Baraarug

Description
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 2 months ago

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated 1 month, 4 weeks ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 1 month ago

hace 2 meses, 3 semanas

*?Maxaa Ka-Macaan Hadalkiisa, Ka-Cadli badan Weedhiisa,Ka-toosni badan Hadafkiisa.
?كما نحسبه والله حسيبه ولا نزكي على الله أحدا....!*

hace 2 meses, 3 semanas

*?Masar: Waa Cadaw Fulinaya isla Qorshihii Ethiopia, muhiimna maahan Magacyada Labadalayo Kolba Mid Markuu Cadawgu Kudaalo uu Salaxayo,ogowna Kulligood waxey Mushaarka Kaqaataan Shaydaamada Midoobay...!*

hace 2 meses, 3 semanas

‏قالوا أساءَ حَبيبُهُ فَأَجَبتُهُم?
إِنَّ الحبيبَ وَإِن أَساءَ حَبيبُ

hace 3 meses

?Gaalada Mudo go'an baa lalaheshiin maahan hadalkeygu oo sharcigu ma-dhigin Waqti go'an oon ladhaafi karin-Waxan iri heshiisku hanoqdo mid ku-go'an Duruuftaada iyo Maslaxadaada Sharciguna Ogolyahay Yacni Aan Kahor-imaaneyn...!

?idaa iyo adna idaa oon mudo laheyn: miyanu aheyn heshiis Abadi ah, adigu makeeni kartaa mudo cayiman oo ay Maslaxadooda Kujaan-gooyeen...

?Hadaba:Hadaanu heshiisku Abadi aheyn aaway quyuudiisii iyo mudadii lala galay Mareykanka ee Lagu Qiimeeyay Maslaxada.?

?Mida Xigta: Meyd Ninka Dul-istaagay ee Ducana Raacshay Qariinadu Waxey Cadeyn inuu Udanbi-dhaaf Weeydiiyay Sida Asalka ah oo Lacuskan Lkn inuu Aduunyo ugu Duceeyay awladisa iyo wax lamida waa: Ta'wiil aan Loo baahneyn Daahirkana Khilaafsan. ☝️

hace 3 meses

﴿وَإِن يَكُن لَهُمُ الحَقُّ يَأتوا إِلَيهِ مُذعِنينَ﴾
*?Shareeco horaad Udiideene Ama Xeerkiinii Ku-ekaada Ama Shareecada Ulaabta gabi-ahaan...!*

hace 3 meses

*?Ugu Yaraan:Diintu Waa Gacanta Labaad Agtooda Sida Shey Dani Kuu Keentay oo aadan Doonateen...!*

hace 3 meses, 1 semana

*?Markii Si Cilmi ah Loo Wada Hadlayo:
?تكفير الطوائف أو الأشخاص والأعيان؛ مسألة اجتهاديّةٌ تخضع لما عندك من المعلومات وهناك فرقٌ بين تأصيل المسائل وتنزيل الأحكام على مَن أتى بسبب ظاهر قصدَ إليه ولا أعني بذالك؛ أنّي أكفّر كلّ من خالفني فِي ذالِك؛لأنّ الحكم على شيء فرعٌ عن تصوّره وأرى أنّ أكثر الناس جهلوا عن حقيقة الحال والحُكمُ للرّائي لا للمَرئِيّ، والحمد لله الذي عافاني مما ابتلاهم به ☝️***

hace 3 meses, 1 semana

*?Dabcan Majiro Urur aan Kujiray oon Katagay iyo Aragtida Urur kale oon Kubiiray: Keliya Waxan Cabiray Aragti Sharci oo Sugan Xaqq Ayaana Uleeyahay.☝️***

hace 3 meses, 1 semana

?https://www.facebook.com/GRD1442/videos/1022658735896725/?app=fbl

Facebook

Log in or sign up to view

See posts, photos and more on Facebook.

hace 3 meses, 2 semanas

*?Go'aamada Adag ee Kusaleysan Manhajka Adag Xilliyada Adag Waxaa Lagu Waayaa Saaxiibo Adag oo Kula Fahmi Waaya.?***

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 2 months ago

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated 1 month, 4 weeks ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 1 month ago