DOOR BULSHO

Description
YouTube || www.youtube.com/@OGAALBULSHO
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated hace 5 días, 5 horas

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated hace 2 meses

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated hace 2 semanas, 4 días

2 months, 2 weeks ago
ixtiraamkayga dadka kale kama dhigna inan …

ixtiraamkayga dadka kale kama dhigna inan dan kaleeyahy iyaga❤️🙌

lkn waa dabeecad aan ka keeney tarbiyadeyda...!!🌱🕊

Waqtigaaga ka faa'ideyso.
≪━─━─━─◈─━─━─━≫
  Join🔻
@SH_MAXAMAD_NUUR
━━━✧❂✧━━

2 months, 2 weeks ago
2 months, 4 weeks ago

🔵 قناة فضيلة الشيخ محمد نور إبراهيم حفظه الله في الدارّين

#الفهرس

فهرس تسجيلات فضيلة الشّيخ [ محمد نور إبراهيم ] الموجودة في القناة

#علم_الفقه

{1} سفينة_النّجاء ⬇️⬇️⬇️
https://t.me/SH_MAXAMAD_NUUR/117

{2} سفينة_الصلاه ⬇️⬇️⬇️
https://t.me/SH_MAXAMAD_NUUR/130

{3} مختصر_اللّطيف ⬇️⬇️⬇️
https://t.me/SH_MAXAMAD_NUUR/142

#علم_النحوه

{1} متن_الأجرومي ⬇️⬇️⬇️
https://t.me/SH_MAXAMAD_NUUR/163

{2} خلاصة_متن_الأجرومي ⬇️⬇️⬇️
https://t.me/SH_MAXAMAD_NUUR/188

WAA INTA HADDA DUUBAN
WAXAA JIRA DURUUS KALE
OY DUUBID KU SOCOTO

KALA SOCO HALKAN
⬇️⬇️⬇️
https://t.me/SH_MAXAMAD_NUUR

5 months, 3 weeks ago

Gacmahaaga inaad kor u qaadid : inaad gacmahaaga kor u qaaddaa marka aad ducaysaneyso, ayuu ku daray Imaamka.

Mahad-naqa Alle iyo salliga Nabiga scw :inaad ku bilaawdaa ducadaada adigoo Allah ku mahadinaya oo amaanaya , oo aad dhammaadka ducadaadana aad ku ammaanayso Nabiga scw.

Istiqfaarta iyo Tawbadda : inaad ku bilowdo baahidaada Istiqfaar iyo Alle u noqod.

Inaad waajahdo Eebbe si qalbi is-hoosaysiin ah, aad sii wado ducada oo aadan ka joogsan, oo aad muujiso khushuucaaga iyo jacaylka aad Eebbe u qabto.

Rajayn iyo Cabsi : waa inaad Alle u barisaa si rajo iyo cabsi leh, adigoo ku baryaya magacyada Eebbe ee quruxda badan iyo sifooyinkiisa waaweyn,iyo kalinimadiisa { waxdaaniyah}.

Sadaqa : inaad ka hormariso ducadaada sadaqo intaadan ducaysan aad baxsataa sadaqo.

Intan waa tilmaamaha aan ka soo qaatay Ibnu Al-Qayyim Alle ha u naxariistee oo caalim la yaqaano ah, wuxuuna tilmaamay sida ku cad kitaabka { الداء والدواء} inaan la celin doonin.

Alle ha ina waafajiyo.

—-
Mahadsanid

https://youtube.com/@luqmaanmedia15?si=A-kf8Z30PmcSnQvh

5 months, 3 weeks ago

Dardaaran

"Dadka oo dhan waa in aad ku qiimeyso sida ay rabbigood ugu dhaw yihiin ama uga fogyihiin, ee qofna haku qiimeyn hantidiisa iyo darajaddiisa."

"Qofkii xalaal kugu doonnaayo usheeg in uu albaabka soo garaaco oo uusan daaqadaha kuu soo istaagin!."

"Jacayl walba oo Alle kaa fogeynaayo ka dheeraaw, gacaliye walba oo aan xaggiisa (Alle) kuu jiiddeynin ka tag!."

"Jacaylku waa wax wanaagsan oo lagu faanno ee ma'ahan wax xun oo la qarinaayo!. Midka wax jecelna waxaa laga rabaa in uu xalaal wax ku raadiyo."?..?️

https://www.facebook.com/profile.php?id=61560900635032

https://t.me/hoygaxikmada7

https://t.me/duruustasheekhmaxamadnuur

Facebook

Log in or sign up to view

See posts, photos and more on Facebook.

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated hace 5 días, 5 horas

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated hace 2 meses

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated hace 2 semanas, 4 días