قناة احمد علي على تيليجرام ( شروحات تقنية ، تطبيقات ، أفلام ومسلسلات ، خلفيات ، و المزيد )
Last updated 2 months ago
يرمز تيليجرام إلى الحريّة والخصوصيّة ويحوي العديد من المزايا سهلة الاستخدام.
Last updated 3 months, 1 week ago
- بوت الإعلانات: ? @FEFBOT -
- هناك طرق يجب ان تسلكها بمفردك لا اصدقاء، لا عائلة، ولا حتى شريك، فقط انت.
My Tragedy Lies With Those Things That Happen in One Second And Remain
- @NNEEN // ?: للأعلانات المدفوعة -
Last updated 4 months ago
Muhiimadu Quraanka loo akhriyo in la dareeriyo kaliya maha ee waa in loo fiirsado lana garto u jeedeeyinka uu Allaah ka leeyahay soo dajintiisa. Qur
aanka la akhriuo kaliya haddii arinku yahay Khawaarij ayaa wax ka faa`iidi lahayd .. !!!
الشيطان صبورٌ جدًا لأنكَ مشروع حياته!
يتدرّج معك تدرُّجًا لا تراه ..
يكفيه أن يَحرِمك في اليوم تسبيحةً ..
إلى أن يفرِّغ قلبَك من الدينِ ويملأَهُ بما شاء !"
Shaydaanku waa madaxa dulqaadka wayo wuxuu u noolyahay inuu tubta toosan kaa leexiyo, wuxuu ku dadaali maalinkii inuu inuu hal Tasbiix ku dhaafiyo
**Laba maalmood ee isku xigta ayaad midna ka yaabi barakadeeda oo wixii hawl kuu taalay oo dhan aad qabsan ! Maalina ayna laba isku kaa gaadhayn adoo wakhti haya ! Hadda waa laba maalmood oo isla ege la soco. Sidaa awgeed ayaa waxaa kamid ducooyinka Aroota iyo Galabta la akhrista ducadan weyn ee wax walba kulansatay:
«اللهم إني أسألك خير هذا اليوم فتحه ونصره ونوره وبركته وهُداه، وأعوذ بك من شرِّ ما فيه وشرِّ ما بعده»
Sideedaba haddaan Muslim nahay barakada ayuu wakhtigu wax inoogu taraa !**
Jannada sare raadso!.
1
Qofka Muslimka ahi waa qof han sare leh, sida diintu inna fartayna qofka hankiisu waa in aanu meel hoose noqon.
Halka u sarraysa ee qof Muslim ah hiigsadaa waa jannada, Jannadana waxa u sarraysa Al Firdaws, waana halka uu Nebigu Scw innagula taliyay in aynu ku ducaysanno.
2
Nebi Muxammad Scw waxa shaki la’aan ah inuu Jannada ka gelayo halka ugu sarraysa, qofka hanka sare lehna waa ka hiigsanaya inuu ka ag dhawaado Suubbanaheennii Muxammad Scw, in aad ka ag dhawaatana waxa kaa xiga inaad salligiisa badiso.
Waxa ka sugan Nebi Muxammad Scw inuu yidhi: “Dadka iigu dhow maalinta qiyaame waa kuwa iigu salli badan”.
Caawa waa Jimce, carrabkaagu yaanu ka daalin Salliga Nebiga Scw
اَللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ
Jidka jannada ha waydaaran.
jannadu waa higsiga iyo himilada qof kasta oo Muslim ah. Dhammaan wanaagyada aynu adduunka samaynayno ujeedka u danbeeyaa waa in qofka Muslimka ahi janno ku helo naartana kaga badbaado.
Waxa ka sugan Nebi Muxammad Scw inuu yidhi “Qofka agtiisa la igu soo qaado ee ogaan salligayga u dhaafa ama u waydaartaa waxa uu waydaartay jidkii Jannada”
Caawa waa Jimce, habeenka Jimcaha iyo maalinta Jimce shaqada u badan ee Nebi Muxammad Scw inna faray waa in aynu ku sallino, salligiisana badinno sababta oo ah waa loo bandhigaa oo waa la gaadhsiiyaa. Kolkaa badi salliga Nebiga Scw oo carrabkaaga ha ka qoyanaado.
Ilaahay jidka jannada innama waydaariyo.
Jimce barkhadeed.
قناة احمد علي على تيليجرام ( شروحات تقنية ، تطبيقات ، أفلام ومسلسلات ، خلفيات ، و المزيد )
Last updated 2 months ago
يرمز تيليجرام إلى الحريّة والخصوصيّة ويحوي العديد من المزايا سهلة الاستخدام.
Last updated 3 months, 1 week ago
- بوت الإعلانات: ? @FEFBOT -
- هناك طرق يجب ان تسلكها بمفردك لا اصدقاء، لا عائلة، ولا حتى شريك، فقط انت.
My Tragedy Lies With Those Things That Happen in One Second And Remain
- @NNEEN // ?: للأعلانات المدفوعة -
Last updated 4 months ago