Infinite Entertainment, Zero Cost: Get Your Free Books, Music, and Videos Today!

Sirta nolasha /M.25

Description
Ku soo dhawaaw gacmo
Furan kanaalka m.24 sirta nolasha Lawdag asxabta join haka hilmaamin hadaa nagu cusbthy
Advertising
We recommend to visit

แŠแŒปแŠแ‰ต แˆˆแˆ…แ‹แ‰ฃแ‰ฝแŠ• - แ‰ฅแˆแŒฝแŒแŠ“ แˆˆแŠ แŒˆแˆซแ‰ฝแŠ•!

Bilisummaan uummata keenyaaf - badhaadhinni biyya keenyaaf!

Freedom to our People โ€“ Prosperity to our Nation!

Last updated 6ย days, 18ย hours ago

๐šƒ๐™ฐ๐™ต๐™ฐ๐™บ๐™บ๐š„๐š/๐ŸŒ
ู‚ูŽู†ุงุฉูŒ ุชูุนู†ู‰ ุจุฎุฏู…ุฉ ุงู„ุณู†ู‘ุฉ ุงู„ู…ุญู…ู‘ุฏูŠู‘ุฉุŒ ุนู„ู‰ ุตุงุญุจู‡ุง ุฃูุถู„ู ุงู„ุตู‘ู„ุงุฉ ูˆุฃุชู…ู‘ู ุงู„ุณู‘ู„ุงู….
Sunnaa Rasuulaa kaddamuuf hundeeffamte (Sallallaahu aleyhi wasallam)
Yaadaaf๐Ÿ‘‡
https://t.me/Ibrahim_92taf

Last updated 1ย week ago

Qalin Xor ah, fikir saliim ah iyo xog la hubo ka hel Awdal News.

Last updated 4ย months, 1ย week ago

2ย weeks ago

*Lesson fourteen: verb to have

Casharka afar iyo tobnaad: fal yeelasho

Subax wanagsan arday waa casharkii afar & tobnad*

*1 do you have children ?

1 caruur ma leedahay ?

{Jwb} No i have no children

{Jwb} maya caruur ma lihi

2 do we have vehicles?

2 baabuur ma haysanaa?

{Jwb} Yes, we have vehicles

{Jwb} Haa, waxaanu haynaa gaadiid

3 do  i have a sun flower?

3 Ma leeyahay ubaxa cadceeda

{Jwb} yes, you have a sun flower

{Jwb} haa, waxaad leedahay ubax cadceed

4 do they have independence?

4 madax banaani ma haystaan?

{Jwb No, they are under colony.

{Jwb} Maya, waxay ku hoos jiraan gumaysi.

