Barashada Jaceylka

Description
Talo Alle udaa! Ducana waalid.❤️🫶
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 6 days, 5 hours ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 2 months ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 weeks, 5 days ago

2 weeks, 4 days ago

Wxn hayaa channelo telegram oo iib ah oo  subscribe toodu tahay  3.4k  iyo 4.6k k wxaana lagaa siinayaa qiimo macquula oo aad u jaban 9$  iyo 12$ hadii aad u baahan tahay
Wxd nagala soo xidhiidhi kartaa halkan👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇

@health_scienceACADEMY

2 weeks, 6 days ago

Kusoo dhawaada kuliyada HEALTH SCIENCE ONLINE SCHOOL

2024 qorshahaaga makuugu jirtaa inaad wax kabarato Caafimaadka hadaba kuliyadu waxa ay kuu diyaarisay coursooyinka hoos kuxusan oo bilaabmi doona bishan

➡️cytology &ANATOMY
➡️ parasitology
➡️Environmental Health
➡️primary health care
➡️ Health policy and planning
➡️ Vector control
➡️ occupational health

Maadaama oo ay thy dufacadii u horaysay waa bilaash diwaangalintu waa 3$ oo kaliya faa.idaysi wacan
Hadaba si aad warbixin faahfaahsan uhesho ama isku diwaan galiso kudhufo linkiga hoose
What's app kan 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
+252636457712

@Health_scienceAcademy

2 weeks, 6 days ago

Wxn hayaa channelo telegram oo iib ah oo  subscribe toodu tahay  3.4k  iyo 4.6k k wxaana lagaa siinayaa qiimo macquula oo aad u jaban 9$  iyo 17$ hadii aad u baahan tahay
Wxd nagala soo xidhiidhi kartaa halkan👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇

@health_scienceACADEMY

2 months, 2 weeks ago

DHIBAATOOYINKA LAGA DHAXLO QURAAC LA'AANTA. #FARIIN_CAAFIMAAD.

Waxaa jirto dhibaatooyin farabadan anan ku baraaruksaneyn ee laga dhaxlo quraac la'aanta, waxaana jirto cuduro halis oo aad qatar ugu jirto hadii subixi aadan quraacanin,

Dhibaatooyinka kadhasho quraac la aanta waxaa kamid ah:-

1-In ilaawshahaaga ama hilmaamkaga in uu bato

2-in uu kugu dhaco nooc kamid ah madax xanunka ee lagu magacaabo #Migraine taas uu qeyb madaxa kamid ku xanuunaayo

3-waxad halis ugu jirta in uu cudurka macaanka /sokor kugu dhacdo

4-waxaad kaloo halis ugu jirtaa in ay timahu ku gurmaan (daataan).

5-ma ogtahay in quraac la'anta laga dhaxlo xaydha caloosh ama in aad caloosha kacayisho (naaxdid).

6-Ma ogtahay in quraac la'aanta laga dhaxlo Stress (Isku buuq).

7-Ma ogtahay in quraac la'aanta aadka dhaxli karto cudurka halista ah ee Kansarka..

8-Ma ogtahay in quraac la'aanta laga dhaxlo cudurada ku dhaca wadnaha.

9-Mase ogtshay in quraac la'aan ay kugu sababi karto dhiig karka.

10-Ma ogtahay in quraac la'anta adka dhaxli karto suuxdin ama jareen.

Fadlan waadsoo aragtay dhibaatooyinka ay leedahay quraac la'anta maanta kedib anku dadaalno in aan quraacano subixii si aan ugu hortagno cudurada halista ah aan kor kuso xusnay mahadsanid, xiliga quraacda ugu wanaagsan subixi 7-8Am.

