Infinite Entertainment, Zero Cost: Get Your Free Books, Music, and Videos Today!

HOYGA__NOOLOSHA ❀️😘

Description
(っ◔◑◔)っ β™₯ Waxaad ka heli chanelkan.
1.dhiiragalin.
2.xikmado.
3.maahmaahyo.
4.sheekooyin qusul badan.
5.qisooyin. β™₯
Advertising
We recommend to visit

πŸ”ž Eng sara hayotiy hazillar bizning kanalda! πŸ”ž

18 yoshga to'lmaganlarga mumkin emas☝️


G'oyalar, hamkorlik va reklama uchun admin: @XazillashmaBot

πŸ’°Reklama: @Reklama_1Q @Social_Energy_UZ @shokin_pricee
Jadval va narx: tg.segroup.me?uz

Last updated 1Β week, 3Β days ago

Π Π΅ΠΊΠ»Π°ΠΌΠ° ΡƒΡ‡ΡƒΠ½: https://t.me/Championatasianewbot


Наш ΠΊΠ°Π½Π°Π» Π½Π° русском:
https://t.me/olamsport_ru

https://t.me/joinchat/AAAAAD8Gn7Y_0UJvHuG_zg

Last updated 1Β week, 4Β days ago

πŸ”―Isportii JalalaafiπŸ”―
⚽ Oduu isportii yeroo isaa eggatee
πŸ’Ά Jijjirraa taphatotaa
πŸ“’ Seenaa taphatotaa
πŸ–₯️ Tamsasaa kallattii
πŸ”Š Oduu bashanasisaa
πŸ“³ Yaada qabdanif Fi Naman Cross gochuu bardananiiπŸ‘‰ @Abdii1222

Last updated 1Β month, 4Β weeks ago

2Β weeks, 3Β days ago

Murti Soomaaliyeed.

Labo socodka ayey ku wacanyihiin:
1. Ragga iyo
2. Roobka

Labo fadhiga ayey ku wacanyihiin:
1. Dumarka iyo
2. Dabka

Labo hadalka ayey ku wacanyihiin:
1. Odayga reerka iyo
2. Sheekha caalimka ah

Labo aamuska ayey ku wacanyihiin:
1. Damiinka iyo
2. Dameerka

Kudarso: labo farxada bey ku wacan yihiin

2Β weeks, 6Β days ago

Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen, Nagu Soo Biir Kama Qoomameyn Doontid,

Sponsored ⬇️
@QALINKA24
@HOYGAJACAYLKA
@KAAHANOLOSHA
@WADNOJACAYL

Admin || @Timow1

1Β month, 1Β week ago

Saddex haku degdegin

1- Habeen guureyn
2- Hanti dumar
3- Hurin colaad.

Saddex haku farxin.

1- Cadow Ammaantii
2- Col lakulankii
3- Caashaq kuu kaligaa

Saddex ha diidin.

1- Hadal Eebbe iyo hadal Rasuul
2- Hadiyad udug ah
3- Haasaawe xalaal

Saddex ha qaadan.

1- Hambo aan lagula rabin
2- Hadal aanan laguu wadin
3- Hanti aadan laheyn.

Saddex ha sheegan.

1- Bakheyl deyro badan
2- Baahi badane aan dhargin
3- Bahluul daandaansi badan.

Saddex ha raadin

1- Ruux kaa tagay
2- Run aanan lagaa qaadaneyn
3- Rafaad uusan dheef ka dambeyn.

