Beta academy (cryptocurrency)

Description
Waxaad joogtaa barta ugu muhiimsan ee xogaha suuqa Crypto ee Af-soomaali ku baxa.
Ka baro crypto: Betaacademy.tech
Advertising
We recommend to visit

buy ad: https://telega.io/c/BurqaaIspoortii

CEO @Obsamilli


Youtube https://www.youtube.com/c/OdeeffannooIspoortii

Last updated hace 1 mes, 1 semana

Chaanaalii kana irratti Faarsaa Kanneen Bara Durii,akkasuma Haaraa Qilleensarra kan Oolan @full Album,,, argachuu dandeessu #faarfannaa qabdan kara kana nuu ergu dandesu @Faarfannaahaaraa_bot
#group_keenya @faaruutuubee
#Channel keenya @OboroMedia
🙏🙏🙏

Last updated hace 1 semana, 6 días

📈 If stock market experts were so expert, they would be buying stock, not selling advice. 🤔
~Norman Ralph Augustine | @Stockbot

Contact: @Executive_Robot

Last updated hace 1 mes

1 month, 1 week ago

microstrategy CEO.

1 month, 1 week ago
Casharkii IEO hadaa daawatay Bitbrawl oo …

Casharkii IEO hadaa daawatay Bitbrawl oo aan tusaalaha ku bixinaynay maanta ayuu suuqa yimid marka dadkii IEO inay ku iibsadaan nasiibka u yeeshay waxay faaiideen 1021% inkastoo aan loo ogalayn inay coinankooda wada iibiyaan.

1 month, 1 week ago

Btc $70k

3 months, 1 week ago
Sell xoogan ayaa ka jira dhinaca …

Sell xoogan ayaa ka jira dhinaca shirkada Grayscale taas waxay keentay in hoos u dhac uu ku yimaado Bitcoin.
In badan oo kamida sellkaas wuxu ka imanaya FTX oo sameeya in uu bitcointa ku kala dhex iibiyo labo exchange oo rate kala duwan leh.

3 months, 2 weeks ago

Blackrock waxay iibsatay ilaa hada 25,067 Bitcoin oo ay u iibiyeen ETFkooda. Waa dhaqaale ka badan $1 Bilyan.
Bitcoin waxay noqotay ETFka ugu weyn maraykan oo waxayba dhaaftay Silverka.

3 months, 2 weeks ago
lacagta uu qof u baahnaan lahaa …

lacagta uu qof u baahnaan lahaa in uu galiyo si uu u noqdo Meme coin millionaire, isla marka uu bilowday coinkaas. from $190k to as low as $12.

3 months, 2 weeks ago
3 months, 2 weeks ago
Meme coinsku waa mucjiso. Hal asbuuc …

Meme coinsku waa mucjiso. Hal asbuuc kawaran hadii $100 uu isku bedeli lahaa $30,000!

3 months, 3 weeks ago

https://coinmarketcap.com/currencies/xai-games/#About

👀

CoinMarketCap

Xai price today, XAI to USD live price, marketcap and chart | CoinMarketCap

The live Xai price today is $0.7098 USD with a 24-hour trading volume of $109,270,019.51 USD. We update our XAI to USD price in real-time.

***👀***
3 months, 3 weeks ago

5 bilood ka hor bitcoin waxay ahayd $26k

We recommend to visit

buy ad: https://telega.io/c/BurqaaIspoortii

CEO @Obsamilli


Youtube https://www.youtube.com/c/OdeeffannooIspoortii

Last updated hace 1 mes, 1 semana

Chaanaalii kana irratti Faarsaa Kanneen Bara Durii,akkasuma Haaraa Qilleensarra kan Oolan @full Album,,, argachuu dandeessu #faarfannaa qabdan kara kana nuu ergu dandesu @Faarfannaahaaraa_bot
#group_keenya @faaruutuubee
#Channel keenya @OboroMedia
🙏🙏🙏

Last updated hace 1 semana, 6 días

📈 If stock market experts were so expert, they would be buying stock, not selling advice. 🤔
~Norman Ralph Augustine | @Stockbot

Contact: @Executive_Robot

Last updated hace 1 mes