AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY

Description
Dugsiga alfurqaan waa dugsi ku baxa habka online ka kaas oo ay wax ka dhigtaan arday farabadan oo ku kala sugan daafaha dunida.

Maamulka👉👉👉 @UstaadAbdurisaaq

Ku xidhnow facebook pagekayaga
.
https://www.facebook.com/profile.php?id=100091495486407.
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago

1 week, 6 days ago
Kusoo dhawaada kuliyada ALRAHMA ONLINE SCHOOL

Kusoo dhawaada kuliyada ALRAHMA ONLINE SCHOOL

2024 qorshahaaga makuugu jirtaa inaad wax kabarato diintaada suuban, hadaba kuliyadu waxa ay kuu diyaarisay maadooyinka hoos kuxusan oo bilaabmi doona bishan 5/2024

➡️siiro: taariikhdii nabiga صلى لله عليه وسلم ( Hal bil)
➡️ xadiith ( Hal bil)
➡️caqiidada islaamka ( hal bil)
➡️fiqhi ( dhamaan dahaarada iyo cibaadaadka ( hal bil)

Hadaba si aad warbixin faahfaahsan uhesho ama isku diwaan galiso kudhufo linkiga hoose
@alrahma_academy@alrahma_academy @alrahma_academy

1 week, 6 days ago
Laba maalmood ayaa ka hadhay diwaan …

Laba maalmood ayaa ka hadhay diwaan galinta fursadan  hadii aad ubaahan tahay hore isku diwaan gali links ka hoose

1 week, 6 days ago

Waa ID CARD yada ardaydii is diwaan galisay bishan 5aad 2024
Wali fursadani way socotaa kamid noqo ardayda bishan shanaad

2 weeks, 4 days ago

Codsi
Kusoo biir chanelkeenan cusub ee Alraxma online academy si aad ugu biirto linkiga hoose kudhufo mahadsanid

https://t.me/sgushonlineuhsuveykauvehjug

3 weeks, 1 day ago

MAALIN WANAAGSAN IYO FURSAD WANAAGSAN

Fasalo cusub oo luuqada carabiga ah iyo higaada ayaanu bilownay.

Qiimo dhimis dhanka  feega ah na waaad helysaa.  Ka faaidayso fursada.
Oo jabi darbiga jahliga.

Hadii aad xiisaynayso barshadooda .
Ciwaankan hoose iska diwaan gali.
👇👇👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq

4 weeks ago

(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!
KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .****

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad ka wayn tahay 15 jir.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.

HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇

@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

4 weeks, 1 day ago
1 month ago

BUSHAARO BUSHAARO.

MA JECESHAY INAAD LUUQADA CARABIGA BARATO SHAHAADANA KA QAADATO.
KAALAY KA FAA'IDAYSO FURSADAN AY BIXINAYSO ALFURQAN ONLINE SCHOOL.
ADOO GURIGAAGA JOOGA AMA ADOO SHAQADAADA JOOGA KAALAY BARO LUUQADA CARABIGA.
HADAAD DIYAAR TAHAY CIWAANKAN TAABO OO LAHADAL USTAADKA.👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq

1 month ago

Fursad cusub iyo maalin cusub

BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO

Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee ALFURQAN ONLINE SCHOOL idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 4aad ee sanadka 2024
oo kala ah.

1) Quraanka iyo axkaamtiisa.
2) Barashada carabiga.
3) barashada Englishka.
4) barashada combuterka iyo isticmalkiisa oo bilow ah .
5) xisaabta( dadka wawayn )
6) Higaadda  oo bilow ah

Courses gaaban

1: cv writing

Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas.

Ku baro cilmiga adoo
# Gurigaaga jooga
# Adoo shaqadaada jooga
# Adooo ciyaalkaga dhex jooga
# Adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta.# Adoo shaqynaya baro cilmiga .

Halkan hoose  iska diwaan gali:👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

1 month ago

(FURSAD QAALI AH )

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .****

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad ka wayn tahay 15 jir.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.

HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇

@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago