Why Pay for Entertainment? Access Thousands of Free Downloads Now!

Ururka ardayda jaamacadda Najaax -Burco

Description
Halkani waa barta rasmiga ah ee Ururka ardayda jaamacadda Najaax uu ku leeyahay Telegram.
Advertising
We recommend to visit

ነጻነት ለህዝባችን - ብልጽግና ለአገራችን!

Bilisummaan uummata keenyaaf - badhaadhinni biyya keenyaaf!

Freedom to our People – Prosperity to our Nation!

Last updated 1 day, 19 hours ago

𝚃𝙰𝙵𝙰𝙺𝙺𝚄𝚁/🌍
قَناةٌ تُعنى بخدمة السنّة المحمّديّة، على صاحبها أفضلُ الصّلاة وأتمُّ السّلام.
Sunnaa Rasuulaa kaddamuuf hundeeffamte (Sallallaahu aleyhi wasallam)
Yaadaaf👇
https://t.me/Ibrahim_92taf

Last updated 1 week ago

Qalin Xor ah, fikir saliim ah iyo xog la hubo ka hel Awdal News.

Last updated 4 months, 3 weeks ago

2 months, 1 week ago
Ururka ardayda jaamacadda Najaax, waxa uu …

Ururka ardayda jaamacadda Najaax, waxa uu dhammaan bahda jaamacadda Najaax iyo ummadda islaamka oo dhan ugu hamblayeynayaa munaasibadda ciidul fidriga awgeed.
Caafimaad badan, cibaado suubban, cimri dheer iyo ciid barakaysan ayaan idiin rajaynaynaa. Nabad ku ciida.

2 months, 1 week ago
Fadhiga lixaad ahna fadhigii u dambeeyay …

Fadhiga lixaad ahna fadhigii u dambeeyay ee barnaamijka Cawayska Soon-qaad, waxa aynu ku falanqayn doonaa Burburka midnimada qoyska, sababo iyo dhayid/ التفكك الأسري أسبابه وعلاجه. Doorkan waxa marti inoo ah Dr's Faadima Sh. Maxamed Xoosh. Waa inoo caawa iyo 9:00 Pm.

Telegram: https://t.me/ururkaardayda

2 months, 3 weeks ago
Fadhiga 5aad ee barnaamijka Cawayska Soon-qaad …

Fadhiga 5aad ee barnaamijka Cawayska Soon-qaad waxa faaqidaad iyo lafa-gur ba lagu samayn doonaa fahanka islaamka ee xoriyadda. Waxa inoo soo jeedinaya Ustaad Khadar Faarax. Waa inoo habeen dambe 9:30 haddii weynuhu ogolaado.

Telegram: https://t.me/ururkaardayda

2 months, 3 weeks ago

Tixraacyadii mawduuca, "Qotimadii ay ku taagnayd dawladdii nabi Maxamed SCW."

المنهج الحركي للسيرة النبوية للدكتور منير الغضبان
الربيع الأول قراءة استراتيجيّة في السيرة النبوية وضّاح خنفر
الرسول حياته وتطوّر الدعوة في عصره للدكتور عبدالرحمن سالم
بين العقيدة والقيادة للجنرال محمود شيت الخطاب.

3 months ago

Xasuusin: Fadhigii koobaad ee barnaamijka Cawayska Soon-qaad waa caawa, 9:30 PM.

3 months ago
Caqabada ugu weyn ee akhristaha soo …

Caqabada ugu weyn ee akhristaha soo wajahdaa waxa weeye, istiraatiijiyaddii uu ku kala hor marin lahaa waxa uu akhrinayo iyo habkii uu ku kala saari lahaa waxa mudan in la akhriyo iyo wax aan gayin in wakhti la iskaga lumiyo.
Haddaba, fadhiga koobaad ee barnaamijka Cawayska Soon-qaad waxa uu Ustaad Cabdixakiin Obsiiye inoogu lafa guri doonaa dhabada akhris ee dheelliga tiran. Goobtu waa Live Telegram ah. Goortu na waa habeenka jimcuhu soo gelayo, habeen dambe. 9:30.

Telegram: https://t.me/ururkaardayda

3 months, 1 week ago
Cawayska Soon-qaad, waa barnaamij Ramadaani ah …

Cawayska Soon-qaad, waa barnaamij Ramadaani ah oo aan ugu tala galnay inuu habeen walba oo salaasa iyo jimce ah barta Telegram-ka si toos (LIVE🔴/ بث مباشر) uga baxo, inta bishan barakaysan lagu guda jiro. Ha sugi waayina.

Telegram: https://t.me/ururkaardayda

We recommend to visit

ነጻነት ለህዝባችን - ብልጽግና ለአገራችን!

Bilisummaan uummata keenyaaf - badhaadhinni biyya keenyaaf!

Freedom to our People – Prosperity to our Nation!

Last updated 1 day, 19 hours ago

𝚃𝙰𝙵𝙰𝙺𝙺𝚄𝚁/🌍
قَناةٌ تُعنى بخدمة السنّة المحمّديّة، على صاحبها أفضلُ الصّلاة وأتمُّ السّلام.
Sunnaa Rasuulaa kaddamuuf hundeeffamte (Sallallaahu aleyhi wasallam)
Yaadaaf👇
https://t.me/Ibrahim_92taf

Last updated 1 week ago

Qalin Xor ah, fikir saliim ah iyo xog la hubo ka hel Awdal News.

Last updated 4 months, 3 weeks ago