@subax wanaagsan πŸŒ…πŸŒ„

1Β month, 1Β week ago

πŸ‘π—›π—˜π—Ÿπ—Ÿπ—’. π—šπ—¨π—¬π—¦ ✍️

πŸŽ„π—šπ—”π—Ÿπ—”π—•   π—ͺπ—”π—‘π—”π—šπ—¦π—”π—‘β˜•

✍️ 𝗛ᴬᴰᴬᴸ 𝗫ᴡᴷᴹᴬᴰ π—Ÿα΄±α΄΄πŸ‚

🌿🌿⚑⚑🌿🌿     β­        β­       πŸŒΏπŸŒΏβš‘⚑🌿🌿

━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━

☞︎   𝗠𝗔𝗔𝗑𝗦𝗒   {   π‡πŽπŽπ˜πŽ  }

β€’ 𝖧𝖺𝗋𝗄𝖺 π—…π–Ίπ—€π—Ž π—‡π–Ίπ—€π–Ίπ–½π—‚π—’π—ˆ
β€’ π–£π—Žπ—†π–Ίπ—‹ π—π–Ίπ—’π–»π–Ίπ–½π—ˆπ—ˆπ–½π–Ίπ—’
β€’ π–§π–Ίπ—…π–Ίπ–Όπ—Œπ—‚π—€π–Ί 𝗄𝖺 π—Œπ—π–Ίπ—’π–½π–Ίπ—’
β€’ π–§π—ˆπ—’π—€π—‚π—‚ π–Ίπ—Šπ—ˆπ—ˆπ—‡π—π–Ίπ–Ίπ—’
β€’ 𝖭𝖺𝖿𝗍𝖺 π—π—ˆπ—‹π—†π–Ίπ—‹π—„π–Ύπ–Ύπ–½π—‚π—’π—ˆ 
β€’ 𝖧𝖺𝗐𝖾𝖾𝗇 π—†π—Žπ—π—‡π–Ίπ–½π—ˆπ–½π–Ίπ—’
β€’ 𝖧𝖺𝗀𝖺𝗋𝗅𝗂𝖽𝖺  π—‹π—Žπ—Žπ—‘π—‚π—’π—ˆ
β€’ 𝖧𝖺𝗇𝗄𝖺 π—…π–Ίπ—€π—Ž π–½π—π—‚π—Œπ—‡π–Ίπ–Ίπ–½π–Ίπ—’
β€’ 𝖧𝖺𝗒𝖻𝗍𝗂 π–½π–Ίπ—‹π—’π–Ύπ–Ύπ—…π—„π—‚π—’π—ˆ
β€’ π–£π—Žπ—†π–Ίπ—‹ π—π–Ύπ–Ύπ—€π–Ίπ–½π—ˆπ–½π–Ίπ—’
β€’ π–‘π—Žπ—…π—Œπ—π—ˆ π—π—‚π—‚π—€π—Œπ—‚π—€π–Ύπ–Ύπ–½π—‚π—’π—ˆ
β€’ π–§π—ˆπ—€π–Ίπ–Ίπ—‡π—„π—‚ 𝗇𝖺𝖿𝗍𝖺𝗒𝖽𝖺𝗒
β€’ π–§π—Žπ–Ώπ—‡π—‚π–½π–Ί π–Ίπ—Œπ—…π—Žπ—Žπ–»π—π—‚π—’π—ˆ
β€’ π–§π—ˆπ—€π—ˆπ—… π—Œπ—ˆ π–½π–Ίπ—‹π—ˆπ—ˆπ—‹π—π–Ίπ—’
β€’ 𝖧𝗂𝗅𝖺𝖺𝖼 π—Œπ—ˆ π—‚π–Ώπ—π—‚π—‚π—†π—‚π—’π—ˆ
β€’ π–§π—ˆπ—ˆπ—’π–Ίπ–½π–Ύπ—’ π—‹π—Žπ—†π–Ίπ–Ίπ–½π–Ύπ—’
β€’ 𝖧𝖺𝗇𝖺𝗇 𝗐𝖺𝖼𝖺𝗇 π—π—ˆπ—ˆπ—’π—ˆ 𝖻𝗂𝗅𝖺𝖺𝗒
β€’ π–§π—Žπ–»π—Šπ–Ίπ–Ίπ–½ π—Šπ—Žπ—‹π—Žπ—‘
β€’ π–£π—π–Ίπ–Ίπ—’π—ˆ 𝗁𝖺𝗀𝖺𝖺𝗒
β€’ 𝖧𝖺𝖽𝖺𝖿𝗄𝖾𝗒𝗀𝖺 π—€π—Žπ—Žπ–½ π—‚π—’π—ˆ
β€’ 𝖧𝖺𝗇𝗍𝗂𝖽𝗂𝗂 π–Ίπ–½π—Žπ—Žπ—‡π—„π–Ίπ—’
β€’ π–±π—Žπ–»π–Ίπ–½π—„π—‚π—’π—ˆ π—π–Ίπ—‹π–Ύπ–Ύπ—π—‚π—’π—ˆ
β€’ π–§π–Ίπ—…π–»π—ˆπ—π—…π–Ίπ—π–Ί π—Œπ–Ίπ–½π—„π–Ύπ—’π–½π–Ίπ—’
β€’ π–§π–Ίπ–½π—‚π—†π—‚π—’π—ˆ 𝗐𝖺𝗑 π—’π–Ύπ–Ύπ—…π—‚π—’π—ˆ
β€’ 𝖱𝖺𝖻𝗂 𝗁𝖺𝗐𝗅 π–Ίπ–½π—Žπ—Žπ—‡π—’π—‚π—’π—ˆ
β€’ π–§π–Ίπ—…π—‚π—Œπ—π—‚π—’π—ˆ π–½π—π—‚π–»π–Ίπ–Ίπ—π—‚π—’π—ˆ
β€’ π–§π–Ίπ—‡π—Šπ–Ίπ—… 𝗍𝖺𝖺𝗀 π—„π—Žπ—†π–Ί π—π—Žπ—Œπ—ˆ

