๐Œ๐€๐€๐_๐ƒ๐‡๐€๐˜๐„_ ๐Ÿค+๐Ÿง 

Description
๐—ฆ๐—ข ๐——๐—›๐—”๐—ช๐—ข๐—ข๐—ช ๐—ช๐—Ÿ๐—Ÿ โœช

๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐—ฎ ๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐—น๐—ฎ๐—ฎ ๐—”๐—ฟ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐——๐—ถ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ, ๐—ฐ๐—ถ๐—น๐—บ๐—ถ ๐—ก๐—ฎ๐—ณ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ, ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ถ ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ, ๐˜๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ธ๐—ต๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐˜€๐—ต๐—ฒ๐—ธ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ...โœ๏ธ๐Ÿ’ช๐Ÿ˜Ž


๐—ก๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด ๐˜€๐—ฎ๐˜…๐—ถ๐—ถ๐—ฏ..โœ๏ธ๐Ÿค—
Advertising
We recommend to visit

ุจุณู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู…
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
ยฉ Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-โคต๏ธ
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5ย months, 1ย week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1ย month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1ย month, 3ย weeks ago

6ย days, 2ย hours ago
(**FURSAD QAALI AH** ): ***COMPUTERKU WAA โ€ฆ

(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!
KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .โœ****

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
โญFursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
โญ inay kaa go'antay wax dhigashadu.
โญ inaad ka wayn tahay 15 jir.
โญ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
โ—Introduction to windows
โ— Microsooft  word
โ—Microsooft ppt
โ—Microsooft excel
โ—Microsooft access
โ—Microsooft publisher
โ—Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
โญ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

3ย weeks, 1ย day ago
***๐Ÿ’Š*** **FURSAD MUHIIM AH .**

๐Ÿ’Š FURSAD MUHIIM AH .

Ma rabta  inaad barato daawoyinka(pharmacology).
Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada daawooyinka .

๐Ÿ’ŠBaro dawooyinka oo naftaada ku dawee.
๐Ÿ’ŠBaro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee.

Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose.
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq

1ย month, 1ย week ago
2ย months, 2ย weeks ago
Wad ku dali qisadyde qofnimadyda baro***๐Ÿ˜‰******๐Ÿฅฐ***

Wad ku dali qisadyde qofnimadyda baro๐Ÿ˜‰๐Ÿฅฐ

#Waqtisan asxaapta

@Dream_girl645

2ย months, 3ย weeks ago
  1. Dadka qaar wey aamus badan yihiin, sababtoo ah waxa ay dabeecad ahaan u dhasheen af gaabni.

  2. Dadka qaar wey aamus badan yihiin, sababtoo ah waxa ay la dalaa dhacayaan mushkilado maskaxdooda cusleeyay.

  3. Dadka qaar wey aamus badan yihiin, sababtoo ah waxa ay shir kula jiraan maskaxdooda, oo gorfeynaysa arrimo ay caqli badnaan ku ogaadeen.

  4. Dadka qaar wey aamus badan yihiin, sababtoo ah waa dad ku nool nolol isbeddel iyo macne la'aan ah, mana garanayaan wax ay sheegaan.

#Alhamdulillaah

@Dream_girl645

4ย months, 3ย weeks ago

Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Part3

https://t.me/addlist/Kthk05xB_RY4YzU0

5ย months ago

Waa sheeko muhiim, xambaarsana cashar muhim

Xeeyn rah ayaa maalin duurka ku wada safray. Nasiib xumo laba ka mid ayaa god dhoobo ah ku dhacay. Marka rahyadii kale ay arkeen sida godku uu u dheraa, ayeey ku wargaliyeen in labadan rah aysan leheeyn wax fursad ay ku badbaadi karaan, ugu danbeyna ay ku dhiman donaan godka. Labadii rah ayaa iska indha saabay hadaladii loo soo jeediyay, wexeeyna isku dayeen in ay soo boodaan ayna kasoo baxaan godkan dhoobadda intii karaankoda. Rahyadii kale ma aysan ka joojin in ay ku celceliyaan usheegidda in aysan kasoo bixi karin ayana isdhiibaan. Ugu danbeynโ€ฆ mid ka mid ah labadii rah ayaa dhageystay waxa rahyada kale ay ushegayeen iskana quustay.

Hadabaโ€ฆโ€ฆ.Maxaa helay rahii kale?

Rahii kale wuu sii waday booditaanka. Dhamaan rahyadii kale ayaa ku qeeyliyay una sheegay inuu joojiyo boodidda iyo xanunka la xariira. Rahii wuu sii xoojiyay inuu booddoโ€ฆ. ugu danbeeyntii wuu kasoo baxay godka. Markuu banaaka yimid ayeey weydiiyeen sababta uu umaqli wayay warkooda.

Rahan ayaa ahaa mid dhagooleโ€ฆ..

Wuxuu u sharaxay inuusan waxba maqlin. Wuxuuna mooday in ay ku dhiira galinayeen xilliga oo dhan sida uu uga soo bixi lahaa godkan.
Waxan qiyaasayaa in ay wax kaaga bexeen shekadan gabaanโ€ฆ.
Raha isdhiibay ayaa noqday mid aan leheeyn kalsooni. Kalsooni daradan oo ku saleeysan waxa ay dadka kale ka sheegeen.
Raha kasoo baxay godka ayaa ku dhiiraday kana dhaadhiciyay maskaxdisa inuu gaaro hankiisa iyo sida uu ku badbaadi lahaa.
Waxaa hubaal ah in dhamanteen marar badan dadka wax inaga shegaan kalsoonideena dhaawaca.

NUXURKA SHEEKADA HOOSE

โ€œDadalka badi, hana dhegeeysan waxa dadka kale ay kaa sheegaan. Lahaaw kalsooni buuxda, hankaadana ha weynaado. Waxaan ku rajeeynayaa Guul Insha Allah.โ€
Maxaad Ka Faaidaysaysatay Shekadan Nuxurka leh ๐Ÿ“โ˜บ๏ธ

5ย months ago

Akhaarey 1 iyo 2 Mid U Codeeya Post soo dhigaya Kii Bato ayaan soo dhigaya sacada 9:00 haddii alle idmo U codeeye New post Sacadasa so dhigaya โค๏ธ*๐Ÿ“***

6ย months ago

Telegram Ma iska Joogtay Adiga oo waqti badan kaga lumayay Hadana Ma waysanayd Meel aad ka heshid Channals Telegram oo Faa'iido u leh Noloshaada Haday Jawabtada Tahay haa halkaan waxa kuso xulay channals ayaan ku haynaa Ee ka Faa'ideyso

We recommend to visit

ุจุณู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู…
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
ยฉ Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-โคต๏ธ
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5ย months, 1ย week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1ย month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1ย month, 3ย weeks ago