Dive into the Ultimate Free Library: Your One-Stop Hub for Entertainment!

Radio Muqdisho

Description
Radio Muqdisho (راديو مقديشو‎) is a station radio broadcasting in Somalia. The headquarters for Radio Muqdisho is located from Mogadishu.
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 4 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 weeks, 3 days ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 1 week ago

5 days, 16 hours ago

Agaasimaha Hey’adda NISA Cabdullahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo ku sugan xuduudaha Gobolada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan ayaa bulshada deegaanka ku booriyay in ay joojiyaan colaada dhaxdooda ah ayna u diyaar garoobaan baacsiga Khawaarijta.

5 days, 17 hours ago

Taliyaha NISA ee degmada Marka Dhamme Maxamed Sheekh oo dhiirigelinayo ciidan u diyaarsan ciribtirka Khawaarijta.

1 week, 2 days ago

WAR SAXAAFADEED

Muqdisho, 25 April, 2024: In ka badan 70 Khawaarij ah ayaa lagu dilay ilaa 30 kalana waa lagu dhaawacay hawlgal ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada caalamka oo laga fuliyay hawdka deegaanka Tabar-mooge oo qiyaastii 28-km Waqooyi kaga beegan magaalada Xarardheere ee Gobolka Mudug.

Maleeshiyaadka halaagsamay waxaa lagu beegsaday saddex barood oo ku yaala deegaankaas, xogta la helay ayaa sheegeysa in ay isku aruursanayeen ilaa 150-Khawaarij ah, kuwaas oo isugu jiray maleeshiyaad ka soo firxaday hawlgalkii shalay ka dhacay deegaanka Carfuuda iyo maleeshiyaad kale oo la soo aruuriyay.

Geesiyaasha Ciidanka Qaranka iyo Saaxiibada Caalamka ayaa wali ku raad-jooga Kontomeeyo maleeshiyaad Khawaarij ah oo isku dayay in ay dhulka hawdka ah ku baxsadaan, iyada oo sidoo kale Khawaarijtu daryeel u la’dahay maleeshiyaadka dhaawacyada daran ay ka soo gaareen hawlgalka maanta.

Ciidanka Qaranka oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka iyo Geesiyaasha Shacabka Soomaaliyeed ayaa aad ugu jabiyay Khawaarijta hawlgaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay qaybo badan oo ka mid ah wadanka, waxaana ka go’an dowladda in la sii xoojiyo bartilmaameedsiga Khawaarijta ilaa dadkeenu xor ka noqonayaan cadowga ku soo duulay.

-Dhammaad-

1 week, 5 days ago

https://youtu.be/HzhEiRG7hhk

YouTube

Korneyl Cayrow "Khawaarijta meel kasta inaan ka saarno ayaan Ilaahey hortiis ka balan-qaadeynaa"

Taliye Maxamuud Cayrow "Khawaarijta joogta Galmudug oo dhan waxaa ku filan ciidanka qaranka iyo kuwa deegaanka ee Xarardheere jooga, meel kasta inaan ka saarno ayaan Ilaahey hortiis ka balan-qaadeynaa."

1 week, 5 days ago

https://youtu.be/WQFNbSPG5dg

YouTube

Taliye Cabdiraxmaan Xorogaay oo faahfaahin ka bixiyey howlgallo ay Khawaarijta ku baacsadeen oo ka..

Taliye Cabdiraxmaan Xorogaay oo faahfaahin ka bixiyey howlgallo ay Khawaarijta ku baacsadeen, miinooyin badana ay ku fashiliyeen oo koonfurta gobolka Mudug ay ka fuliyeen.

1 week, 5 days ago

https://youtu.be/59wVcmoOp3k

YouTube

Fu'aad waa ninka ugu halista badnaa Khawaarijta qaribtay reer Muqdisho hadda nolosha ayaa lagu hayaa

Fu'aad waa ninka ugu halista badnaa Khawaarijtii qaribtay reer Muqdisho, hadda nolosha ayaa lagu hayaa, isagaa ka sheekeynaya wixii uu halaag geystay.

2 weeks, 4 days ago

Wacyigelinta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo G/Sare Sheekh Daahir Maxamed Tawakal.

2 weeks, 5 days ago

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa kormeer ku tagay dugsiyada tababarka Ciidanka Xoogga Dalka ee Jeneraal Dhaga-badan, TurkSom iyo Jeneraal Daa’uud, halkaas oo ay ka amba-baxayaan cutubyo ku wajahan furimaha dagaalka iyo ciidamo tababar heerkiisu sarreeyo u aadaya dalka Turkiga.

2 weeks, 5 days ago

Abuu Ayaan"khawaarijta waxey soo siiyaan maleeshiyaadka u dagaalamaaya daroogo iyo cirbado qofka ka dhigaya waxa uu sameynaayo in uusan garaneyn".

2 months, 1 week ago
Radio Muqdisho
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 4 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 weeks, 3 days ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 1 week ago