5 Does he have a good wife?

5 Xaas wanaagsan ma leeyahay?

{Jwb} yes, he has a good wife

{Jwb} Haa, naag wanaagsan buu qabaa

6 Does she have a good memory ?

6 Xasuus fiican ma leedahay ?

{Jwb} No, she is a forgetful person

{Jwb} Maya, waa qof illowsho badan*

@BaroEnglish1

๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ

2ย weeks, 4ย days ago

*Some verbs

falalka qaar

Subax wanagsan arday waa qaybtii 40 naad ee ereyada

1 Sprinkle = {rushayn} dhawaaqa ereyga [ispinkal]

2 Spit = {calyo tufid} dhawaaqa ereyga [ispet]

3 Spread = {Faafitaan} dhawaaqa ereyga [ispad]

4 Spin = {wareejin} dhawaaqa ereyga [ispayn]

5 Spray = {buufin} dhawaaqa ereyga [ispay]

6 Steal = {Xatooyo} dhawaaqa ereyga [istiil]

7 Smell = {Urta} dhawaaqa ereyga [ismel]

8 Stitch = {Tolmo} dhawaaqa ereyga [istiij]

9 Speed = {Xawaaraha} dhawaaqa ereyga [ispiid]

10 Spill = {qubasho} dhawaaqa ereyga [ispeel]

11 Stroll = {Socod} dhawaaqa ereyga [istoll]

12 Sweep = {Xaaqid} dhawaaqa ereyga [iswiip]

13 Slip = {taraarixid} dhawaaqa ereyga [isleep]

14 Stoop = {Joogso} dhawaaqa ereyga [stoop]*

@BaroEnglish1

๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ

3ย weeks ago

*Some animals

Xoolaha qaar

Subax wanagsan arday waa qaybtii 3&9 galaad ee ereyada

1 Rhinoceros = {wiyisha} dhawaaqa ereyga [raynaswas]

2 Ocelot = {mukulaal-duur joog ah} dhawaaqa ereyga [osolot]

3 Hippopotamus = {jeer} dhawaaqa ereyga [hipa-potamas]

4 Antelope = {deero} dhawaaqa ereyga [antalop]

5 Pig/swine = {doofaarka} dhawaaqa ereyga [iswaayn-piik]

6 Rat = {Jiir} dhawaaqa ereyga [rat]

7 Here = {Halkan} dhawaaqa ereyga [hiya]

8 Caterpillar = {Diirka} dhawaaqa ereyga [kati palaa]

9 Porcupine = {boorash} dhawaaqa ereyga [puuki payn]

10 Bitch = {qaniinyo} dhawaaqa ereyga [piij]

11 Spider = {Caaro} dhawaaqa ereyga [ispaydha]

12 Cheetah = {haramcad} dhawaaqa ereyga [jiita]

13 Leopard = {shabeel} dhawaaqa ereyga [lapad]

14 Racccoon = {dabacaddeeye} dawaaqa ereyga [rakuun]

15Crocodile = {Yaxaaska} dhawaaqa ereyga [korokidhayl]*

@BaroEnglish1

๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ

2ย months, 1ย week ago
2ย months, 2ย weeks ago
2ย months, 2ย weeks ago

*Lesson four : that
Cashirka afaraad : kaasi

Subax wanaagsan arday waa cashar keeni afaraad

1 ๐Ÿ‘Isn't that a blind?
Miyuuna kaasi aheyn indhoole?๐Ÿ‘

๐Ÿ‘Yes, that is blind
Haa, kaasi waa indhoole๐Ÿ‘

2 ๐Ÿ‘‚Isn't that a deaf?
Miyaanay kaasi aheyn dhagoole?๐Ÿ‘‚

๐ŸฆปNo, that is not deaf.
Maya, kaasi mahan dhagoole๐Ÿฆป

3 ๐Ÿง Isn't that dumb?
Miyuuna kaasi aheyn doqon๐Ÿง 

๐Ÿง No, that is not dumb
Maya, kaasi mahan doqon๐Ÿง 

4 ๐Ÿ‘ฉโ€๐ŸฆผIsn't that lame?
Miyaanay kaasi aheyn cuuryaan?๐Ÿง‘โ€๐Ÿฆผ

๐Ÿ‘ฉโ€๐ŸฆผYes, that is lame
Haa kaasi waa cuuryaan๐Ÿง‘โ€๐Ÿฆฝ

5 ๐ŸงIsn't that a student?
Miyaanay kaasi aheyn arday?๐Ÿง

๐Ÿงโ€โ™‚No, that is not a student
Maya kaasi mahan arday๐Ÿง

6 ๐Ÿ“Isn't that a teacher?
Miyuuna kaasi aheyn macalin?๐Ÿ–

โœ๏ธYes, that is teacher
Haa, kaasi waa macalin๐Ÿ“@BaroEnglish1 ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ*

2ย months, 2ย weeks ago

*Cosmetics and related terms
Waxyaalaha laysku qurxiyo iyo waxa la xariiro

Subax wanaagsan arday waa qaybtii 21 ee ereyada

1 ๐ŸงผBody soap = {saabuunta jirka} dhawaaqa ereyga [bade sop] bodhi๐Ÿงผ

2 โšช๏ธSoap flakes = {jajabka sabuunta} dhawaaqa ereyga [sop flaks]โšช๏ธ

3 ๐ŸพPerfume = {barafuum} dhawaaqa ereyga [par f yoom]๐Ÿพ

4 ๐Ÿชตacne soap = {sabuunta finanka} dhawaaqa ereyga [akne sop]๐Ÿชต

5 ๐ŸงดFragrant oil = {saliida timaha} dhawaaqa ereyga [fragrant oil]๐Ÿงด

6 ๐ŸŒดbody cream = {kareemka jirka} dhawaaqa ereyga [bade krem]๐ŸŒด

7 ๐ŸŒฟHair cream = {kareemka tinta} dhawaaqa ereyga [her krem]๐ŸŒฟ

8 ๐Ÿ‘ฑEye shadow = {indha kuul} dhawaaqa ereyga [i shado]๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿฆฐ

9 ๐Ÿ‘„Lipstick = {roosayto} dhawaaqa ereyga [lip stik]๐Ÿ‘„

10 ๐Ÿ‘ฐโ€โ™€Henna = {cilaan} dhawaaqa ereyga [hena]๐Ÿ‘ฐโ€โ™€

11 ๐ŸŒธFrankincense = {cuud ama foox} dhawaaqa ereyga [fraN Gkan sens]๐ŸŒผ*

@BaroEnglish1

๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ

2ย months, 3ย weeks ago

*Lesson. three : is THAT
Casharka sadaxaad : waa THAT

Subax wanaagsan arday maanta waxaan qaadan doonaa that i.a

1 ๐Ÿ€Is that an agronomist ?
Kaasi beero yaqaan miyaa?๐Ÿ€

๐Ÿ€Yes, that is an agronomist .
Haa, kaasi waa beero yaqaan๐Ÿ€

2 ๐Ÿง•Is that a gynecologist.?
Kaasi dhaqtarka haweenka miya ?๐Ÿง•

๐Ÿง•No, that is not a gynecologist
Maya, kaasi mahan dhaqtarka hawenka๐Ÿง•

3 ๐Ÿ’ŠIs that a pharmacologist ?
Kaasi farmashiile miyaa ?๐Ÿ’Š

๐Ÿ’ŠYes, tha is a pharmacologist
Haa, kaasi waa farmashiile๐Ÿ’Š

4 ๐ŸฅธIs that a psychologist ?
Kaasi dhaqtarka cilmi nafsiga miya?๐Ÿฅธ

๐Ÿ˜ŽNo, that is not a psychologist
Maya, kaasi mahan dhaqtar cilmi nafsi๐Ÿ˜Ž

5 ๐Ÿ˜Is that a dentist ?
Kaasi dhaqtarka ilkaha miyaa? ๐Ÿ˜

๐Ÿ˜Yes, that is a dentist
Haa, kaasi waa dhaqtarka ilkaha ๐Ÿ˜

6 ๐Ÿ’ชIs that a physiotherapist ?
Kaasi jimicsi bare miyaa๐Ÿ’ช

๐ŸฆพNo, that is not a physiotherapist
No, kaasi mahan jir dhise๐Ÿฆพ*

@BaroEnglish1

๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ

2ย months, 3ย weeks ago

*MEN'S wear
Xerashada ragga

Maalin wanaagsan arday waa cashar keeni 20 ee erayada

1 ๐Ÿ‘–Pair of trousers = {joog surwaal ah} dhawaaqa erayga [per of trouzarz]๐Ÿ‘–

2 ๐Ÿ‘”Shirt = {shaati} dhawaaqa erayga [shart]๐Ÿ‘”

3 ๐ŸฅผRobe = {Qamiis} dhawaaqa erayga [Rob]๐Ÿฅผ

4 ๐Ÿ‘”Long sleeved shirt = {shaar gacmo dheere ah} dhawaaqa erayga [lang sliifti shart]๐Ÿ‘”

5 ๐Ÿ‘•Short sleeved shirt = {shaati gacmo gaab ah} dhawaaqa erayga [short sliifti shart]๐Ÿ‘•

6 ๐Ÿ˜‡Turban = {cimaamad} dhawaaqa erayga [tarban]๐Ÿ˜‡

7 ๐ŸŽฝVest = {garan} dhawaaqa erayga [vast]๐ŸŽฝ

8 ๐Ÿ’ฆRain coat = {jaakada roobka} dhawaaqa erayga [ reen kowg]๐ŸŒง

9 ๐ŸŸฉSheet = {go.a} dhawaaqa erayga [shet]
๐ŸŸฉ

10 ๐ŸฉณUnderpants = {buumo} dhawaaqa erayga [andar pan (t) s]๐Ÿฉณ

11 ๐ŸงฆSocks = {sigsaan ama sharabaad} dhawaaqa erayga [soks]๐Ÿงฆ

12 ๐Ÿ›ผBoot = {boot} dhawaaqa erayga [boot]๐Ÿ›ผ

13 ๐Ÿ›นSandal = {sandal} dhawaaqa erayga [ sandal]๐Ÿ›น

14 ๐Ÿ‚Flip flop / thongs = {dacas} dhawaaqa [ fleep flap thangs]๐Ÿ‚

15 ๐Ÿ‘šSweater = {fanaanad} dhawaaqa erayga [swedar]๐Ÿ‘•

16 ๐ŸŒTrunks = {jirka} dhawaaqa erayga [trangks]๐ŸŒ

17 ๐Ÿ‹โ€โ™‚Shorts = {gaaban} dhawaaqa erayga [shorts]๐Ÿ‹โ€โ™‚

18 ๐ŸฆบJecket = {jaakad} dhawaaqa erayga [ jakad]๐Ÿฆบ

19 ๐ŸŽ€Tie = {negatiin ama xaraga suudka] dhawaaqa erayga [Tie]๐ŸŽ€

20 ๐Ÿ˜ถโ€๐ŸŒซTowel = {shukumaan} dhawaaqa erayga [tou (a)l]*๐Ÿ˜ถโ€๐ŸŒซ

@BaroEnglish1

๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐Ÿซถ

5ย months ago

Xafiiska Warbaahinta Dowladda ee Gaza ayaa daabacaya cusboonaysiinta tirakoobyada ugu muhiimsan ee la xiriira dagaalka bahalnimada ah ee "Israa'iil" ee Marinka Gaza - Arbaco, Janaayo 3, 2024 AD

