SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 1 month, 1 week ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 3 months, 2 weeks ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 months ago
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
?KOOXDA MIDNIMO?
Halkaan waxaa isugu keenay?
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️
@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 ??
@Lamaane24h ??
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1
©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/npty4u0KCgFiYzg0
Haka raadin dadka sharaf iyo maamuus, waayo qiimahaagu waxa uu ku xidhan yahay hadba heerka aad ilaahay agtiisa ka taagan tahay.
Dhanbaalada quraanka.
Aduunyadu qofna saaxiib lama aha, oo way tageysaa, se qof garaadka leh ayaa ka taga intaanay iyadu ka tagin.
insaan kasta insaan kale ayuu arday u yahay,?✅
Sadax Ka mid ah Camalka Dadka Miizaanka Qiyaamaha Ma qaadi karo Weynikooda darteed.
1-Dadka Oo leyska Cafiyo: "Lama Soo Koobi karo Ajarka laga helo is cafinta ; Allah Wuxuu yiri.
[فمن عفا واصلح فأجره علي الله].
2-Sabarka badan: "isna lama soo koobi karo ajarka laga helo Sabarka , Rabbi Wuxuu yiri
[انما يوفي الصابرون اجرهم بغير حساب].
3 -Soonka badan: "isagane lama soo koobi karo ajarka laga helo Soonka .
allah ayaa xadiisul qudsi ku yiri:
[كل عمل ابنءادم له الاالصوم فانه لي وانا اجزي به ].
"Banko Carafo Waxaa la oranayaa
"Aaway kuwii ajarka allaah ku laahay .?
Waxaa soo bixi doono Kuwii soonka badnaa , Sabarka badnaa, Cafiska badnaa.
?Allow naga dhigo Kuwa maalintaa loo yeeri doono
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا مُحمد
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا مُحمد
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا مُحمد
استغفر الله العظيم وأتوب إليه،
استغفر الله العظيم وأتوب إليه،
استغفر الله العظيم وأتوب إليه،
Sikasta oo nolosha aduunku kuugu macaanaato ogow inaytahay mid dhamaanaysa, lagana dhimanaayo.
Lkn Nolosha Aakhiro waa mid aan dhamaanayn, lagadhimanayn.
.
("ياقوم إِنَّمَا هَٰذِهِ الْحَيَاةُ الدُّنْيَا مَتَاعٌ وَإِنَّ الْآخِرَةَ هِيَ دَارُ الْقَرَارِ")
.
Aakhiro ayaa ah guriga rasmiga ah ee raaxo iyo barwaaqo taalo.
?????
Xaalad xun markaad ku jirto oo aad isku daydo inaad rajo beesho, xasuuso in ilaahay dadka uu jecel yahay imtixaano ,sabarkuna yahay ka ugu fiican xaaladaas.
**؛ ﴿وَاذْكُرُوا اللهَ كَثِيرًا لَّعَلَّكُمْ تُفْلِحُونَ﴾
- «سُبْحَانَ اللهِ»
- «الحَمْدُ للهِ»
- «لَا إلَهَ إلَّا اللهُ»
- «اللهُ أكْبَرُ»
- «سُبْحَانَ اللهِ وَبِحَمْدِهِ»
- «سُبْحَانَ اللهِ العَظِيمِ»
- «لَا حَوْلَ وَلَا قُوَّةَ إلَّا بِاللهِ»
- «أسْتَغْفِرُ اللهَ وَأتُوبُ إلَيْهِ»
- «لَا إلَهَ إلَّا أَنْتَ سُبْحَانَكَ إنِّي كُنْتُ مِنَ الظَّالِمِينَ»**
??KOOXDA MIDNIMO??
Halkaan waxaa isugu keenay?
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️
@Qalpijaceyl42 ??
@Lamaane24h ??
@Qalbitabat14 ❤️?
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1
⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/udQhvgq8MTQ1MDBk
Telegram
MIDNIMO
Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 89 chats.
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 1 month, 1 week ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 3 months, 2 weeks ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 months ago