QAADO IFTIINKA???

Description
Kanaalka Qaado iftiinka Waa kanaal kuu ifiya nolosha.
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 2 months ago

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated 2 months ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 1 month ago

2 months, 2 weeks ago
Meherka oo la fududeeyo wuxuu ka …

Meherka oo la fududeeyo wuxuu ka midyahay sunnada.

Nabiga ﷺ wuxuu yiri: "meherka la sahlo baa kheyr badan".

Gabdhow meherka fududeeya.

3 months, 1 week ago

القارئ احمد كاسب

3 months, 3 weeks ago

Wll hadda xamar joog fadlan hospital
Tag dhiig ugu deeq walalhagaa ay khawarijta xasuuqday iyaga wax galabsan ??

5 months ago
'Hadal Qiimo badan"

'Hadal Qiimo badan"
Dulqaad kasta waxaa ka dambeeya waxyaabo qurux badan.
Ha degdegin, laga yaabee inaad hesho waxaad rabto.."

5 months ago
Insaanka Alle wuxuu ka abuuray ciidda …

Insaanka Alle wuxuu ka abuuray ciidda iyada ayaa lagu celin doonaa iyada ayaa haddana mar kale laga soo saari doonaa..

5 months ago
QAADO IFTIINKA???
7 months, 1 week ago

Sh. ibnu cuthaymiin wuxuu dhahay:" hadaad naftaada ka aragto markastoo aad qur'aanka akhrido inaad iimaan siyaadsanaysid, taasi waa calaamadaha tawfiiqda

Yaa Rabbi Ahlul Qur'aan Naga Dhig. ?

7 months, 1 week ago

Shaqooyinka ugu badan uu sheydaanka qabto waxaa kamid ah inuu kaa jeediyo qur'aanka!!

Cudur daaro tiro badan ayuu kuu sameynayaa ilaaa waqtiga uu kugu dheeraado adiga oo aan dareemaynin..
Kadibna maalinka qiyaamo markii la imaado waxaa arkee qur'aanka oo ehelkiisa ushafeecaayo adigana lagaa xarimey arinkaaas? oo aadan kamid aheyn dadka uu qur'aanka ushafeecaayo
Allow Ahlul Qur'aan Naga Dhig.?

7 months, 1 week ago

Madama uu ramadan dhamaday ma ahna inaa joojiso aqrinta Qur'aanka iyo tasbiixda ñafteyda iyo tiina waa ula dardarmaa inaa ku dadashaan aqrinka Qur'aanka maalintiina yeey dhamaan adinko kitaaabka alle furin ❤️?

7 months, 1 week ago

Sh. Islaam Ibnu teymiya ;
Qalbiga wuxuu ku tilmaamay sida kalluunka oo kale badda hadii laga soo bixiyo wuu dhimanayaa ,"Qofka qalbigiisa haduu Qur'aanka ka dhex baxana wuu dhimanayaa"

Allow Ahlul Qur aan Naga Dhig.?

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 2 months ago

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated 2 months ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 1 month ago