Qalbi_dareen143

Description
Qisooyinka jaceylka | Qisooyinka Guusha | Qoraalo Ku xiisa Geliya | Qiso Kuugu Dhacay At Rabto In Talo Lakaa SiiYo Ila Soo xariir @JUUMOW143

@Asma_quen12
Advertising
We recommend to visit

แ…Ÿแ…Ÿแ…Ÿ ๐—”๐—œ๐—ก'๐—ง ๐—ก๐—ข๐—•๐—ข๐——๐—ฌ ๐—š๐—œ๐—ฉ๐—˜ ๐—” ๐—™๐—จ๐—–๐—ž ๐—”๐—•๐—ข๐—จ๐—ง ๐—” ๐—ฅ๐—จ๐—Ÿ๐—˜ห– with the tazos in my side.

OFC CHANNEL :
@OFCTAZOS

SHITPOST :
@HRSSHITPOST

CONTACT US : @ofctazosbot

Last updated 1ย year, 11ย months ago

Soo dhowoow is ku day inaad cid nagusoo biiriso hal qofna ha ahaatee adiga oo linkiga zhere gareynaya halkaan waxaad ka helaysaa fikrado ku cajabiyaโ™ฅ๏ธ

Wixii talo ah halkan igalasoo xidhiidh๐Ÿ’š๐Ÿ‘‡ @Maymuuncali

https://t.me/Audiobook2s

2021-5-24

Last updated 2ย weeks, 2ย days ago

Chaanaalli Kun Chaanala walaloo gaggabaaboo Fi ergaalee garagaraa of keessaa qabdudha!

Siyaasa โŒ
AmantaaโŒ
JibbinsaโŒ
SanyummaaโŒ

Yaadaaf๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
๐Ÿ‘‰ @Michuu_Fayisaa
---------------//---------------

Chaanaalaaf๐Ÿ‘‡
โœ๏ธ @Michuu_ko

Last updated 1ย month ago

1ย month, 3ย weeks ago
Dadnimo adigaa lahaaye.

Dadnimo adigaa lahaaye.
Sidaan kuu Doortay heedhe
Qalbiga Dacalkiisa Jogso
Dabiib ruuxdoo Dawaysoโค๏ธ๐Ÿซ‚

1ย month, 3ย weeks ago

๐Ÿ•‹โ˜ช๏ธRAMADAN MUBARAK โ˜ช๏ธ๐Ÿ•‹

Halkaan waxaa isugu keenay๐Ÿงญ
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ‡๏ธ

@Qalpijaceyl42 ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข
@Lamaane24h ๐Ÿซ‚๐Ÿ’
@Erayojaceyl23 โค๏ธโ€๐Ÿฉน
@Xabsi24 jaceyl โค๏ธ๐Ÿ’
@NAFTEENNA1
โฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธ
https://t.me/addlist/4wgrSimV9UNmN2Y8

Telegram

Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder โ€œMidnimoโ€, which includes 85 chats.

1ย month, 3ย weeks ago

ุจูุณู’ู…ู ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู ุงู„ุฑู‘ูŽุญู’ู…ูŽูฐู†ู ุงู„ุฑู‘ูŽุญููŠู…ู

Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.
ุฃูŽุฑูŽุฃูŽูŠู’ุชูŽ ุงู„ู‘ูŽุฐููŠ ูŠููƒูŽุฐู‘ูุจู ุจูุงู„ุฏู‘ููŠู†ู

Ka warrama kan beenin Abaalmarinta (Qiyaamada).
ููŽุฐูŽูฐู„ููƒูŽ ุงู„ู‘ูŽุฐููŠ ูŠูŽุฏูุนู‘ู ุงู„ู’ูŠูŽุชููŠู…ูŽ

Kaas xooga Agoonta (xageeda).
ููŽูˆูŽูŠู’ู„ูŒ ู„ู‘ูู„ู’ู…ูุตูŽู„ู‘ููŠู†ูŽ

Waxaa halaag u sugnaaday kuwa tukan (waa Munaafiqiinta).
ูˆูŽู„ูŽุง ูŠูŽุญูุถู‘ู ุนูŽู„ูŽู‰ูฐ ุทูŽุนูŽุงู…ู ุงู„ู’ู…ูุณู’ูƒููŠู†ู

Aan kuna boorrinaynin quudinta miskiinka.
ุงู„ู‘ูŽุฐููŠู†ูŽ ู‡ูู…ู’ ุนูŽู† ุตูŽู„ูŽุงุชูู‡ูู…ู’ ุณูŽุงู‡ููˆู†ูŽ

Ee haddana halmaansan Salaaddooda.
ุงู„ู‘ูŽุฐููŠู†ูŽ ู‡ูู…ู’ ูŠูุฑูŽุงุกููˆู†ูŽ

Dadkana is tusiya.
ูˆูŽูŠูŽู…ู’ู†ูŽุนููˆู†ูŽ ุงู„ู’ู…ูŽุงุนููˆู†ูŽ

Una diida alaabta (Laysugu kaalmeeyo).

