SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 6 days, 5 hours ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 2 months ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 weeks, 5 days ago
PAWS waa airdrop cusub oo qayb ka ah mashruuc heer caalami ah oo uu taageerayo TON Foundation, wuxuuna ka dhexeeyaa project-yo badan oo leh fursado cusub ee lagu kasbado crypto. Airdrop-kan wuxuu ku abaal-mariyaa dhibco kuxiran muddada uu jiro akoonkaaga Telegram iyo ka-qeybgalkaaga airdrop-yo hore sida Notcion, Dogs, iyo Hamster. Waxa kale oo uu bixiyaa dhibco markaad dhammaystirto tasks gaar ah oo la samayn doono.
Fursaddan waa mid xadidan oo socon doonta muddo kooban, waa sida ay sheen e', sida Dogs oo kale, sidaas darteed ka faa'dayso.
Halkaan kaga biir: https://t.me/PAWSOG_bot/PAWS?startapp=vK2ZbYP5
IbrahimOmar.com – Booqasho kaliya ayaa laga yaabaa inay si qoto dheer u beddesho fahankaaga dhaqaale iyo teknolojiyada casriga ah. Waxaan ku siin doonaa aragtiyo horumarsan oo ku saabsan blockchain, cryptocurrency, iyo sida ay u horseedi karaan mustaqbal cusub oo isku dhafan tiknoolajiyada iyo ganacsiga casriga ah. Xogta aad ka hesho waxay noqon kartaa mid qaabayn karta fursadahaaga maalgashi iyo guushaada ganacsi. Ku soo biir safarkeenaan mustaqbalka dijitaalka ah, oo fur fursadaha albaabo aan horay u arag!
Nidaamka Airdrop-ku waa in inta aysan shirkaduhu coin-kooda soo launch garayn ay sameeyaan wax loo yaqaan testnet, taas oo ah inay u ogalaadaan dadka markaas inay isticmaalaan oo ay tijaabiyaan Software-kooda, taas oo ka dhalanaysa in markii uu coin-ku soo baxo ay markaas ciddii project-ga lahayd ay abaalmarin (reward) siiyaan dadkii tijaabadaa ka soo qayb qaatay, taas baa marka loo yaqaan airdrops.
Shirkadu waxa ay iyadu ka faa'iidaysaa inay halkaas ka hesho community oo dhammaan dadkii ka soo qaybqaatay tijaabada waxay ka hadal haynayaan meel kasta, iyo inay ogaadaan project-gooda nidaamkooda inuu pressure xamili karo oo aan horay loo hack garayn karin, iyo xawaarihiisu qaabka uu yahay, dhammaan waxyaalahaas bay faa'iidayaan markii testnet-ka uu ku socdo, dadkuna waxay faa'iidayaan in hadhow markii la soo lunch gareeyo ay helaan abaalmarino taasoo ah coins ay ka helaayaan cidda markaas coin-ka soo saartay.
Bishaan September waxaa la soo saari doonaa Airdrops aad u badan, waxaana dadkii mudada ka soo shaqaysanaayay la siin doonaa reward-kooda.
Hadaba hadda Airdrop-yada socda waxaa ugu caansan Hamster, Musk Empire, BLUM, Rocky Rabbit, Catizen, Gemz, Goats, Gemee, Tomerkat, Bool bot, Frog, Hamster go, Dormint, Cryptorank, Egg drop, Cats, Ducks, Bombia, Hold coin, TONX ID, IWM.
Qaybta comment-ga waxaan idinkula wadaagi doonaa Telegram-kayga main-ka oo aad kala socon kartaa dhammaan information suuqa, sidoo kale Telegram-ka SomaliAirdrops baan isna soo dhigayaa oo aad ka heli doonto kaararka iyo codes-ka aad shaqooyinka kala duwan ku qaban lahayd.
Som Crypto Exchange
protecting your capital is much more important than making money. Basically becous if you loss your capital, making money is much harder. "missing the train" vs. "lossing your mone. there are alot of trains, but if your money is gone, it's over.
Inaad raasimaalkaaga ilaashato, oo aad saving lahaataa waxay ka muhiimsan tahay inaad lacag samayso, sababtoo ah haddii aad raasimaalkaaga lumiso, way adkaynaysaa inaad lacag samayso. Tusaale haddii aad ganacsi suuqa ka sii baxaya aad adigu hadda bilowdo simply waxaad luminaysaa lacagtaadii.
Ciid Mubaarak
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 6 days, 5 hours ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 2 months ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 weeks, 5 days ago