Why Pay for Entertainment? Access Thousands of Free Downloads Now!

QAADO IFTIINKA💯💯👌

Description
Kanaalka Qaado iftiinka Waa kanaal kuu ifiya nolosha.
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5 days, 7 hours ago

1 month, 1 week ago

Sh. ibnu cuthaymiin wuxuu dhahay:" hadaad naftaada ka aragto markastoo aad qur'aanka akhrido inaad iimaan siyaadsanaysid, taasi waa calaamadaha tawfiiqda

Yaa Rabbi Ahlul Qur'aan Naga Dhig. 🤲

1 month, 1 week ago

Shaqooyinka ugu badan uu sheydaanka qabto waxaa kamid ah inuu kaa jeediyo qur'aanka!!

Cudur daaro tiro badan ayuu kuu sameynayaa ilaaa waqtiga uu kugu dheeraado adiga oo aan dareemaynin..
Kadibna maalinka qiyaamo markii la imaado waxaa arkee qur'aanka oo ehelkiisa ushafeecaayo adigana lagaa xarimey arinkaaas😭 oo aadan kamid aheyn dadka uu qur'aanka ushafeecaayo
Allow Ahlul Qur'aan Naga Dhig.🤲

1 month, 2 weeks ago

Madama uu ramadan dhamaday ma ahna inaa joojiso aqrinta Qur'aanka iyo tasbiixda ñafteyda iyo tiina waa ula dardarmaa inaa ku dadashaan aqrinka Qur'aanka maalintiina yeey dhamaan adinko kitaaabka alle furin ❤️😊

1 month, 2 weeks ago

Sh. Islaam Ibnu teymiya ;
Qalbiga wuxuu ku tilmaamay sida kalluunka oo kale badda hadii laga soo bixiyo wuu dhimanayaa ,"Qofka qalbigiisa haduu Qur'aanka ka dhex baxana wuu dhimanayaa"

Allow Ahlul Qur aan Naga Dhig.🤲

1 month, 3 weeks ago

Ciid wanaagsan

2 months, 1 week ago

Wiil dhalinyaro ah oo isbitaal ku jira ayey asxaabtiisa booqasho ugu tageen.

wiilka bukaanka ah wuxuu ku jiray xaalad adag mana eheen mid hadli kara.
Dhalinyaradii booqashada ugu tagay waxey dhinacyada ka fadhiisteen bukaankii oo sariirta saaran, bukaankii ayaa warqad agtiisa tiilay inta soo qabsaday ku qoray qoraal wuxuuna u dhiibay mid asxaabtiisa. Saaxiibkii isna warqada ma aqrine jeebka ayuu horay usii gashtay.

Daqiiqado yar kadib waxaa dhintay yarkii xanuunsanaa, saaxiibkii warqada loo dhiibay ayaa warqadii jeebka kasoo bixiyay si uu u ogaado waxa warqada ku qoran iyo in saaxiibkiis uu dardaaran u qoray.

Warqada waxaa ku qornaa sidatan:
"Sxb ka dhaqaaq meesha, waxaad ku taagantahy tubada oxygenka ma neefsa karo waxaan ku dhawahay in aan dhinto 😭💔.

Dulucda sheekada:
Waligaa dib ha udhigin qoraal uu qof kuusoo qoray ama wicitaanada taleefanka sababtoo ah waqtigaas la taaganyahy in jawaabtaada muhiim tahay ayaa laga yaabaa.

3 months, 2 weeks ago
Fashionka, si kasta oo ay u …

Fashionka, si kasta oo ay u qurux badan yihiin una gaadhay Meesha Ugu sareysa, kama qurux badnaan doono Asturnanta iyo xishoodka
Gabadha🥰❤️.

3 months, 3 weeks ago

https://youtu.be/V3nKDadb-dw?si=K-HWqrk-dm-vqRzl

YouTube

Maxaad Sugaysaa ?! | Jirkaada Sidaan Ayuu Noqon Markaad iska Dayso Caadada Xun iyo Aflaamta Xun .

kanaalka : www.youtube.com/ogaansho twitter :twitter.com/OGANSHO\_CHANNEL facebook : www.facebook.com/OGANSHO fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah www.youtube.com/ogaansho #kanaalka\_ogaansho

4 months ago

SHEEKO XIKMAD BADAN:

ninbaa Wuxu ku dhaartay inuuna guursan ilaa boqol nin la taliyaan oo soo guursaday, waxa la taliyay 99 nin, waxa u hadhay hal nin, wuxu go'aansaday in uu kusoo khatimo qofka ugu horreeya ee uu barri la kulmo, waxa uu la kulmay nin waalan oo faras fuushan,ninkii waalnaa ayaa ku yidhi:"ka baydh faraska yaanu ku jiidhine!"

Ninkii baa yidhi:"jooji faraska si'aan kuu waydiiyo su'aal?"

Wuu joojiyay.

Wuxu ku yidhi:"nio ballan ayaan ku qaaday inaaan la tashado 100nin adna waxa tahay kii dhamaystirayay,waxa aanan go'aansaday inaan ku dhamaytiro qofka ugu horeeya ee iga soo horbaxa adigaana iga soo horbaxay ee nio waan guursan rabaaye ila tali?"

Ninkii waalnaa wuxu yidhi:"dumarku waa saddex: mid adaa leh, midna malihid, midna ma lihid lamana laha".

Ninkii waalnaa wuxu yidhi:"iska eeg faraska" waanu tagay. Ninkii ayaa iswaydiiyay muxuu ula jeeday! Wuxu kadaba tagey ninkii waalnaa, wuxuna ku yidhi:"maxaad uga jeeday?"

wuxu yidhi ninkii waalnaa:"ta 1aad waa gabadha bikrada ah qalbigeeda iyo jacaylkeedaba aday ku siiinaysaa oo may arag nin kale haddaba haddii aad wanaajiso, waxay odhan: ragoo dhan waa sidan! Hadii aad xumaysana, waxay odhan: ragoo dhan waa sidan!"

"Ta 2aad: waa gabadh carmala ilmona wadata waxbay kaa qaadi wiilkeedana way siinaysaa maalkaagana way qaadnaysaa ninkii horana way u barooranaysaa"

"Ta 3aad:waa carmalka aan wadan ilmo hadii aad wanaajiso waxay odhan: kanaa ka khayr badan kii hore! Hadii aad xumaysana waxay odhan: kanaa ka xun kii hore!

Haddaba hadii aad u wanaag samayso: adaa hananaya haddii kale maya!"

Ninkii waalnaa wuu iska tagay, ninkii ayaa kadaba tagay, wuxuna ku yidhi: "waxaad ku hadashay hadalkii xakiimka waxana udhaqmaysaa sida dadka waalan!?"

Wuxu yidhi ninkii waalnaa: "waar qabiilkaygaa rabay inay iga dhigaan qaadi lkn anaa diiday way igu celceliyeen waxaan iska dhigay nin waalan si'aan uga badbaado."

5 months, 2 weeks ago
Ku badal noloshaada Salaada

Ku badal noloshaada Salaada

Markaad garan waydo Qaab aad noloshaaada u Badasho Ha is Waydiin Halkeen ka bilaba ee ka bilaw Salaada

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5 days, 7 hours ago