Unlock a World of Free Content: Books, Music, Videos & More Await!

Afoogy

Description
Afoogy Waa bar si online ah wax loogu barto oo ay ku diyaar yihiin macalimiin aqoon dheeraad ah u leh waxay ku barayaan.
Kaliya afoogy ma ahan meel wax lagu barto ee sido kale waxa adiga u aragto faaido inu yahay wa ku diri kartaa
Advertising
We recommend to visit

Ku soo dhawoow channelkan waxaad ka heli doontaa filmadii hore iyo kuwa hada 2021..terjumida Astaan iyo fanproj.๐Ÿ’ช๐Ÿ™๐Ÿฅฐ๐Ÿ™

Last updated 1ย month, 3ย weeks ago

ASOSIY ADMIN : @YALLY_STORE
OTZIVLA : @yally_otziv
ARENDA : @YALLY_ARENDA

Last updated 1ย month, 3ย weeks ago

Manager


โœ…ONLY Global
โœ… UPGRADE GUNS
โœ… CHEAP ACCOUNTS
โœ…AAMINAD IYO KALSONI
โœ…ONLY FOR SALE NO EXCHANGE

๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ’ผCEO
@XUSKA_BOY

Last updated 1ย week, 6ย days ago

1ย month ago
***๐ŸŽ‰*** ***๐ŸŽŠ*** ๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐˜„๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป***๐ŸŽ‰*** ***๐ŸŽŠ***

๐ŸŽ‰ ๐ŸŽŠ ๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐˜„๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป๐ŸŽ‰ ๐ŸŽŠ
Dhamaan ummada muslimiinta ah, khaasatan ummada somaaliyeed. waxaan ugu hambalyaynaynaa munaasabada Ciidul Fidriga.
Allaha inaga Aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee aan soo sameyneynayy bisha barakaysan ee Ramadaan.
Ku ciida farxad iyo caafimaad meel walba oo aad joogtaan.๐Ÿ˜

1ย month, 1ย week ago
Goordhow Insha'๐—”๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต

Goordhow Insha'๐—”๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต
Kooras Cusub ๐ŸŽ‰ ๐ŸŽˆ

1ย month, 1ย week ago
Falcelinta mid kamid ah ardayda dhigta โ€ฆ

Falcelinta mid kamid ah ardayda dhigta ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—Ÿ๐˜‚๐—พ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ด๐—ฎ๐Ÿ“š

3ย months ago
Assalamu alikumu

Assalamu alikumu
Ardaydeena qaaliga ah,

Waxaan ka xunahay inaan idin ogeysiino in akoonkeena WhatsAppka cilad ku timaaday๐Ÿฅฒ. Waxaan ka cudur daaraneynaa wax kasta oo dhib ah oo dhacay, waxaanan kuu xaqiijineynaa in aan si hufan uga shaqeyneyno sidii arrintan loo xallin lahaa sida ugu dhaqsaha badan.

Dhanka kale, waxaan si naxariis leh kaaga codsaneynaa inaad nagala soo xiriirto Telegram[@๐š๐Ÿ๐จ๐จ๐ ๐ฒ๐ฉ๐ฅ๐š๐ญ๐Ÿ๐จ๐ซ๐ฆ] ama nambarkeena cusub ee WhatsApp [+๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ—๐Ÿ–๐Ÿ—๐Ÿ–๐Ÿ—๐Ÿ“๐Ÿ’], Kooxdayadu farsamada waxay diyaar u noqon doonaan inay ku caawiyaan oo ku siiyaan wixii macluumaad ah ama taageero ah oo lagama maarmaan ah.

Waxaan fahamsanahay muhiimada ay leedahay isgaarsiinta aan kala go'a lahayn waxaana naga go'an inaan si degdeg ah u xalinno arrintan. Waxaan ka cudur daaraneynaa wax kasta oo dhib ah oo sababay, waxaanan ku mahadcelineynaa dulqaadkaaga iyo fahamkaaga muddadan.

Waad ku mahadsan tahay wada shaqayntiina.

Afoogy

3ย months, 1ย week ago
Ka dagso ๐š๐Ÿ๐จ๐จ๐ ๐ฒ ๐€๐ฉ๐ฉ

Ka dagso ๐š๐Ÿ๐จ๐จ๐ ๐ฒ ๐€๐ฉ๐ฉ
๐Ÿ“Œhada android isticmaalaysid ๐†๐จ๐จ๐ ๐ฅ๐ž ๐ฉ๐ฅ๐š๐ฒ
๐ŸŸขAndroid: https://play.google.com/store/apps/details?id=com.afoogy.afoogy
๐Ÿ“Œ hada iPhone isticmalaysidna ๐€๐ฉ๐ฉ ๐ฌ๐ญ๐จ๐ซ๐ž
๐ŸŸขApp store: https://apps.apple.com/us/app/afoogy/id6474119456

3ย months, 1ย week ago
Waxaa xalay si qurux badan inoogu โ€ฆ

Waxaa xalay si qurux badan inoogu bilawday ๐—ณ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐Ÿญ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ee ๐—ฑ๐˜‚๐—ณ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐Ÿฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ee diplomada ingiriisiga.
Ardayda cusub waxaan leenahay kusoo dhawaada Afoogy๐Ÿฅฐ

5ย months ago

https://youtu.be/fD4nZCBVB9I

YouTube

Farsamo aa ku ziyaadin karto xasuustaadi Luqada ingiriisiga

Waa casharo farsamooyin todobaadle ah uu ustaad @SalmaanMaadow uu kusoo gudbiyo diplomada luqadda ingiriisiga ee afoogy ka baxdo. \_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_\_ Websitkayna: ***โญ•๏ธ*** afoogy.com Sidoo kale nagala soco Barahayna Bulshada: ๐—ก๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ: ***โ˜Ž๏ธ***โ€ฆ

5ย months ago
Dhowaan Insha'๐—”๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต ***๐ŸŸข*** ***๐ŸŸข*** ***๐ŸŸข*** ***๐ŸŸข*** โ€ฆ

Dhowaan Insha'๐—”๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต ๐ŸŸข ๐ŸŸข ๐ŸŸข ๐ŸŸข ๐ŸŸข

5ย months, 1ย week ago
Jimco wanaagsan ***๐ŸŽ‰***

Jimco wanaagsan ๐ŸŽ‰

5ย months, 2ย weeks ago
Maxay naga dhaheen ๐—”๐—ฟ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ฎ!

Maxay naga dhaheen ๐—”๐—ฟ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ฎ!

We recommend to visit

Ku soo dhawoow channelkan waxaad ka heli doontaa filmadii hore iyo kuwa hada 2021..terjumida Astaan iyo fanproj.๐Ÿ’ช๐Ÿ™๐Ÿฅฐ๐Ÿ™

Last updated 1ย month, 3ย weeks ago

ASOSIY ADMIN : @YALLY_STORE
OTZIVLA : @yally_otziv
ARENDA : @YALLY_ARENDA

Last updated 1ย month, 3ย weeks ago

Manager


โœ…ONLY Global
โœ… UPGRADE GUNS
โœ… CHEAP ACCOUNTS
โœ…AAMINAD IYO KALSONI
โœ…ONLY FOR SALE NO EXCHANGE

๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ’ผCEO
@XUSKA_BOY

Last updated 1ย week, 6ย days ago