسمية ل ابن بابل - أخبار وزارة التربية والتعليم

@MARTAZA79BOT

Last updated 5 days, 18 hours ago

Last updated 1 week ago

2 months, 2 weeks ago

**Buugii aad wada sugayseen

💎Kani waa buug kaa caawinaya sidii aad u ilaalin lahayd caafimaadkaaga misna kaaga digaya waxayaabaha dhaawici kara caafimaadkaaga.

waxa uuna ku siinayaa Talooyin qiimo badan oo aad ku ilaalin karto caafimaadkaaga, waxaana qoray caalimkii waynaa ee ibnu Qayyim RX.

Waxa aan jeclaystay in aan ku turjumo afkeena hooyo.
📗Akhri oo caafimaadkaaga ilaasho!

━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━
𝗕𝘂𝘂g𝗴𝗮:  ➠ 50 Talooyin caafimaad ah
𝗤𝗼𝗿aa:     ➠ Abdullahi Abdirahman Ali
𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮:  ➠ PDF
𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿:    ➠ 1.0 MB
𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮:  ➠ 19
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗶𝗶:  ➠ #3aad ━| @Mucjisoyinka_Quraanka|━**

3 months, 1 week ago
**Caafimaadku waa shay qaali ah, waxa …

**Caafimaadku waa shay qaali ah, waxa uuna ka mid yahay nimcooyinka aad u wayn oo ilaahay SW ina siiyey.
Waxaana dareemi kara nimcadaas wayninkeeda qofka aan haysan oo xanuunsan.
Waxaa inala gudboon in aan mar waliba ilaahay uga mahadnaqno nimcadaas.

Sidoo kale waxaa inala gudboon in aan ku dadaalno sidii aan u ilaalin lahayn caafimaadkeena.

Kani waa buug kaa caawinaya sidii aad u ilaalin lahayd caafimaadkaaga misna kaaga digaya waxayaabaha dhaawici kara caafimaadkaaga.

waxa uuna ku siinayaa Talooyin qiimo badan oo aad ku ilaalin karto caafimaadkaaga, waxaana qoray caalimkii waynaa ee ibnu qayyim.

Waxa aan jeclaystay in aan ku turjumo afkeena hooyo, waana turjumay ilaahay fadligiis.

Inshallah dhawaan ayaan halkaan idin kula wadaagi doonaa isaga oo pdf ah.**

Nagu dhiirigeli oo inoo badi 👍  ama ❤️  &  💬

3 months, 1 week ago

fadliga 10ka Bisha Carafo || Sh Xassaan
https://youtu.be/gwk52r3vQ9I

YouTube

fadliga 10ka Bisha Carafo || Sh Xassaan

BOOQO daarulxadiith​​​​​​.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah... Kusoo Biir Channelkeena Telegram​ Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...Ku Dhufo Halkaan ***👉***https://t.me/Daarul\_Xadiith

5 months, 3 weeks ago

الْيَوْمَ تُجْزَىٰ كُلُّ نَفْسٍ بِمَا كَسَبَتْ ۚ لَا ظُلْمَ الْيَوْمَ ۚ إِنَّ اللَّهَ سَرِيعُ الْحِسَابِ
آية رقم : ١٧
سورة: غافر
القارئ : #عبدالله_الموسي

5 months, 3 weeks ago

القارئ #محمد_الجوعي

We recommend to visit

القناة الرسمية والموثقة لـ أخبار وزارة التربية العراقية.
أخبار حصرية كل مايخص وزارة التربية العراقية.
تابع جديدنا لمشاهدة احدث الاخبار.
سيتم نقل احدث الاخبار العاجلة.
رابط مشاركة القناة :
https://t.me/DX_75

Last updated 1 year ago

القناة الرسمية ل ابن بابل - أخبار وزارة التربية والتعليم

@MARTAZA79BOT

Last updated 5 days, 18 hours ago

Last updated 1 week ago