𝖬y    𝖬om 🫢😘    

Subax kasta Alarm ka mobile-ka ayaa I kiciya, Halka ragg kalena Shumis io Hadal macaan lagu kiciyoπŸ˜‚πŸ˜‚.
Tollow adn qeybtay ku jirta πŸ˜‚πŸ˜‚Subax kasta Alarm ka mobile-ka ayaa I kiciya, Halka ragg kalena Shumis io Hadal macaan lagu kiciyoπŸ˜‚πŸ˜‚.
Tollow adn qeybtay ku jirta πŸ˜‚πŸ˜‚

1Β month, 1Β week ago

Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen, Nagu Soo Biir Kama Qoomameyn Doontid,

Sponsored ⬇️
@QALINKA24
@HOYGAJACAYLKA
@KAAHANOLOSHA
@WADNOJACAYL

Admin || @Timow1

1Β month, 2Β weeks ago

Afarta Xeer  ee ugu Caansan dunida :

1- Murphy Law ( Xeerka Murphy ) :

Mar kasta oo aad ka baqdo in wax dhacaan , waxay u badan tahay in waxaasi dhaco .

2- Kidlin Law ( Xeerka Kidlin ) :

Hadii aad qorto problem ama dhibaato ku haysata oo aad si cad u qeexdo , Qeyb kamida Dhibaatadaas sidaas ayaad ku xalkisayba.

3- Gilbert Law ( Xeerka Gilbert ) :

Markaad Hawl qabanayso , Jidadka ugu wanaagsan ee loo marayo qabashada hawshaas waa masuuliyadaada oo adiga ayey ku quseysaa ( Ha ka sugin maamulahaaga shaqada kuu dhiibay inuu kuu tilmaamo hawshaas sidaad u qaban laheed ).

4-Wilson Law ( Xeerka Wilson ) :

Hadii Mudnaantaada koowaad tahay inaad
Aqoon kasbato , Maalka iyo Hantidu  iyagaa Kusoo Aadaya .
@hoyga__noolosha

2Β months, 2Β weeks ago

Ramadaan Wanaagsan. Allah Hanagu Arzaaqo Alle Cabsidiisa, Iyo Udhimrinta Adoomadiisa Duruufaysan Allena Hanaga Aqbalo Soonka io Salaada, ❀️

Ka Faideyso Kanaladaan Hoose 🫡

2Β months, 2Β weeks ago
2Β months, 2Β weeks ago
2Β months, 3Β weeks ago
We recommend to visit

πŸ”ž Eng sara hayotiy hazillar bizning kanalda! πŸ”ž

18 yoshga to'lmaganlarga mumkin emas☝️


G'oyalar, hamkorlik va reklama uchun admin: @XazillashmaBot

πŸ’°Reklama: @Reklama_1Q @Social_Energy_UZ @shokin_pricee
Jadval va narx: tg.segroup.me?uz

Last updated 1Β week, 3Β days ago

Π Π΅ΠΊΠ»Π°ΠΌΠ° ΡƒΡ‡ΡƒΠ½: https://t.me/Championatasianewbot


Наш ΠΊΠ°Π½Π°Π» Π½Π° русском:
https://t.me/olamsport_ru

https://t.me/joinchat/AAAAAD8Gn7Y_0UJvHuG_zg

Last updated 1Β week, 4Β days ago

πŸ”―Isportii JalalaafiπŸ”―
⚽ Oduu isportii yeroo isaa eggatee
πŸ’Ά Jijjirraa taphatotaa
πŸ“’ Seenaa taphatotaa
πŸ–₯️ Tamsasaa kallattii
πŸ”Š Oduu bashanasisaa
πŸ“³ Yaada qabdanif Fi Naman Cross gochuu bardananiiπŸ‘‰ @Abdii1222

Last updated 1Β month, 4Β weeks ago