Walalyaaloww Salaada Ku Dadaala Oo Ilaaliya Masakiintana U Kaalmeeya Hadii aadnan Awoodin Kaalmana Hadal wanagsan Kula Hadla Oo Udhimriya Intaas Hadii aysan Idinka Helaynin Nabad Galiya Oo Shartiina Ka ilaashada๐Ÿ™๐Ÿป

1ย month, 4ย weeks ago
Labada Kalsoonida Iyo Aaminaada Dhabta ah โ€ฆ

Labada Kalsoonida Iyo Aaminaada Dhabta ah Ka Dhexeyso Si walbe oo u kala Fogaadan Marna wada Jirkoodu Ma Dhamaado Jacaylkaasna waa Kii Guulaystoโค๏ธ

2ย months ago
Xubigaan Xareed iyo

Xubigaan Xareed iyo
Kaaga Dhigay Xariirtoo
Xashee marnana Xumo
Ka Xoreeyay waa Hore
Sidee baad UXoortoo
Xilo kale O doontaa๐Ÿ˜ฅ

2ย months ago
Jacaylku Dun fiicanaa

Jacaylku Dun fiicanaa
Daryeel Ku wanagsanaa
Qalbiga Ruuxii Dagaa
Dawiyo Nolol dhabee
Sidaan Kuu Doortay adi.
Adigu Dawo ii ahow
Daryeel badan oon lahelinโค๏ธ

3ย months, 4ย weeks ago
Qof walbo aduunka. Hami ayuu Ka โ€ฆ

Qof walbo aduunka. Hami ayuu Ka leeyahay Anigane Hamigayga ugu weyn waa adigaโค๏ธ๐Ÿฅน

4ย months ago
Intan in ka badan isma kaa โ€ฆ

Intan in ka badan isma kaa lahaysiin karo, kuma sugi karo, dhammaan dareemadeyda oo dhanna adiga kuuma xidhi karo.๐Ÿ˜ข

Waad fogaatay, anna awgaa waxaan uga gudbay xadka sugitaanka.๐Ÿ˜ญ

Ma hubo inaad ii soo laaban doonto, mana hubo inaad sidaas igaga tagtay, tani waa su'aal ku taagan nolosheyda jawaab li'ina ma qaadi karo tallaabada xigta eewadnahayga.๐Ÿ’”๐Ÿ˜ญ

4ย months, 1ย week ago

Bushqadaan waxaa ku jiro
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Ugu tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir

โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @Lamaane24h
โ†ช๏ธ @Erayojaceyl23
โ†ช๏ธ @Qalpijaceyl42
โ†ช๏ธ @Riyooyinkeena56
โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•

Riiix batankaan hoose๐Ÿ‘‡

https://t.me/addlist/DcdJ5_6FjrA1MmQ0

Telegram

Midnimo

Youโ€™ve been invited to add the folder โ€œMidnimoโ€, which includes 81 chats.

7ย months, 1ย week ago
Damashaad ma aadnaa

Damashaad ma aadnaa
Ma dabaal dagnayoo
Duruusaha jacaylkana
Dugsi ma ufurnaayoo
Dadka ma ugu deeqnaa
Dabcigaaga wacanbaa
Darajada horseedoo
Daa,inkaa rumeeyoo
Dooqeena is raacoo
Dunidaa ku faraxdee
Dugsi lama huraanow
Waligaa damaashad io
Deeqsinimo la saantiyo
Dun wanagsanoowoo
U horee da,adoo idilโค๏ธ๐Ÿซ‚

We recommend to visit

แ…Ÿแ…Ÿแ…Ÿ ๐—”๐—œ๐—ก'๐—ง ๐—ก๐—ข๐—•๐—ข๐——๐—ฌ ๐—š๐—œ๐—ฉ๐—˜ ๐—” ๐—™๐—จ๐—–๐—ž ๐—”๐—•๐—ข๐—จ๐—ง ๐—” ๐—ฅ๐—จ๐—Ÿ๐—˜ห– with the tazos in my side.

OFC CHANNEL :
@OFCTAZOS

SHITPOST :
@HRSSHITPOST

CONTACT US : @ofctazosbot

Last updated 1ย year, 11ย months ago

Soo dhowoow is ku day inaad cid nagusoo biiriso hal qofna ha ahaatee adiga oo linkiga zhere gareynaya halkaan waxaad ka helaysaa fikrado ku cajabiyaโ™ฅ๏ธ

Wixii talo ah halkan igalasoo xidhiidh๐Ÿ’š๐Ÿ‘‡ @Maymuuncali

https://t.me/Audiobook2s

2021-5-24

Last updated 2ย weeks, 2ย days ago

Chaanaalli Kun Chaanala walaloo gaggabaaboo Fi ergaalee garagaraa of keessaa qabdudha!

Siyaasa โŒ
AmantaaโŒ
JibbinsaโŒ
SanyummaaโŒ

Yaadaaf๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
๐Ÿ‘‰ @Michuu_Fayisaa
---------------//---------------

Chaanaalaaf๐Ÿ‘‡
โœ๏ธ @Michuu_ko

Last updated 1ย month ago