๐Ÿ“Ž (89 maalmood) oo ku beegan wadarta dagaalka xasuuqa.
๐Ÿ“Ž (1,863) xasuuq
๐Ÿ“Ž (29,313) shahiid iyo dad maqan.
๐Ÿ“Ž (22,313) shahiid oo isbitaalada soo gaaray.
๐Ÿ“Ž (9,600) caruur ah ayaa shahiiday.
๐Ÿ“Ž (6,750) dumar ah oo shahiiday.
๐Ÿ“Ž (326) Shuhadadii shaqaalaha caafimaadka.
๐Ÿ“Ž (42) oo ku shahiiday difaaca shacabka.
๐Ÿ“Ž (106) saxafiyiin shahiiday.
๐Ÿ“Ž (7,000) ayaa maqan, 70% waa caruur iyo haween.
๐Ÿ“Ž (57,296) ayuu ku dhacay.
๐Ÿ“Ž (10,000) bukaanada qaba kansarka ayaa la kulma khatarta dhimashada.
๐Ÿ“Ž (99) xaaladood oo la xiray shaqaale caafimaad.
๐Ÿ“Ž (10) wariyeyaal la xidhay.
๐Ÿ“Ž (1.9) milyan oo qof oo ku barakacay Marinka Gaza.
๐Ÿ“Ž (355,000) waxaa ku dhacay cudurro faafa oo ka dhashay barakac.
๐Ÿ“Ž (130) xarumihii dawladeed ee la qabsaday.
๐Ÿ“Ž(93) dugsiyo iyo jaamacado ayaa gabi ahaanba la burburiyay gumaysigii.
๐Ÿ“Ž(292) dugsiyo iyo jaamacado qayb baa gumaysigu burburiyay.
๐Ÿ“Ž(122) masaajid ayaa gabi ahaanba la burburiyay gumaysigii.
๐Ÿ“Ž (218) Masaajido ay burburiyeen gumaysigu.
๐Ÿ“Ž (3) Kaniisado lala beegsaday oo la burburiyay.
๐Ÿ“Ž (65,000) oo guri ayaa gabi ahaanba la burburiyay qabsashadiisa.
๐Ÿ“Ž (290,000) guri oo qayb ahaan uu burburiyay qabsashadiisa.
๐Ÿ“Ž (65,000) oo tan oo walxaha qarxa ah ayaa lagu soo tuuray magaalada Gaza.
๐Ÿ“Ž (30) Isbitaaladii ay shaqaaluhu ka qaadeen adeegii.
๐Ÿ“Ž (53) xaruumo caafimaad oo shaqadu ka baxday adeegii.
๐Ÿ“Ž (150) xarumaha caafimaadka ayaa qayb ka mid ah la beegsaday shaqadii.
๐Ÿ“Ž (104) ambalaas ayaa gabi ahaanba burburiyay qabsashadii.
๐Ÿ“Ž (200) goobihii qadiimiga ahaa iyo dhaxalkii ay gumaysigu burburiyeen.

@Gazanewsm25

We recommend to visit

แŠแŒปแŠแ‰ต แˆˆแˆ…แ‹แ‰ฃแ‰ฝแŠ• - แ‰ฅแˆแŒฝแŒแŠ“ แˆˆแŠ แŒˆแˆซแ‰ฝแŠ•!

Bilisummaan uummata keenyaaf - badhaadhinni biyya keenyaaf!

Freedom to our People โ€“ Prosperity to our Nation!

Last updated 6ย days, 18ย hours ago

๐šƒ๐™ฐ๐™ต๐™ฐ๐™บ๐™บ๐š„๐š/๐ŸŒ
ู‚ูŽู†ุงุฉูŒ ุชูุนู†ู‰ ุจุฎุฏู…ุฉ ุงู„ุณู†ู‘ุฉ ุงู„ู…ุญู…ู‘ุฏูŠู‘ุฉุŒ ุนู„ู‰ ุตุงุญุจู‡ุง ุฃูุถู„ู ุงู„ุตู‘ู„ุงุฉ ูˆุฃุชู…ู‘ู ุงู„ุณู‘ู„ุงู….
Sunnaa Rasuulaa kaddamuuf hundeeffamte (Sallallaahu aleyhi wasallam)
Yaadaaf๐Ÿ‘‡
https://t.me/Ibrahim_92taf

Last updated 1ย week ago

Qalin Xor ah, fikir saliim ah iyo xog la hubo ka hel Awdal News.

Last updated 4ย months, 1ย week ago