๐Ÿ”ดAqoonmaal Books๐Ÿ“š๐Ÿ’›๐Ÿ’šโค๏ธ

Description
Hadii 1 book $1 lagaa siiyey anaga 100 buug ayaan kugu siineynaa $0 welcome Pro An My sister ๐Ÿ˜‡๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ’ป

-PDF somaali
-PDF english
-PDF carabi

๐ŸŽ“ Thanks ! to Join ๐ŸŽ“
Advertising
We recommend to visit

ุจุณู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู…
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
ยฉ Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-โคต๏ธ
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 4ย months, 3ย weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2ย weeks, 3ย days ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1ย month, 1ย week ago

5ย days, 10ย hours ago
๐—ฆ๐—ฃ๐—ข๐—ก๐—ฆ๐—ข๐—ฅ๐—˜๐—— ๐—•๐—ฌ :

๐—ฆ๐—ฃ๐—ข๐—ก๐—ฆ๐—ข๐—ฅ๐—˜๐—— ๐—•๐—ฌ :

@halgnka
@wadnojacayl
@Darenjaceyl1
@dhiirigaliye10
@Maskax_maaal
@noloshuwaaguul
@Xikmadoiyodhiirigalin

๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ณ๐—ธ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ถ๐—ป ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜‚ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฏ ๐˜๐—ถ๐—ฟ๐—ป๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ๐—˜๐—ฒ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐—ฑ๐˜‚๐˜„๐—ฎ๐—ป ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฎ๐˜„๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ป๐—ผ., ๐Ÿ’ฏ๐Ÿ“š๐Ÿง 

6ย days, 15ย hours ago

QIIMO DHIMIS BALLAARAN

=WAXA FURSAD SIINEYNAA 300 QOF
ONLINE COURSES
1=basic computer 29 videos
Qiimaha 4$ oo kaliya
2=school management system 40 videos qiimaha 5$
3=graphic design 14 videos qiimaha 3$
4=hotel management system 24 videos qiimaha 5$
5=website design 13 videos qiimaha 4$
6=window formating 8 videos qiimaha 3$
7=e-commerce alibaba 11 videos qiimaha 4$
8=public speaking 7 videos qiimaha 3$
9=diploma in english
10=course nutrition 7 chapter iyo muuqaaladooda qiimaha 5$
11=course english 5 buug iyo muuqaaladooda qiimaha 4$
12=monitoring and evaluation 6 chapter iyo muuqaaladooda qiimaha 4$
13=research methodology 6 muuqaal iyo buug tix raac qiimaha 4$
14=maternal child and health 6 chapter iyo muuqaaladooda qiimaha 5$
15=course health wash 7 chapter iyo muuqaaladooda qiimaha 6$
16=project planning management 7 chapter iyo muuqaaladooda qiimaha 5$

Waxbarta aan barwaaqo gaarnee

https://wa.me/message/YDTNEAFI3ZFYM1

WhatsApp.com

ustad abdixakiin Mohamed

Business Account

QIIMO DHIMIS BALLAARAN
1ย week, 4ย days ago

Asxabey aan isku soo ducayno โค๏ธ

1ย week, 6ย days ago

WAXAAN SOO DIYAARIN DONAA OO AAN SOO WADAA QORMADII OGU FAAIIDADA BADANYD ABID EE AAN SOO QORNO AMA AAN SOO DHIGNO wali diyaarin ayaan ku wadaa

Wayna idin soo gaari dontaa insha allah (WAA QORMADII OGU FAAIIDADA BADNAYD INTAN QORMO QORAYAY) mesha indhaha ku haay ciwankeeda kama hor dhacaayo๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

1ย week, 6ย days ago

Wakhtigu waa sadex

1:Tagto
2:Taagan
3:Timaado

Waxaana ogu muhiimsan taaganta (Ka faaiidayso)

2ย weeks ago

-Hadii aadan u dagaalami karin waxa aad rabto ha u ooyin waxa aad lumisay

2ย weeks, 6ย days ago

MA DOONAYSAA IN AAD KU GUULAYSATO NOLASHA ADUUNKA IYO AKHIRADA

-Haday jawaabtaadu tahay haa waxaan kuu hayaa arin aad aduunka iyo akhiro ku libaani waa arin aad aduunkan ku nolaan nolal mida ogu sarayso, nolal cizi ah, nolal farxad leh, nolal dagan, nolal barwaaqo, nolal aad u sarayso, akhirana insha allah Jano

Waa wax aad afka basa ka qabanayso waa labo arin oo hadad joogtayso aad guulaysanayso aduun iyo akhiro

1:AL istiqfaar
2:Saliga nabiga scw gaar ahaan (Siiqada ibraahiimiyada la dhaho)

^Shantaada wakhti hadad ka adkaato, danbi oo dhana aad ka fogaato inta aad karto

Labadaas wardina aad ku dhagto sida aan geeridayda u hubo ayaan u hubaa in aad ku nolaan doonto nolasha aad rabto aduunka nolal qurux badan akhirana ajir wayn โค๏ธ

2ย weeks, 6ย days ago

- Waxba ha waydiisanin wax cawinaad ah biniaadamka waayo cawinaada dhabta ah xaga alle ayeey jirtaa

Alle ha ina garan siiyo amiinโค๏ธ

3ย weeks, 3ย days ago
4ย weeks, 1ย day ago

-27 caawa yaa ka faaiidaystay in ay tahay caawa habeenkii la sugayay %90 u badantahay

-meesha aan joogo waligey ma arkin caawa sida jawiga uu yahay sidaas oo kale isaga oo ah wlh

-wax nuuxnuuxsanaayo ma arki dhaxantii ma joogto dabayl yar oo udgoon oo aan wlh waligey arkin iyada oo kale ayaan socoto, jawigan oo kale ma arkinba waligey caawa ka hor caawa iyadu waa laylatul qadar Walee waan yaabanahayba โค๏ธ๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜

We recommend to visit

ุจุณู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู…
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
ยฉ Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-โคต๏ธ
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 4ย months, 3ย weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2ย weeks, 3ย days ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1ย month, 1ย week ago