Waxay iitahay farxad iyo dhiiri gelin hadii aad manta kedib bilaawdo inaad quraacato

alxamdulilah.mahadsanid

@HEALTHSCIENCESCHOOL

2 months, 3 weeks ago

Cilmi Nafsiga Soo Jiidashada | The Pyschology of Attraction
- - - - -

Aqoonta qeexda dareenka ruuxiga ah ee wata farxadda iyo qanaacada ee keena in aan cid gaar ah ka xulanno dadka ayaa la dhahaa cilmi nafsiga soojiidashada, waxaana uu inta badan ka hadlaa waxa keena in aan si sahlan oo dabiici ah u sameyno xulasho adag, innaga oo aan wadan xeerar qoran oo aan wax ku xulanno. Walow uu mawduucani yahay mid qotodheer, haddana marka si guud loo eego cilmi nafsiga soojiidashada, waxaa jira shan shey oo la aaminsan yahay in ay saameeyaan qalbiyada dadka, kuwaas oo kala ah:

  1. Isla keenitaanka (similarity): in ay jiraan wax mideeya labada qof, sida aragti, dookh, yoolal, doonis, deegaan, qaab nololeed ama wax la mid ah ayaa la dhahaa isla keenitaan. Waana halkii ay heestu ka oran jirtay, "labada isla keenaysaa, korkey iska sii fahmaan."

  2. Isku dhowaan (proximity): waxaa la aaminsan yahay in waxyaalaha waaweyn ee keena in qofi qof jeclaado in ay ka mid tahay is arkidda badan, iyo wada joogitaanka, sidaas darteed in qofku uu ogyahay in uu maaddi ahaan (physically) u heli karo qofkaan waxa ay keentaa in uu jeclaado.

  3. Xal keenid (responsiveness): qofku in uu ogyahay qofka uu noloshiisa u furayo in uu yahay qof masuuliyad leh, oo bixin kara jaceyl, naxariis, ixtiraam, fahan, iyo garasho hawlaha lagu xalliyaa waxa ay keentaa in uu ka helo, oo uu cid walba oo kale ha horreysiiyo. Isaga oo weliba si dhab ah qofka ugu jeclaanaya in uu xal u yahay wax badan oo dareen ahaan, ama doonis nololeed ahaan uga maqan.

  4. Wax is weydaarsi (reciprocity): qofku in uu kuu istaagi karo, halka aad u taagan tahay halkeeda kale, oo aad sameyn kartaan jaceyl, ka wada xaajood arrimeed, sheekeysi, daryeel, iyo wanaag labada dhan ba ah, ayaa la dhahaa wax is weydaarsi. Waana waxa qura ee keena qofku in uu ka daacad ahaado dareenkiisa, sidoo kalena uu cafiyo gefafka qofkiisa, maaddaama uu ogyahay in uu u daacad yahay.

  5. Muuqaal (physical attraction): soojiidashada muuqaalku waa in aad qofka ka heshid quruxdiisa, ad adeygiisa (lab), jilicsanaanteeda (dhedig), wajigiisa, qaabkiisa, labbiskiisa, timihiisa, iyo qaybaha kale ee jirkiisa, adiga oo dareen ahaan u jecleysanaya in aad jir ahaan uga ag dhowaatid qof sidaan daadax (cute) u ah. Sidoo kale, soojiidani waxaa saameeya in uu qofku jir ahaan noogu dhowaado, oo uu agteenna istaago, cod macaan nagula hadlo, udgoonkiisu na saaqo, ama jirkeenna meelo ka mid ah uu taabto, oo uu sidaas u u xado xiisaheenna la xiriira soojiidasho.

#melyandhaan✍️

3 months, 2 weeks ago

Wxn hayaa channelo telegram oo iib ah oo subscribe toodu tahay 7.4k iyo 4.4k wxaana lagaa siinayaa qiimo macquula hadii aad u baahan tahay
Wxd nagala soo xidhiidhi kartaa halkan??????????

@Dream_girl645

3 months, 3 weeks ago

Wxn hayaa channel telegram oo iib ah oo subscribe tiisu tahay 7.4k qiimihiisuna yahy 17$ oo kaliya
Wxd nagala soo xidhiidhi kartaa

@Dream_girl645

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 6 days, 5 hours ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 2 months ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 weeks, 5 days ago